Xal doon

Xal doon Xal doon
Waxaay u taagan tahay baraarujinta somalida
Iyo difaaca
Diinta,dhulka iyo sharafka wadanka

Madaxweyne xasan sheikh waa nin aan haaysan latalin wanaagsan ama aan isagu talada qaadan Sidee wadan aad ugu yeertay ca...
18/02/2024

Madaxweyne xasan sheikh waa nin aan haaysan latalin wanaagsan ama aan isagu talada qaadan

Sidee wadan aad ugu yeertay cadawga koobaad ee somalia aad ugu qeyb gali shir ka socdo

Warninkan PHD ma cadile shidaaye ayuu ka wataa maxaa khaldan

Gunimada haduu baaqi haray birama gaaarsiiyo
12/02/2024

Gunimada haduu baaqi haray birama gaaarsiiyo

Jabhada Ethiopia ka dagaalanta ee magaceeda loo so gaabiyo OLA ayaa amar ku bixisay in aay jiri karin wax gaadid ah oo i...
01/02/2024

Jabhada Ethiopia ka dagaalanta ee magaceeda loo so gaabiyo OLA ayaa amar ku bixisay in aay jiri karin wax gaadid ah oo iisu socon karo gobalada Oramada

Xaalka Ethiopia meel xun ayuu maraa

Xal doon

Somalia in madiqada geeska Africa laga tiro waa liisku dayay sirtu waa in aay jirto diin iyo dadnimo oo uu allaha ku sha...
29/01/2024

Somalia in madiqada geeska Africa laga tiro waa liisku dayay sirtu waa in aay jirto diin iyo dadnimo oo uu allaha ku sharfay cadaw kastaa waa uu ku khasaari isku daygiisa

Ninkan xasan sheikh ah qosolkaan cadawga hortiisa lagu qoslaa waqtiyada adag ma fiicno Dadka ka shaqeyo hab maamuuska iy...
29/01/2024

Ninkan xasan sheikh ah qosolkaan cadawga hortiisa lagu qoslaa waqtiyada adag ma fiicno

Dadka ka shaqeyo hab maamuuska iyo la taliyaashiisa arinkaan hakala taliyaan

Koley u maleyn mahaa in uu dal cadaw ka difaaco maxaa yeelay waa nin aan kala garaneyn cadawgiisa iyo saaxibkiis

Tusaale imaaraadka waa saaxibka dhaw ee xasan sheikh waxaa xaqiiqa ah in aay damaca Ethiopia ee indha beelka ah aay yihiin kuwa gadaal ka taagan

Xal doon

Siyaasada dib jirnimada ku dhisan ee abiy axmed  sida sawirka ka muuqato waa mid ka mid ah ragii siyaasada so gili kaas ...
28/01/2024

Siyaasada dib jirnimada ku dhisan ee abiy axmed sida sawirka ka muuqato waa mid ka mid ah ragii siyaasada so gili kaas

Oo uu ugu abaal guday digaalkii ugu xumaa ee ka dhaca gudaha Ethiopia kaas oo uu cagta ku mari gobal dhan oo ka mid ahaa kuwa Ethiopia ugu barwaaqda badan

Haatana aay dadkiisu sabool noqdeen dadka u maleyo in abiy axmed yahay siyaasi is badal doon ah waa nin riyoonayo somalida hadii aay ka hortagin waxa uu wado dib jirka siyaasada iyo ninkan gacmaha dhiiga ku sido

Wax badan oo aay somalida ka sheekeyo waay dhici doonaan marka somaliyeey ninkan runtii waa mid ka mid ah khataraha ugu waaweyn ee geeska Africa

Waana nin aad u arxan daran geeska aninkaan isha haku haayo

Xal doon

Mustafe Omar yaan loo qaban waa maxbuus xabashidu bahdishay nin rayigiisa ku hadli karo maahan waa nin loo meeriyo waxa ...
28/01/2024

Mustafe Omar yaan loo qaban waa maxbuus xabashidu bahdishay nin rayigiisa ku hadli karo maahan waa nin loo meeriyo waxa uu sheegayo iyo waxa uu sameynayo

Xal doon

28/01/2024

Somalia cadawgeeda kobaad waa xabashida Ethiopia
Waa in aay somalida bilaabaan halganka xabashida looga saaraayo gobalka uu gumeystaha sii ee somali galbeed

