Somali Online Education Center

Somali Online Education Center kuso dhawow Somali online merkaz

09/07/2024

Kusoo Dhawow Somali online education center.
SOEC Waxa uu idiin Hayaa Barashada:
1. Luuqada turkiga
2. Barashada Luuqada English ka
3. Aqbalaadaha Jaamacadaha Dalka Turkiga
4.Barashada Quraanka Kariimka

Welcome to Somali Online Education Center.
With SOEC you can learn :
1. Turkish Language
2. English Language
3. Acceptance Letter of Universities in Turkey
4. Learning Quran

Waxaa sameynay Qiimo dhimis 50% ah Hadaba ka faa’iideysi wacan 👇

You can contact us:

Waxa Nagala Soo Xidhiidhi Kartaa

Whatsapp: 0555 157 75 81

kuso dhawow Somali online merkaz

Ka faa’iideysi wacan 📚👇
28/03/2024

Ka faa’iideysi wacan 📚👇

MAXAA KUU QORSHEYSAN BİSHA RAMADANNALA WADAG ANAGANE Sİ AAN UGU FAA’IIDEYSANO
09/03/2024

MAXAA KUU QORSHEYSAN BİSHA RAMADAN

NALA WADAG ANAGANE Sİ AAN UGU FAA’IIDEYSANO

Kusoo Dhawow Somali online education center.SOEC Waxa uu idiin Hayaa Barashada:1. Luuqada turkiga 2. Barashada Luuqada E...
05/03/2024

Kusoo Dhawow Somali online education center.
SOEC Waxa uu idiin Hayaa Barashada:
1. Luuqada turkiga
2. Barashada Luuqada English ka
3. Aqbalaadaha Jaamacadaha Dalka Turkiga
4.Barashada Quraanka Kariimka

Welcome to Somali Online Education Center.
With SOEC you can learn :
1. Turkish Language
2. English Language
3. Acceptance of Universities in Turkey
4. Learning Quran

Waxaa sameynay Qiimo dhimis 50% ah Hadaba ka faa’iideysi wacan 👇

You can contact us:

Waxa Nagala Soo Xidhiidhi Kartaa

Whatsapp: 905551577581/252 610 88 02 12

SOM ONLINE MERKEZ WAXA UU IDIN HAYA BARASHADA AFKA TURKIGA OO AAD KU BARAN DOONTO MUDO KOOBAN Haddi aad u bahantahy iska...
28/02/2024

SOM ONLINE MERKEZ WAXA UU IDIN HAYA BARASHADA AFKA TURKIGA OO AAD KU BARAN DOONTO MUDO KOOBAN

Haddi aad u bahantahy iska diiwan gali si aad u hesho discount fiican 👇

29/05/2023
22/07/2022
Bishaaro Bishaaro Bishaaro Merkazka《 Somali online merkaz》Waxa uu kuugu bishaaraynya in uu kuuso Kordhiyay Barashada Luu...
28/07/2021

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Merkazka《 Somali online merkaz》Waxa uu kuugu bishaaraynya in uu kuuso Kordhiyay Barashada Luuqada Turkiga.
Ka gaadh oo isdiwaangali.

Qaado kaadhka Ardaynimada kana mid noqo Ardyda merkazka somali online merkaz.

Kala xidhiidh
+905551577581.

Hoşgeldiniz.

Somali online merkaz📚🖋👨‍💻

04/05/2021

Ku baro Luuqada turkiga Mudo kooban
Dr. Ismail hasan siyad arday kamida ardayda ka barata merkazka luuqada turkiga.
Kuso dhawaw Somali Online Merkaz 📖📚🖋

Merkaz Somali Online Merkaz waxa uu shaaciyay in ardayda fasalka 1 iyo fasalka 2 ee luuqada turkiga ay beri u fadhiisan ...
29/04/2021

Merkaz Somali Online Merkaz waxa uu shaaciyay in ardayda fasalka 1 iyo fasalka 2 ee luuqada turkiga ay beri u fadhiisan doonana imtixaanka buuga A1.

Dhamaan ardayda guul baan u rajaynyaa.

Maamulaha merkazka: samale arab.

