Gaydhe Media

Gaydhe Media Page Rasmiga ah ee Gaydhe Media👈

Tabiya ha wararka & Shekooyin ka xisaa leh🎥 hidig goobe

16/08/2024

Daaci bilan oo ariin udirtay Dumarka Somaliyeed.

Muqaalkan share dheh

15/08/2024

Hasalaa Xin Naas gudhan Ninkii gaagax shaatahaaye
Ex maayir Herro

“Codka Daad madheedh in uu mucaaridka u badanayo madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisuba way ogyihiin codkiinu ma badna laakii...
15/08/2024

“Codka Daad madheedh in uu mucaaridka u badanayo madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisuba way ogyihiin

codkiinu ma badna laakiin waxaad ku buuxiseen gobonimo soo dhawayn iyo abti nimo” Wasiir Siciid Sulub

14/08/2024

Musharaxa maadaxwayne
Xisbiga. Wadani. Oo. Shaciyy qorshihiisa aqoonsi Raadinta.

13/08/2024
Markaad ogaato nacaybka bulshadii aad madaxda u ahyd kuu qabto waa iska sidan
13/08/2024

Markaad ogaato nacaybka bulshadii aad madaxda u ahyd kuu qabto waa iska sidan

Agaasimaha waaxda kastamada ee wasaarada maaliyada Faysal Dheere ayaa shirkadaha Dubai  Clearance Iyo Sea link Clearance...
13/08/2024

Agaasimaha waaxda kastamada ee wasaarada maaliyada Faysal Dheere ayaa shirkadaha Dubai Clearance Iyo Sea link Clearance ka xayiray inay wax kala soo degaan dekeda Berbera.

Faysal Dheere ayaa warqad aan helay oo uu soo saaray waxa uu ku sheegay inaanay shirkadaha Dubai Clearance Iyo Sea link Clearance waxba ka cashuuran Karin kastamka Berbera ilaa uu amar danbe ka soo saarayo.

Warqada ayuu Faysal Dheere ku sheegay in labadan shirkadood ay carqaladeeyeen shaqada kastamka balse xaqiiqadu waxay tahay in labadan shirkadood ay diideen lacag sharci daro oo agaasimuhu ku soo rogay ganacsatada taas oo ah cashuur aanay golaha wakiiladu ansixin oo gaadhaysa $50.

Labadan shirkadood oo ay leeyihiin ganacsadeyaal ka soo jeeda beesha Garxajis ayaa ilaa hada ay xayiraadi ka saaran tahay isticmaalka kastamka Berbera.

12/08/2024

Dadku Qofka ay dooranayaan waa inay caafimaadkiisa sa ogaadaan

“Waar Isaaqoow hadaad halkaas xaalku idinla marayo dee kaygana la wareega.”WQ. Xildhibaan Qaasim Saleebaan oo golaha wak...
12/08/2024

“Waar Isaaqoow hadaad halkaas xaalku idinla marayo dee kaygana la wareega.”

WQ. Xildhibaan Qaasim Saleebaan oo golaha wakiilada Somaliland ka tirsan

“KURAASTII REER SOOL:

Burburinta Xukuumadda Kulmiye ee Somaliland waxaa tusaale kuugu filan in beelihi Harti kuraastoodii Goleyaasha la beecinayo; qofka rajo Dowladnimo leh arintan baa tusaale u ah.

Saaka suuqa ugu qaalisan ee xaamka ah waa kuraastii Harti ee Somaliland; waar Isaaqoow hadaad halkaas xaalku idinla marayo dee kaygana la wareega.

Waa beryaa warkiisa leh.”

10/08/2024

. Dadii gaalabta kadhac day. Barxada. Khayriyada hargaysa. Dhalin yaro sawiro kugalaayy calanka xisbig wadani Ayaa askar Cadhaysani ka wareegtay iyagoo dhalin yaaradii jidh dil ugays tay calankoodii na xoog kaga qaaday .iyagoo dhalin yaradiina uka xeeyy dhinaaca saldhiga dhexe. Hasayee shee dhalin yaaradii oo lasii wado waxaa ka horyimi gudoomiyaha gobolka togdheer ee xisbiga wadani maxamuud xasan saleeban doob. Gudoomiyahaya ayaa dhalin yaradii kasii daayy askartii waday hasayee shee waxaa xabsiga lootaxaabay calankii ay siteen oo ahaa calanka xisbiga Calankii hada wuxuu kuxidhan yy saldhiga dhexe ee magaaalaada hargaysa.
Wixii dhacay muuqaalkan ayaad kaga bogan kartaa

10/08/2024
08/08/2024

Xildhibaan Rashiid nuur waxays
Oo ka tirsan golaha deegaanka ee dagmada barbara oo xisbigii kulmiye maca salaabeeyy
Ayaa dareenkii sa ku cabiray erayadan

Nin haduu. Qambool iyo sarcado Quule iyo jeerin eleen geed quwaax iyo uma baxaan Qareyo saytuun.