Taas waxaay kor u qaadi halganka geeska ee somalida hormuudka u tahay taas oo lagu wee weeqayo cawaanta gaaska aafeysay

Xabashidu maaweelo ayaay ka bixi la,dahay sida sawirka ka muuqato waa biya xireen farshaxan ah Gaaska digaal baa ka socd...
27/01/2024

Xabashidu maaweelo ayaay ka bixi la,dahay sida sawirka ka muuqato waa biya xireen farshaxan ah

Gaaska digaal baa ka socdo waad dhisteen lkn waay adag tahay si aad ku dheefsataan

Xal doon

Fariintaan xabashidu waay fahmi kartaa
27/01/2024

Fariintaan xabashidu waay fahmi kartaa

"Soomaliyeey waxaydaan ogeyn ayaan idiin ogahay.Waxaa la damacsan yahay in Soomaliya labba maamul loo qaybiyo, oo lagu k...
27/01/2024

"Soomaliyeey waxaydaan ogeyn ayaan idiin ogahay.Waxaa la damacsan yahay in Soomaliya labba maamul loo qaybiyo, oo lagu kala daro Itoobiya iyo Kenya.Waddanka in lalla warreegaa la rabbaa."

Waxaa siddaasi yidhi Faarax Macalin.

10 sano ka hora warkaan somalida lama fahansiin karin lkn maanta somalida waxaay indhaheeda ku aragtaa in bad dii lakala gatay
Halaga fakaro inta fursada la haaysto waxaan aad aragtaan maamul maahan somali dhulkeeda waxaay ku badbaadsan kartaa digaal aay shacabka iyo jabhadaha isu diyaariyaan

Xal doon

Xabashida Ethiopia ayaa warqada aay ku sheegi in isafgarafka ogeed dowlada somalia Waa layaab dunida maanta la noolyahay...
27/01/2024

Xabashida Ethiopia ayaa warqada aay ku sheegi in isafgarafka ogeed dowlada somalia

Waa layaab dunida maanta la noolyahay dad gardaran hadana iisu arka in aay garleyahiin
Xabashida ha loo diyaar garoobo
Balanteenu waa digaal xabashida ka dhan ah
Xal doon

25/01/2024

Xabashidu waxaay u baahantahay faragilin gudaha dhulkeeda ah

1 in la taageero jabhadaha ka digaalamo gudaha

2 in dib loo so ciliyo jabhadii somali galbeed ka digaalami jiray

Xal doon

Waxaa la oggaaday in dagaalladii Itoobiya ka socday sannadadan ay sabbabeen in khadka Internetka la xadiddo,waxaana ka d...
24/01/2024

Waxaa la oggaaday in dagaalladii Itoobiya ka socday sannadadan ay sabbabeen in khadka Internetka la xadiddo,waxaana ka dhashay in lacago Bilyans ah ay khasaarto shirkadda isgaadhsiinta Itoobiya.

Deeganadda Axmaradda,Oromiya iyo Tigreegga ayaa u baddan meellaha khasaaruhu kasoo gaadhay Ethio-Telecom.

Xabashidu waa dal aay ka jirin nolasha caadiga ah waana xabsiga ugu balaaran ee kor ka furan dunidan oo dhan

Xal doon

Askari wax kastaa waxuu ka garanayaa ka adkaaw Dib jirkan calamka waxuu u maleyn horin ciidan ah oo la xukumo
24/01/2024

Askari wax kastaa waxuu ka garanayaa ka adkaaw

Dib jirkan calamka waxuu u maleyn horin ciidan ah oo la xukumo

Barlamaan ku sheega u badan jawaadiis heer calami ah Ayaa yeeelanayo kulan lagu tilmaamay mid indhaha shacabka looga sii...
24/01/2024

Barlamaan ku sheega u badan jawaadiis heer calami ah
Ayaa yeeelanayo kulan lagu tilmaamay mid indhaha shacabka looga sii jeedina

Cadawga so jireenka ah ee xabashida Ethiopia

Xal doon

Basaaska gabalada wuqooyi xukuma oo ka hadlay badii iyo dhulkii uu gatay
24/01/2024