Macalinka Luuqada Turkiga: khadarawali yasin.
📖📖🖋🖊

Ramadan Mubarak 😃🌃🤩Bishaaro Bishaaro Bishaaro 🤩Merkazka Somali Online Merkaz Waxuu ugu bishaaraynya Bulshada Soomaaliyee...
14/04/2021

Ramadan Mubarak 😃🌃

🤩Bishaaro Bishaaro Bishaaro 🤩

Merkazka Somali Online Merkaz Waxuu ugu bishaaraynya Bulshada Soomaaliyeed in Bishan Barakaysen ee Ramadan Uu Qaadan doono Arday Cusub.
Ardayda Waxa ay iskugu jiri doonaan kuwo laga qaado imtixaan Si ay u helaan Deeq waxbarasho 100% 75% 50%. iyo kuwo kale oo la diwangasho.
Merkazku waxa uu qaadani doona bishan gudaheeda Arday dhan (300)Arday.
1. Quran kaream 50 Arday
○ sadexda Ardey ee ugu horaysa waxa ay heli doonan deeq waxbarasho 100%
○10 Arday ee ku xiga wax ay heli doonan Deeq waxbarasho 75%
○ 37 Arday ee ku xigana waxa ay heli doonan Deeq waxbarasho 50%.

2. Higaada 50 Arday
○ sadexda Ardey ee ugu horaysa waxa ay heli doonan deeq waxbarasho 100%
○10 Arday ee ku xiga wax ay heli doonan Deeq waxbarasho 75%
○ 37 Arday ee ku xigana waxa ay heli doonan Deeq waxbarasho 50%.

3. English 50 Arday
○ sadexda Ardey ee ugu horaysa waxa ay heli doonan deeq waxbarasho 100%
○10 Arday ee ku xiga wax ay heli doonan Deeq waxbarasho 75%
○ 37 Arday ee ku xigana waxa ay heli doonan Deeq waxbarasho 50%.

4. Turkish 50 Arday
○ sadexda Ardey ee ugu horaysa waxa ay heli doonan deeq waxbarasho 100%
○10 Arday ee ku xiga wax ay heli doonan Deeq waxbarasho 75%
○ 37 Arday ee ku xigana waxa ay heli doonan Deeq waxbarasho 50%.

5.xisaab 50 Arday
○ sadexda Ardey ee ugu horaysa wax ay heli doonan deeq waxbarasho 100%
○10 Arday ee ku xiga waxa ay heli doonan Deeq waxbarasho 75%
○ 37 Arday ee ku xigana waxa ay heli doonan Deeq waxbarasho 50%.

6. Afsoomali 50 Arday
○ sadexda Ardey ee ugu horaysa waxa ay heli doonan deeq waxbarasho 100%
○10 Arday ee ku xiga wax ay heli doonan Deeq waxbarasho 75%
○ 37 Arday ee ku xigana waxa ay heli doonan Deeq waxbarasho 50%.

Sii share gare la wadaag asxaabtada.

Somali online merkaz.🌃📖🖋
Wattsp number :- +905523571884

Ramadan Mubarak dhaman Asxaabta/Ardyda merkazka Somali online merkaz. Waxa inoo curatay bishi barakaysnayd e ramadan. il...
14/04/2021

Ramadan Mubarak dhaman Asxaabta/Ardyda merkazka Somali online merkaz.
Waxa inoo curatay bishi barakaysnayd e ramadan. ilaahay waxanu waydiisanyna inu inaga aqblo camalka wanaagsan een qabanyno, Caafimaad qabna inoogu dhameeyo.

Somali online merkaz 📖🖋🌃

Merkazka somali online merkaz waxa ka socata samaynta students id-card  Kaadhka Ardaynimada.   📚🖋📖
25/03/2021

Merkazka somali online merkaz waxa ka socata samaynta students id-card Kaadhka Ardaynimada.

📚🖋📖

Kusoo dhawaw Somali online merkaz Merkazka 《Somali online merkaz 》waxa ka baxa duruust kala ah.1. Quran 22. Higaad3. Eng...
04/03/2021

Kusoo dhawaw Somali online merkaz

Merkazka 《Somali online merkaz 》waxa ka baxa duruust kala ah.

1. Quran 2
2. Higaad
3. English
4 Luuqada Turkiga
5. Xisaab
6. Afsoomaali

12/02/2021

Kusoo dhawaw merkazka Somali online merkaz 📖📝✍

Somali online merkaz 📝📖✍
01/02/2021

Somali online merkaz 📝📖✍

Kusoo dhawaw Somali online merkaz 📖📝
29/01/2021

Kusoo dhawaw Somali online merkaz 📖📝

22/01/2021

Kusoo dhawaw Somali online merkaz 📖📝

Waxa socota Diwaan galinta fasalkii sadexaad ee barashada luuqada Turkey ga isdiwaan galinSomali online merkaz.📖🖋📝.
16/01/2021

Waxa socota Diwaan galinta fasalkii sadexaad ee barashada luuqada Turkey ga isdiwaan galin
Somali online merkaz.📖🖋📝.

