Somali Youtubers

  • Home
  • Somali Youtubers

Somali Youtubers Kabaha Iska Soo bixi
Yacni si wayn usoo dhawaaw
Dhaqso ha bixin

CODKAAGA WAA INO MUHIIM!!   •CK   •Arimaheena Shere👉Follow👉Like
03/11/2020

CODKAAGA WAA INO MUHIIM!!
•CK
•Arimaheena
Shere👉Follow👉Like

03/11/2020
03/11/2020
26/04/2020

:Happy Khaliif Oo Kayaabsady Reer America🤣

26/04/2020

:Daawo Barnaamij ka cadhaysiiyay Fanaaninta Muqdisho🤣

Diyaaradda Turkish Airlines ayaa caawa Muqdisho keentay ku dhowaad 58 qof Soomaali ah oo muddooyinkii u dambeeyay ku  xa...
25/04/2020

Diyaaradda Turkish Airlines ayaa caawa Muqdisho keentay ku dhowaad 58 qof Soomaali ah oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanibnaa dalka Turkiga, waxaana gacan ka geysatay soo daabulida dadkaan Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.

Xigasho Abdirizak Atosh

Booliisku waxa ay qaadanayaan kaalintoodii aheyd waxaan nahay saaxiibka Bulshada, kani waa taliyaha booliiska Haramcad F...
25/04/2020

Booliisku waxa ay qaadanayaan kaalintoodii aheyd waxaan nahay saaxiibka Bulshada, kani waa taliyaha booliiska Haramcad Farxaan Maxamuud (Qaroole).

Booliis iyo bulsho saaxiib ah ayey u baahan tahay Muqdisho, si loo bad-baadiyo dadweynaha.

Samsam Cali oo ahayd gabar kal-kaaliso ah, kana mid ahayd Shaqaalaha Isbitaalka Kalkaal ee magaalada Muqdisho ayaa sida ...
25/04/2020

Samsam Cali oo ahayd gabar kal-kaaliso ah, kana mid ahayd Shaqaalaha Isbitaalka Kalkaal ee magaalada Muqdisho ayaa sida la xaqiijiyay u geeriyootay Cudurka COVID-19.

Waxaana Xusid mudan in Samsam ay nafteeda u hurtay badbaadinta dadkeeda, waxa ayna qayb ka ahayd dhaqatiirtii naftooda u huray in ay dadkooda u gurmadaan sidaasna ay nafteeda ku waaysay.

Dhamanteena aan u duceyno walasheen in allaah SWT unaxariisto Sido kalena jannadiisa ku arsaaqo, Samir iyo iimaana kasiiyo Qoyskeeda.

25/04/2020

DEG_DEG: Guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Filish oo la hadlay dadka dibadbaxa ka dhigaya muqdisho.

Banaanbax looga soo horjeedo dil loo gaystay dad shacabkii xalay oo ka socda taalada daljirka daahsoon,ciidamada ku suga...
25/04/2020

Banaanbax looga soo horjeedo dil loo gaystay dad shacabkii xalay oo ka socda taalada daljirka daahsoon,ciidamada ku suga halkaas ayaa rasaas ku riday shacabka banaanbaxay.

25/04/2020

TOOS: MUQDISHO Banaanbax isgoyska juba ka socda SHARE DHEH

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youtubers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Youtubers:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share

Somali YouTubers


  • Welcome to Somali YouTube-rs bage waxaad kala socon doontaa isku shaandeenta YouTubereda da,da yar ee udhashtay dalkeena hooyo soomalia meel wallba ay ka joogaan dunida daafaheeda, Waxaad kala socon doontiin muuqaalo xul ah sida muqaalda brank-yada, reactions, iyo muqaalo aan lasoo koobi karin hadii aad nugu cusubtahy haka iloobin bagka inaad dhahdo Like, Follow, shere. dhahdo Like, Follow, shere.