Magaciisu waa Yahya Ibrahim Hassan (Yahya Sinwaar ) waa hogaamiyahaCusub  ee xamaas  waana ninka badalay halyy gii ismaa...
07/08/2024

Magaciisu waa Yahya Ibrahim Hassan (Yahya Sinwaar ) waa hogaamiyaha
Cusub ee xamaas waana ninka badalay halyy gii ismaaciil haniya ...

Waa 61 jir nolashiisa inta ugu badan Dhulka hoostiisa iyo dhagaaxnta ayuu ku qaatay , waa ninka Yuhuuda marka ay maqasho dhinacyadooda ay Iska fiiriyaan ,sidii isaga inuu so socdo oo kale .

Waa dagaaal yaqaan , 21 sano ayuu ku soo qaatay xabsi iyo ciqaab wada socoto ah , waa nin reer Galbeedka Aad, ay uga" Baqan iyo Yuhuuda oo, dhan Allah ha, guuleeyo walalahen reer Falastiin 🇵🇸

حماس مع اسماعيل هنية
07/08/2024

حماس مع اسماعيل هنية

06/08/2024

Maalinkii fiito da

War Cusub. Yaxye sinwaar ayaa loo magacaabay madaxa cusub ee XMS yaxye ayaa ah halyy Ay ka cabsi qabto yuhuuda israil
06/08/2024

War Cusub. Yaxye sinwaar ayaa loo magacaabay madaxa cusub ee XMS yaxye ayaa ah halyy Ay ka cabsi qabto yuhuuda israil

وقالت المخابرات التركية إنها أنقذت بالفعل إسماعيل هنية من مؤامرتين.وقالوا أيضاً إنهم حذروه من وجود مؤامرة ضده في طهران، ...
06/08/2024

وقالت المخابرات التركية إنها أنقذت بالفعل إسماعيل هنية من مؤامرتين.

وقالوا أيضاً إنهم حذروه من وجود مؤامرة ضده في طهران، لكنه للأسف لم يتمكن من البقاء على قيد الحياة هذه المرة.

Cida Samaysay jabhada Arab dhawaan ayaanu jeegi doonaa doorashadana dib uma dhigayso  ugaaska guud ee bayl waynta arab
05/08/2024

Cida Samaysay jabhada Arab dhawaan ayaanu jeegi doonaa doorashadana dib uma dhigayso ugaaska guud ee bayl waynta arab

04/08/2024

Cirri

Sawirkan waxaad kadhee han kartaa baaxada uuleeyahy qaraxii muqdisho ka dhacay ayda ayaa hilbaha shacabka boobtay 😭
03/08/2024

Sawirkan waxaad kadhee han kartaa baaxada uuleeyahy qaraxii muqdisho ka dhacay ayda ayaa hilbaha shacabka boobtay 😭

Tacsi Inaalilaahi wa inaa ilayhi raaja cuun Ale. How naxariisto shuhadada caawa naf toodii kuwaayy qaraxii ay la eegteen...
03/08/2024

Tacsi

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raaja cuun
Ale. How naxariisto shuhadada caawa naf toodii kuwaayy qaraxii ay la eegteen kuwa calooshooda ushaqaysta yaashii ahacabkii kusug naa ceebta liido. 😭

‏Xaaska Ismaaciil haniyah ayaa Maydka Ninkeeda ku sagootisay  erayo dareen qiiro iyo qalbi taabad leh,iyadoo dultaagan n...
02/08/2024

‏Xaaska Ismaaciil haniyah ayaa Maydka Ninkeeda ku sagootisay erayo dareen qiiro iyo qalbi taabad leh,iyadoo dultaagan naxashkii lagu siday saygeeda ayay tiri sidan .

‏"Gacaliyahayga, gacaliyahayga adduun iyo aakhiro,waxaa kuu rumowday ducadii aad ku ducaysan jrtey inaad shahaado hesho maalmo adag si ay f***j ama dhiirigelin ugu noqoto halganka falasdiin .

‏Alle waxaan ka baryayaa inaan janada kugula rafiiqo, gacaliyahaygoow adiga iyo caruurteenii hortaa shahiiday
.
‏Waxaan qirayaa inaad ahayd shakhsi goaan iyo casiimo leh,waxaan qirayaa inaad u dhimatay qadiyadii aad aaminsanayd .

