02/12/2019
Gudomiyaha Warbaahinta Gudaal Media Group Ayaa Muddo Marki Bulshada Reer hargaysa Ay ku Tilmaaameen Inuu U Egyahay Mid Kamid Ah Shaqsiyaadka Caan Ka Ah Deeganada Soomaliland Isla Markaasna Jilaa Filmyada Maada ah Oo lagu Magacaabo Cabdiqani Isku Filan Ku Booqday Mid kamida Hudheelada Magalada Hargaysa Oo Uu Inta Badan Yimaado Ayago Halkaasi Ku Kulmay Isago Ku Jira Shaqa maalmeedkisa caadiga ah
Tanina waa Mid kamid ab Awoodaha Alle In Dadka qaar ayagona Waxba Isku Aheen Isku Ekaadaan