SOMALI PEOPLE AID

SOMALI PEOPLE AID Waxn nahy hey'ad Somaliyeed ee u'istaagty umadeeda kana damqaty dhibaatoyinka caalamka Ku heysta

Permanently closed.
Ciid wanagsan dhamaan umada Muslim ka ha meelwalba eey Dunida Ka joogan Ciid Mubarak
17/06/2024

Ciid wanagsan dhamaan umada Muslim ka ha meelwalba eey Dunida Ka joogan Ciid Mubarak

23/08/2021

Asc, Dhamaan ummada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda waxaan idinku wargalineynaa in hey'ada SPAid eey ku wareejisay qalabkii towbarada ee hey'ada ururka "SOYA" kaas oo loo xilsaaray shaqadaas xafiis koodi kisenyi waxn urajeynaa iyaguna Inuu illahey garab kooda uu galo in shaa Allah.

22/05/2021
Ciid wanaagsan kulan kii casuumaad ka shaa ee madaxda hey'ada SPAid ee ka dhacay hotel africana kaas oo ey kasoo qeyb ga...
16/05/2021

Ciid wanaagsan kulan kii casuumaad ka shaa ee madaxda hey'ada SPAid ee ka dhacay hotel africana kaas oo ey kasoo qeyb galeen masuulyiin iyo bulsho kala duwan oo ugu weynaa wasiirka qorshaynta qaranka Soomaaliya ey ugu yaraayeen ardayda wax ka barta jaamacadaha ee dalka Ugandha.

Asc, dhamaan umada somaliyeed ee ku nool dalka Uganda waxn ogeysiineynaa in he'yada SPAid ey dib ubilaawday how lihii to...
20/10/2020

Asc, dhamaan umada somaliyeed ee ku nool dalka Uganda waxn ogeysiineynaa in he'yada SPAid ey dib ubilaawday how lihii towbatada ama wax barashada kadib xayiraadii Covid 19 ama Corona viras Soo dhawaada Mar kale mahadsanid.

13/09/2020

Heerka shaqo ee he'yada Somali People Aid (SPAid) ey ka wado dalka Uganda

He'yada SPAid iyo Jaamacada Makereere oo maanta ku Soo gaba gabeeyay Research lagu sameynaaye saameynta cudurka safmaree...
22/08/2020

He'yada SPAid iyo Jaamacada Makereere oo maanta ku Soo gaba gabeeyay Research lagu sameynaaye saameynta cudurka safmareenka ee Covid 19 uu ku yeeshay somalida Qaxootiga ah ee ku nool caasimada Kampala ee dalka Uganda.

Hey'ada Somali People Aid (SPAid) ayaa bilowday caawimaada dadka lugta ka go'an iyadoona siineyso qalabka lugta lagu xir...
29/07/2020

Hey'ada Somali People Aid (SPAid) ayaa bilowday caawimaada dadka lugta ka go'an iyadoona siineyso qalabka lugta lagu xirto dadka kunool caasimada Kampala ee dalka Uganda.

f.G: Fadlan hadaad daneyneeso Nala Soo xiriir mahadsanid
[email protected]

He'yada Somali People Aid (SPAid) ayaa injineero udirty si'ey ucaawiyaa jaamacada dalka ku yaalo si'ey jaamacada haas us...
13/07/2020

He'yada Somali People Aid (SPAid) ayaa injineero udirty si'ey ucaawiyaa jaamacada dalka ku yaalo si'ey jaamacada haas usoo saraan arday xirfad leh kuwaas oo markey wax barashada dhameeyan oo hory ka shaqo galaan injineeradaas ayaa loo diry magaalooyin kala duwan ee somaliya sida:- Banaadir, Marko, Baraawe, Beydhawo, Balad-weyn, Burco, Booramaa iyo hargeysa waxn rajeynaa iney umadeena ka faa'idi donaan in shaa Allah.

He'yada SPAid oo Soo saarty shaampo oo udhigmata omo iyo sabuun taasoo awood uleh iney qawato nadiifinta dharka, bustaha...
06/06/2020

He'yada SPAid oo Soo saarty shaampo oo udhigmata omo iyo sabuun taasoo awood uleh iney qawato nadiifinta dharka, bustaha, rooga, alaabta, dhulka, musqusha iyo inaad ku qaweysan karto taasoona isla mar ahaan taas na aan wax dhaawaco ama inerjik kugu kiciney iyadoo ugu daney neeso he'yada dumarka guryaha hoosha ka hayo si'eysan hoosha guriga ey ugu fududaato mahadsanidiin...

04/06/2020

Cashirka 3aad waxaan kahadlaya sida duuliye loonoqdo, wadooyinka loo maro iyo leesinada. Fadlan like, share, subscribe dheh gambaleelkana furo --------------...

28/05/2020

Cashirkeena 2aad waxaan kusoo qaadaneenaa Duuliye. ciwaanada aan sharqaayo maanta waa: 1. Noocyada/ Leesinada duuliyeyaasha 2. Waamaxay Duuliye? 3. Mas’uuliy...

Ciid Mubarak dhamaan umada somaliyeed mar kale iyo he'yada SPAid oo idin suura galineysa inaad wax badan aad ka faxanto ...
25/05/2020

Ciid Mubarak dhamaan umada somaliyeed mar kale iyo he'yada SPAid oo idin suura galineysa inaad wax badan aad ka faxanto duulimaadka iyadoo weliba af Somali kugu siin doonta hadaad English ahaan aad jeceshahyna nala soo xeriir wll muhiimada waa umadoo hormarta ee wax badan fahanta fadlan ka faa'ideyso fursadaan adigoo gurigaaga jooga mahadsanid...

Kusoodhawaada kanaalkeega YouTubeka ee Captain Yasin, Cashirkeena 1aad waxoo kusaabsanyahay: 1. Duulimaad guud 2. Qeebaha oo kakoobanyahay Duulimaadka 3. Hay...

He'yada Somali People Aid waxey fudu deyney saa wax barashada nooca loo yaqaano ( home economy )waa cooking and bakery i...
19/05/2020

He'yada Somali People Aid waxey fudu deyney saa wax barashada nooca loo yaqaano ( home economy )waa cooking and bakery iney ka ga faa'ideystaan inta barashadiisa xiiseysa mahadsanid.

https://youtu.be/z6yXCAIYNGc

wax kabaro dhamaan cuntooyinka fudud ee aad ku martisoori karto, cid waliba ee kuu soo martisa.

Waxaa marwaliba muhiim ah in kor loo qaado cilmiga iyo xirfada shaqaalaha si ey uhormariyaan umada... (Towbar Muhiim ah)...
08/05/2020

Waxaa marwaliba muhiim ah in kor loo qaado cilmiga iyo xirfada shaqaalaha si ey uhormariyaan umada... (Towbar Muhiim ah).

Waxaa xafiis keena SPAid nagu soo booqday he'yada finish refugee council (FRC) oo diyaar u'ah inaan yeelano xeriir wada ...
12/04/2020

Waxaa xafiis keena SPAid nagu soo booqday he'yada finish refugee council (FRC) oo diyaar u'ah inaan yeelano xeriir wada shaqeen kadib markey arkeen qaab ka ey hey'adeena ugu shaqeyso bulshada qaxootiga ee ku nool dalka uganda gaar ahaan na dhinaca towbarada iyo xirfadeenta dhalin yarada.

Wacyigalin iyo baraarujin
09/04/2020

Wacyigalin iyo baraarujin

Address

Mengo-Butikiro Road
Kampala

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOMALI PEOPLE AID posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOMALI PEOPLE AID:

Videos

Share