‏Waxaad na bartay samirka iyo go'aan qaadashada,Waan Xasuusnahay dardaarankaagii ahaa hadaan shahiidnimo ku dhinto ha ii murugoon .

‏Waan xasuustaa inaad igu tiri qalbigaaga ka ilaali jilayc iyo daciifnimo oo ha ii barooran maalintayda,ilinta indhahyga ka timid maanta igama aha daciifnimo,ee waa dareen qalbiga ka yimid .

‏Adigoo kale ma tihid mid loo baroorto,sababtoo ah sharaf dunida lagu gaaro o kuu dhinayd majirin,waxaad tahay waalidka dunida ugu deeqsisan Dunida .

‏Waxaad tahay aabaha lix awlaad ah oo uu dhalay u diyaariyey shahiidnimo,oo u hibeeyey caruurtiisii halganka umadda Iyo Raali gelinta Allah .

‏Waanu ku tebi doonaa,noloshu gadaashaa way adag tahay in lasii noolaado,waa imtixaan adag balse waan sabraynaa ."

02/08/2024

Markii lasoogaliyy maydka ismaaciil haniyaa ale hownaxariistee

Iran ayaa ku casuuntay Khaled Mashcal oo ka tirsan XMS*, in uu booqosha ku yimaado Tehran.Khaled Mashcal ayaa la filayaa...
02/08/2024

Iran ayaa ku casuuntay Khaled Mashcal oo ka tirsan XMS*, in uu booqosha ku yimaado Tehran.

Khaled Mashcal ayaa la filayaa in uu la wareego hogaanka XMS* ka dib dilkii magaalada Tehran loogu geystay Ismaaciil Haniyah….

Aragtidaada.

Kani waa bankii xaguuga  galinkii h**e xooluhu waxay daba shabeeli nayeen dhul bar waaqaa alena kumanystay cunto galinki...
02/08/2024

Kani waa bankii xaguuga galinkii h**e xooluhu waxay daba shabeeli nayeen dhul bar waaqaa alena kumanystay cunto galinkii dannana waa xaaluf iyo kaguuraa. Maamul la aan iyo dowlad xumo ayaaa deegaanka halkaa dhigty.

Masjid imaam Mohamed binu cabdi wahaab oo kuyaala magaalda Doha ee wadanka Qadar ayaa maanta oo jimcaa lagaga Tukaday  m...
02/08/2024

Masjid imaam Mohamed binu cabdi wahaab oo kuyaala magaalda Doha ee wadanka Qadar ayaa maanta oo jimcaa lagaga Tukaday maydka ale how naxariistee. Ismaaciil haniya

Qaarka mida masjidyada magaalada hargaysa ayaa salaadu jinaa isa waa iba ah lagaga tukaday ismaacil haniya.
02/08/2024

Qaarka mida masjidyada magaalada hargaysa ayaa salaadu jinaa isa waa iba ah lagaga tukaday ismaacil haniya.

Dawladda Turkiga ayaa dalkeeda ka Joojisay in laga isticmaalo Instagram,oo hoostaga Meta Group .Turkiga ayaa Go'aanka jo...
02/08/2024

Dawladda Turkiga ayaa dalkeeda ka Joojisay in laga isticmaalo Instagram,oo hoostaga Meta Group .

Turkiga ayaa Go'aanka joojinta qaatay kadib markii barta Instagram laga saaray Qoraalo iyo muuqaalo loogu tacsiyaynayey Ismaaciiil haniyah .
Mamnuucida Instagram ayaa dhabar jab weyn ku ah shirkada,oo ay lacag badani kasoo gali jirtey dadweynaha turkiga .

Dhalinyarada turkiga ayaa sameeyey kacdoon ay ku diidan yihiin hab-dhaqanka Instagram ee aan dhex-dhexaadka ahayn,waxayna sameeyeen halku dhigyo ay kamid yihiin .

" Waad idilaysaa,hadana iima ogolid in lay tacsiyeeyo " Waan ku dilayaa lknse,ma ooyi kartid,cidna kalena kuuma ooyi karto weeye sharciga Meta "

isat Cukad oo arimah dhaqaalaha iyo Technology-da ka faalooda ayaa sidan yiri .

" Talaabada turkigu qaaday waa arin tabarteeda lagu tusayo Instagram,Dawlado kale ayaa iyaguna talaaabadan oo kale qaadaya,waxayna noqonaysaa xeeladii lagu edbin laha Meta iyo kuwa lamid ah,sababtoo ah lacag iyo bulsho ayay u baahan yihiin "

Banankan dowlad iyo dad toona male miyaa Bankii gaashaamo
02/08/2024

Banankan dowlad iyo dad toona male miyaa
Bankii gaashaamo

Address

Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaydhe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Istanbul

Show All