Kusoo dhawaw merkazka Somali online merkaz Somali online merkaz waxa ka baxa duruus kala ha 1. Quran kaream2. Higaad 3. ...
13/01/2021

Kusoo dhawaw merkazka Somali online merkaz
Somali online merkaz waxa ka baxa duruus kala ha
1. Quran kaream
2. Higaad
3. Luuqada Turkey ga.

Asalamun Aleyküm Bari oy taariikhdu tahay 01.01.2021 Somali online Merkaz waxa uu bilaabi doona duruustii kabaxaysay.Wax...
31/12/2020

Asalamun Aleyküm
Bari oy taariikhdu tahay 01.01.2021 Somali online Merkaz waxa uu bilaabi doona duruustii kabaxaysay.
Waxaana kamid ah
1. Quran kaream
2. Higaad
3. Luuqada Turkey ga

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIISSomali Online Merkez Waxa ay Ogaysiinaysa Dhamaan Bulshada Somaliyeed in Bisha koowad ee inagu...
26/12/2020

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Somali Online Merkez Waxa ay Ogaysiinaysa Dhamaan Bulshada Somaliyeed in Bisha koowad ee inagu soo fooda le Ay si Rasmi ah u bilaabayso fasal cusub Oo lagu baranayo Luuqada Turkey ga.
Ha moogan, is diwaan galintu way socotaa
Wixii faafaahin ah kala xidhiidh +905523571884

Kusoo dhawaw Somali Online MerkazBaro Duruusta ka baxda  Somali Online merkaz  adigoo gurigaaga jooga 1. Quran Kareem 2....
06/12/2020

Kusoo dhawaw Somali Online Merkaz
Baro Duruusta ka baxda Somali Online merkaz adigoo gurigaaga jooga
1. Quran Kareem
2. Higaad
3. Luuqada Turkey ga
La xidhiidh numberka shaashada kaga muuqda
+905523571884

Hamblyo Hamblyo Hamblyo Aradaydi labaad ee ka qalin jabisa Somali Online Merkaz.Allh kugu anfaco cilmiga baratay.
05/12/2020

Hamblyo Hamblyo Hamblyo
Aradaydi labaad ee ka qalin jabisa Somali Online Merkaz.
Allh kugu anfaco cilmiga baratay.

Duruusta ka baxda Merkazka Somali online merkaz.
05/12/2020

Duruusta ka baxda Merkazka Somali online merkaz.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Bishaaro  Bishaaro  Bishaaro Markazka (Somali Online Merkaz) waxa uu iniigu bishaaraynya...
18/09/2020

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Markazka (Somali Online Merkaz) waxa uu iniigu bishaaraynyaa in 20 Arady ee ugu horaysa diwaan galinta uu siini doono fursad ah
inay bilaash ku dhigtaan labo kitaab oo kala ah
1. Gabay منطومة ابو اسحاق الاليبري
Iyo
2. Basic ENGLISH language oo luuqada English ah.
Ka faaidaysi wanagsn

Wixii faafaahin ah la xidhiidh
Wattspka +905523571884

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Dhamaan bulsho waynta soomaliyeed waxa logu bishaaraynyaa in dhawaa  ay bilaabmi doonan ...
15/09/2020

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan bulsho waynta soomaliyeed waxa logu bishaaraynyaa in dhawaa ay bilaabmi doonan cashiranti online ahaa
Isdiwaan galintu way socotaa aynu ka faaidysano
Wattsp number: +905523571884
Mahadsanidiin.

14/09/2020
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan dadka jecel barashada quraanka kariimka iyo sunada waxa loogu bishaaraynyaa in markaz...
14/09/2020

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Dhamaan dadka jecel barashada quraanka kariimka iyo sunada waxa loogu bishaaraynyaa in markazka
markazu online uu bixinayo
1. Barashada Quraanka
2. Barashada ducooyinka
3.Barashada Higaada
4.Barashada luuqada Turkey ga

Waxa si rasmi ah loo bilaabi doona 03.10.2020
Bisha tobonaad sadexdeeda.
Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh watsp 05523571884.
Mahadsanid.

Address

Siirt
56100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Online Education Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Online Education Center:

Videos

Share


Other Social Media Agencies in Siirt

Show All

You may also like