kulankii Weynaa ee Soo dhaweynta Asad Hagio Iyo Studium Mugadisho
WAA MAXAY SIRTA KU DUUGAN MAALINTA JECYLKA ADUUNKA 14 FEB ❤️
Ma ogtahay in ganacsi kasta uu u baahan yahay xayeysiin? Hadda ka warran ganacsi bilaa xayeysiin ah… Maxaad u malaynaysaa?"
Dhalinta media hoyga xayadiimaha casriga ah
#dhalintamedia
Muuqaal Highlight Guud: Maalinta Digirta Adduunka 2025
Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka aheen munaasabadda
Maalinta digirta adduunka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS
#dhalintamedia #eventmanagement #Wasaaradda #Beeraha #iyowaraabka #JFS #WorldPulseDay #Maalinta #Digaraha
Maalinta Digirta Aduunka (World Pulses Day )
Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS
#dhalintamedia
Muuqaal Kooban: Munaasabadda Dabaaldegga Sannad-guurada 25-aad ee Jaamacadda SIMAD.
#dhalintamedia
#simad25
Waa Maxay Branding?
Muuqalkan hoose kaga bogo asigoo faah-faahsan
Haddii aad ubaahantahy in laguu sameeyo Full Branding ka faa'ideso oo waxaa jirta qiimo dhimis 15% ah oo aan ku sameenay adeegwna Full Brandingka nagala soo xiriir https://wa.link/etdl71
#dhalintamedia #digitalmarketing #fullbranding #highlights
#eventmanagement #videoproduction #design #Mogadishu
Muuqaal #highlight: Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 18aad Ee Jaamacadda Benadir University
#dhalintamedia #bu18thconvocationcaremony #buclassof2024 #qalanjibin #graduationday #banadiruniversity #Mogadishu
Muuqal hordhac ah Qalinjabinta Dufcadda 18aad ee Benadir University
#dhalintamedia #BU18THCONVOCATIONCAREMONY #BUCLASSOF2024
Farxad ayey inoo aheed inaan dufcadii 11aad ee ka qalin jabisay SALAAM UNIVERSITY aan u qurxinay maalintooda anagoo ka qaadnay sawiro iyo muuqaalo ay ugu dabaal dagayaan guushooda
Hambalyo ayaan mar kale leenahay dhamaan ardaydii qalin jabisay waxaana u rajeeneynaa guul iyo mustaqbal wanaagsan
#dhalintamedia #salaamuniversity #15thannivarseray #11thconvocation_ceremony #graduationday #nationaltheatre #VideoProduction #photoproduction #mogadishu #Somaliland
highlight : muuqaal soo koobaya xaflada qalin jabinta dufcadii 11aad ee jamacada SALAAM UNIVERSITY
#dhalintamedia #11thconvocation_ceremony #15thannivarseray
#Sawiro #videoproduction #graduationday #nationaltheatre
Maadaama dunida ay u guurtay suuqgeynta casriga ah waa in ganacsigaagana aad usoo wareejisaa suuqgeynta casriga ah
Muuqaalkan hoose kaga bogo 3 qodob oo ay muhiim kugu tahay inaad ganacsigaaga usameso suuqgeyn casri ah
#dhalintamedia #marketingagency #mediasponsor
#eventproduction #videoproduction #BusinessSuccess
#marketing #Mogadishu #Somalia