Abdirasaq Yusuf

Abdirasaq Yusuf 🫡✊

As-Salamu caleykum *Ogeysiis muhiimaShirkada Ardaa Education waxay Ogeysiineysa Dhamaan bulshada somaliweyn in ay hayso ...
13/07/2024

As-Salamu caleykum

*Ogeysiis muhiima

Shirkada Ardaa Education waxay Ogeysiineysa Dhamaan bulshada somaliweyn in ay hayso Fursad qaaliya Oo waxbarasho Aqbalaada jamacadaha Dalka Turkey ga ah

Waxay idin haysa wax ka badan 20+ jamacadood oo Dowli iyo private ah

*Contact
*WhatsApp:- +905528445125
*Telegram:- https://t.me/Ardaeducation

*Gacmo Furan kusoo dhawaada👐🏽
*Wax barta aan Barwaaqo Gaarne

Portugal ayaa Markeedi ugu horeysay Ka Gudubtay Wareega 16ka Tan iyo 2006dii MOROCCO VS. PORTUGAL IN THE QUARTERFINALS. ...
06/12/2022

Portugal ayaa Markeedi ugu horeysay Ka Gudubtay Wareega 16ka Tan iyo 2006dii

MOROCCO VS. PORTUGAL IN THE QUARTERFINALS.

Xulka Saddex da Lipaax ayaa Garaacey xulka Lipaax yada Africa. England ayaa usoo baxdey wareega sideed dhamaad ka Koobka...
04/12/2022

Xulka Saddex da Lipaax ayaa Garaacey xulka Lipaax yada Africa.

England ayaa usoo baxdey wareega sideed dhamaad ka Koobka Aduunka waxa ayna wajihi doonan kulanka soo Socda France oo ah Difaacadayasha World Cup ka

Laba gool oo uu Mbappe dhaliyay iyo Goal uu dhaliyay Giroud ayaa France u soo saaray sideed dhamaadka koobka aduunka!  🇫...
04/12/2022

Laba gool oo uu Mbappe dhaliyay iyo Goal uu dhaliyay Giroud ayaa France u soo saaray sideed dhamaadka koobka aduunka! 🇫🇷

Olivier Giroud, wuxuu Noqday gooldhaliyaha ugu Sareeya taariikhda France, isagoo dhaliyay 52 gool.  ⭐️🇫🇷
04/12/2022

Olivier Giroud, wuxuu Noqday gooldhaliyaha ugu Sareeya taariikhda France, isagoo dhaliyay 52 gool. ⭐️🇫🇷

Lᴀʙᴏ ᴅᴀʀᴇᴇɴ ᴏᴏ ᴋᴀʟᴀ ᴅᴜᴡᴀɴ Gᴜᴜʟ ɪʏᴏ Gᴜᴜʟ ᴅᴀʀᴏ• ᴛʜɪs ɪs ғᴏᴏᴛʙᴀʟʟ
02/12/2022

Lᴀʙᴏ ᴅᴀʀᴇᴇɴ ᴏᴏ ᴋᴀʟᴀ ᴅᴜᴡᴀɴ Gᴜᴜʟ ɪʏᴏ Gᴜᴜʟ ᴅᴀʀᴏ•

ᴛʜɪs ɪs ғᴏᴏᴛʙᴀʟʟ

02/12/2022

Germany oo Mirto ga Loo Tilmaa mayo si ay Qawmu Luud nimada dag dag ugala baxaan Qatar😂😂

  oo ka haray koobka aduunka iyo Japan oo hogaamineysa group-ka 🤭🤭🤭 ,   waxay wajihi doontaa Croatia wareega 16-ka, Spai...
01/12/2022

oo ka haray koobka aduunka iyo Japan oo hogaamineysa group-ka 🤭🤭🤭

, waxay wajihi doontaa Croatia wareega 16-ka, Spain waxay wajihi doontaa Morocco 🔥

Morocco ayaa Booska Koowad Kusoo baxdey Group ay ku jireen Belgium, Croatia iyo Canada 😮Morocco Ayaana markeedi ugu hore...
01/12/2022

Morocco ayaa Booska Koowad Kusoo baxdey Group ay ku jireen Belgium, Croatia iyo Canada 😮

Morocco Ayaana markeedi ugu horeysay usoo baxday wareega 16 ka 36 sano kadib 👏🇲🇦

Stéphanie Frappart, Neuza Back iyo Karen Diaz ayaa noqon doona kooxdii ugu horeysay ee dumar ah oo garsoore ka noqda taa...
01/12/2022

Stéphanie Frappart, Neuza Back iyo Karen Diaz ayaa noqon doona kooxdii ugu horeysay ee dumar ah oo garsoore ka noqda taariikhda koobka aduunka ee ragga Kulanka caawa Costa Rica Ay wajihi doonto Germany

Roberto Martinez ayaa iska casilay xilka tababaranimo ee xulka qaranka Belgium 🇧🇪
01/12/2022

Roberto Martinez ayaa iska casilay xilka tababaranimo ee xulka qaranka Belgium 🇧🇪

Belgium Ayaa Ku Hartay Wareega Group-yada World Cup ka Sanadkan Nasiib xumadii Jiilka Dahabiga ah wey sii socota wali   ...
01/12/2022

Belgium Ayaa Ku Hartay Wareega Group-yada World Cup ka Sanadkan Nasiib xumadii Jiilka Dahabiga ah wey sii socota wali

