Wanla
Wanlaweyn | Roob Doon
Isu-soobax balaaran oo ujeedkiisu ahaa ššØšØš ššØšØš§ ayaa maanta waxa ka dhacay Dagmada degmada ššš§š„šš°šnš² ee gobolka šš”.ššØšØš¬š.
Wanleweyn
ššš§š„šš°šš²š§ | šš«šØšØš¬
ššš©š©š² š°šššš¢š§š ššš²
šš«šØšØš¬ š°šššš§
Hamabalyo šš¢š„. šššš¢š¢š šš±š¦šš ššš„š¢ š¢š²šØ šš«š¬. š
šššš®š¦šØ ššššŖš¢š„ ššššš¢ oo Meherkoodi ka dhacay dagamada ššš§š„šš°šš²š§.
Noqda Kuwii isku waara oo ubad qerqaba kala hela.
šø Faanta Production
WhatsApp: +252 683 018351
Wanleweyn | Ciyaar dhaqameed(Dabshidka)
Fariinta booliska soomaaliyeed ee maalmaha xorriyadda.
"Intaan is laheyn walaalihiina waaye ayaad jagooyinkii dhan qaadateen, laakiin hadda waa idin fahanay" Nabadoon Xasan Yacuub Ayaa saas dhahay Oo beesha Galadi kasoo Jeedo.
Guddoomiyaha dhallinyarada Digil ee dalka Kenya Abshir Mohamud Maqaarey ayaa kalmad xasaasi ah ka jeediyay shirka Aaya ka tashiga Dooy shabeele state of Somalia.
Wanle Weyn | Muuqaalka degmada
Horumarka degmada Wanle Weyn.
Muqaalkan waxa la duubay sanad ka hor Ramadaanti la soo dhaafay 1444H.
Share Follow and Like for more.
Madaxweyne hore Farmaajo"Dastuurka laga doodayo maahan mid wax laga badalayo ee waa mid cusub mana loo baahna dowlad-goboleedyadana lagalama tashan"
Qeybta 2 aad dhismaha naadiyo gobonimo doon ah
Xisbiga HDM iyo SYL
Share & Follow for more
Madaxweynaha dowladda Koonfurgalbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ka hadlayay mowqifka iyo aragtida dowladda KGS ee ku aaddan arrimaha dhameystirka dastuurka KMG ah ee dalka ayaa madaxda DFS ku ammaanay dedaalada iyo waqtiga ay gelinayaan geeddi socodka dhameystirka dastuurka.
Sidoo kale, madaxweyne Laftagareen ayaa guddoonka barlamanka ku boogaadiyay ansixinta habraaca wax-ka-bedelka dastuurka ee uu baarlamanku ansixiyay. "Talaabada Barlamanka uu ku ansixiyay habraaca wax-kabedelka dastuurka waxa ay furre u tahay geediga dhameystirka dastuurka KMG, ee ma aheyn in dastuurkii wax laga bedelay"
Madaxweynaha Cabdicasiis ayaa madaxdii hore ee dalka iyo kuwa hadda xilalka haayaba ugu baaqay in si wadajir ah looga shaqeeyo arrimaha dastuurka; isl markaana la iska daayo kalmadda ah 'looma-dhamo".
Ku dhawaaqista Natiijada Codeynta Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka.