06/11/2025
Madaxweynaha dalka Tanzania: Samia Suluhu hassan, ayaa Qudbad aad udheer oo dhinacyo badan taabaneyso kaso horjeedisay madaxda africanka iyo martida kale ee lagu casumey xaflada dhaarta iyo caleemo saarkeeda.
Madaxweyne Samia Suluhu waxay xabsiga dhigtay dhamaan musharaxiinta xisbiyada mucaaradka.
Hadabo mala oron karaa ,samia Suluhu, waxay kuso biirtay madaxweynayaasha mayalka adag?
Maxay idinla tahay idinka?
Fikirkiina hoose iigu reeba.
Mahadsanidiin.