Barnamij gaar ah oo ku sabsan isticmalka baraha bulshada.
martida barnamijka waa hogaanka dacwada iyo taclinta mmj mudane C/laahi sh farax maqluuq.
Waxa barnamijka dadihinaya Wariye Mohamed Arizona
Hogaanka dacwada iyo tacliinta mmj ee xafiska golaha sare ee arimaha islamka C/laahi sh farah maqluuq iyo hadal jeedintiisii barnaamijka farxada ciida iyo fagaraha wacyi.
Ustaad ahmednur iyo hadal jeedintiisii barnaamijka farxada ciida iyo fagaraha wacyi.
Jawaabihii maxamed xassan iyo su,aalihi barnamijka WACYI
Adna isku day daawade jawaabta su'aasha.
C/casis sh c/rahman maxamed hadal jeedintiisii barnaamijka farxada ciida iyo fagaraha wacyi
Amiin macalin suldan oo barnamijka farxada ciida iyo fagaraha wacyi ka aqriyay ayadaha quranka kariimka ah
sheekh c/raxman jigjiga hadal jeedintisa barnamijka farxada ciida iyo fagaaraha wacyi.
muuqbahiyaha jamiil tv.
CIID MUBAARAK
hogaan dacwada iyo tacliinta golaha arrimaha islaamka MMJ sh.c/laahi faarax makhluuq ayaa bulshada deegaanka gaar ahaan kuwa caasimada jigjiga ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul adxa ee 1445 H.C waxaa uuna bulshada ugu baaqay in si guud berri salaada ciida lagu oogi doono garoonka kubadda cagta bulshadanu waqti hore soo xaadiraan
Nin Yuhuudi ah oo La Dhacsan Aayad Quraanka Ka Mid Ah Sheegeyna Inay Ka Dhigan _ Sh Cabdiraxmaan
Sh C_Xayi oo si xun u babdilay jabka gaaray Israel, Guusha Xamaas iyo Firxadka Mareykanka...
Sh Maxamed Ismaaciil _ Xog Qofka Daawada Filimada Qaawanida Xubintiisa Taranka Waxa Ku Dhaca!
Barnaamijkii xiisaha lahaa ee WACYI iyo markale. Dhagayso goorta iyo goobta
Warbixin gaar ah, waa sheekada labo arday oo maalintoodii qalinjabinta si gaar ah noosoo jiitay bandhigodu.
Warbahiinta jamiil tv.
qudbadii sh maxamed abdiwahab madar u ka jeediyay qalinjabinta dafcadii 3 aad ee macadka safa.
mareeyaha macadka safa sh maxamuud ibrahim maxamed
arday maxamed adaan mukhtar wa mid kamid ah dafcadii 3 aad ee maanta ka qalinjabisay macadka xifdiga quraanka kariimka ah iyo culumta islamka ee safa.
CIIL WEYNAA- Sh Cabdi Xayi oo ilmada ceshan waayay kumanaan shacab ah dhexdooda ciilka Israel darteed.
dal ay ku nolyihin dad kala diimo ah ayaa waxey ku heshiiyeen in wadankaas dastuurkisa laga dhigo kitaabka quraanka kariimka ah sheko cajiib ah.
By wariye husein xaaji hassan.
(Waydiin )>Xaskeyga reerkeda waxay igu dhahayan gabadhena sixir ayaad ku heysata ee qasab ku fur, maxan sameya? Warcelinta su,ashas iyo sh maxamed abdi umal.
munasabad qado sharaf ah logu qabtay magalada jigjiga gaar ahaan hotelka hadiya culuma u diin u hor kacayay sh maxamad abdi umal.