30/11/2022

Argentina fans are still celebrating in the stadium 🎉🇦🇷

Follow like share

     🚨📑⤵️▫️ Netherlands-USA▫️ Argentina-Australia ▫️ France-Poland▫️ England-Senegal
30/11/2022

🚨📑⤵️

▫️ Netherlands-USA

▫️ Argentina-Australia

▫️ France-Poland

▫️ England-Senegal

France ayaa markeedi ugu horeysay Guul dareysatey World Cup ka Tan iyo 2014 kii•Tunisia ayaa Guul gaartey balse waa Ay k...
30/11/2022

France ayaa markeedi ugu horeysay Guul dareysatey World Cup ka Tan iyo 2014 kii•

Tunisia ayaa Guul gaartey balse waa Ay ka hareen Koobka Aduunka 🌛

England oo iska xaadirisay wareega 16ka Rashford ayaa Labo Gool dhaliyay 3 kulan uu ciyaaray sanadka World Cup ka wuxuu ...
29/11/2022

England oo iska xaadirisay wareega 16ka Rashford ayaa Labo Gool dhaliyay 3 kulan uu ciyaaray sanadka World Cup ka wuxuu dhaliyay 3 gool, Sidokale Phil Foden ayaa dhaliyay gool kiisi ugu horeyay World Cup ka

Senegal Ayaa markeedi ugu horeysay usoo gudubtay wareega 16ka 20sano kadib (2002)• 🚨 Hadii England ay caawa kusoo baxdo ...
29/11/2022

Senegal Ayaa markeedi ugu horeysay usoo gudubtay wareega 16ka 20sano kadib (2002)•

🚨 Hadii England ay caawa kusoo baxdo booska kowaad Senegal ayay is wajihi doonan•

Senegal makasoo bixi karta England?

Wuu soo dhamaadey Group A Holland iyo Senegal ayaana kasoo wada baxay , Ecuador iyo Qatar ayaana ku Haray wareega group-...
29/11/2022

Wuu soo dhamaadey Group A Holland iyo Senegal ayaana kasoo wada baxay , Ecuador iyo Qatar ayaana ku Haray wareega group-yada

• Netherland A Senegal B

🚨Hᴀᴅᴅɪ ᴡᴀʀᴇᴇɢᴀ ɢʀᴏᴜᴘ ʏᴀᴅᴜ sɪᴅᴀᴀɴ ᴋᴜ ᴅʜᴀᴍᴀᴀᴅᴀɴ Aʀɢᴇɴᴛɪɴᴀ ᴡᴀxᴀ ᴀʏ ᴍᴀʀᴋᴀʟᴇ ᴡᴀʀᴇᴇɢᴀ 16ᴋᴀ ɪsᴋᴜ ᴡᴀᴊᴀʜᴀʏᴀᴀɴ ғʀᴀɴᴄᴇ Mᴀᴋᴀ sᴏᴏ ʙɪx...
29/11/2022

🚨Hᴀᴅᴅɪ ᴡᴀʀᴇᴇɢᴀ ɢʀᴏᴜᴘ ʏᴀᴅᴜ sɪᴅᴀᴀɴ ᴋᴜ ᴅʜᴀᴍᴀᴀᴅᴀɴ Aʀɢᴇɴᴛɪɴᴀ ᴡᴀxᴀ ᴀʏ ᴍᴀʀᴋᴀʟᴇ ᴡᴀʀᴇᴇɢᴀ 16ᴋᴀ ɪsᴋᴜ ᴡᴀᴊᴀʜᴀʏᴀᴀɴ ғʀᴀɴᴄᴇ

Mᴀᴋᴀ sᴏᴏ ʙɪxɪ ᴋᴀʀᴀᴀɴ sᴀɴᴀᴅᴋᴀ?

Pᴏʀᴛᴜɢᴀʟ Aʏᴀᴀ Nᴏǫᴏᴛᴀʏ Tᴇᴀᴍ ᴋɪɪ sᴀᴅᴅᴇxᴀᴅ ᴇᴇ ᴜsᴏᴏ ʙᴀxᴀ ᴡᴀʀᴇᴇɢᴀ 16ᴋᴀ ᴋᴀᴅɪʙ Fʀᴀɴᴄᴇ ɪʏᴏ Bʀᴀᴢɪʟ 🤝
28/11/2022

Pᴏʀᴛᴜɢᴀʟ Aʏᴀᴀ Nᴏǫᴏᴛᴀʏ Tᴇᴀᴍ ᴋɪɪ sᴀᴅᴅᴇxᴀᴅ ᴇᴇ ᴜsᴏᴏ ʙᴀxᴀ ᴡᴀʀᴇᴇɢᴀ 16ᴋᴀ ᴋᴀᴅɪʙ Fʀᴀɴᴄᴇ ɪʏᴏ Bʀᴀᴢɪʟ 🤝

🇨🇲 Cameroon 3-3 Serbia 🇷🇸 🇰🇷 South Korea 2-3 Ghana 🇬🇭Africa Manta waa ay diiden in Laga Badiyo 👊🏆
28/11/2022

🇨🇲 Cameroon 3-3 Serbia 🇷🇸
🇰🇷 South Korea 2-3 Ghana 🇬🇭

Africa Manta waa ay diiden in Laga Badiyo 👊🏆

Address

23 Nisan Mahallesi. 82040 Nolu Sok. No:5 Şahinbey/Gaziantep
Gaziantep
27070

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirasaq Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirasaq Yusuf:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Gaziantep media companies

Show All