Basaaska gabalada wuqooyi xukuma oo ka hadlay badii iyo dhulkii uu gatay

22/01/2024

In badan oo ka mid ah somalida war umu hayaan xalada dhabta ah ee xabashidu

Ugu horeyn Ethiopia waa wadan qowmiyadaha daga aay ku joogin rabitaan kooda ah

Dhaqaalaha dalka Ethiopia waxuu maraa meshii ugu xumeed taarikhdu waxaa hoos u dhacay lacagta dalka Ethiopia

Taas oo ku hor kuftay dolarka mareykanka iyo dhamaan isku badalka lacagaha calamka

Sido kale Ethiopia waxaay cadeysay in aay bixin waayday lacagihii deeynta ahaa ee lacamka ku lahaa taas oo kor u dhaaftay 29 bilyan dolar

Sido kale waxaay Ethiopia khasaartay dhamaan samcadii aay calamka ku laheed waxaa so xirmay dhamaan iridihii diblomaasiyada

Ururadii aay ku shaqeysan jirtay ee aay iyadu aasaastay ayaay ka dhumani oo aay hada qiima ka laheen

Sido kale militiri ahaan Ethiopia waxaay lumisay milatirigii khibrada lahee ee dalkeeda kuwaas oo u qeybsamay kuwa ku dhintay digaala sokeya

Kuwa dalka ka cararay iyo kuwa aan kaalsooni lagu qabin inta uu xilka imaaday abiy wixii uu qoray oo aan taya laheen baa dalka askar u ah

Xal doon

22/01/2024

Khubarada Ethiopia waxaay ku taliyeen in aan somalia digaal lala galin xiligaan

Halka kuwa u sacabtuma dib jirka siyaasadeed aay mashxarad ku sodhaweyeen

Dhanka kale waxaan heshiis ku sheegaan ka hadlin tigrey oo xasuuqii abid ugu weynaa loogeystay

Amxaarada sidoo kale lama dhacsana sida dib jirka uu wax u wado

Waxaa kuu so haray degaanka somalida shinbir dilna u baahan deyna ubaahan

Xal doon

Ridwan xuseen oo afhayeen u ah nin dibjirka siyaasadeedka ah ee abiy axmed Oo maalmahaan danbe faankiisa lala joogi la,a...
22/01/2024

Ridwan xuseen oo afhayeen u ah nin dibjirka siyaasadeedka ah ee abiy axmed

Oo maalmahaan danbe faankiisa lala joogi la,aa oo sheegi jiray in aay heshiis lagaleen somaliland

Aayna ictiraafi doonaan ayaa calaacal afka furtay markii uu ogaaday in uu digaalka balaartay

Somaliyana aay go,aansatay in wadamada awooda lih aay heshiis difaac la so gali karto

Si damaca xabashidu looga hortaga
Somalia oo haaysato dadka calamka ugu gumeysiga neceb

Dowlada xabashidu hada waxaay xaqiiqsatay in aay sahal eheen bada cas aayna sabab u noqon karto

Burbur ku imaado umadahaan laso aruuri oo xooga lisugu haayo

Xal doon

Xabasho waa taa jigjiga xooga ku haaysato
21/01/2024

Xabasho waa taa jigjiga xooga ku haaysato

21/01/2024

Xabashadu waxa gudaheeda ka jiro calamaka ma oga

Sababti keentay is isbadalkii uu xilka ku imaaday abiy axmed
Waxaa uu ahaa dhibaato iyo xasuuq gudaha ka jiray kaas oo markii danbe heerkulkiisa fikta sare gaaray

Tplf oo hogaanka Ethiopia haaysay ayaa go,aansatay in la keeno nin oramo ah kaas oo magaciisa lagu dajiyo heer kulka

Ka dib marka uu xilka la wareegay abiy axmed dhib badan ka dib waxaa toos ugu suurta gashay in uu ka baxsado gacmaha milkiila yaashii tplf

Tplf oo garawsatay in wax kastaa is badaleen ayaa Ethiopia dhinac ka istaagtay ayada oo waxii dahab iyo lacagtii adkeeda kala baxday bangiga dowlada

Abiy ahmed ayaa u socdaalay imaaraadka carabta asaga oo ka so helay lacag deeyn iyo deeqba isugu jirta

Wax yar ka dib waxaa qarxay digaalkii Tplf iyo Ethiopia kaas oo aay ka dhalatay burburkii iyo khasaarihii abid ugu badnaa

Waxaa sidoo kale meesha ka baxay awoodii milatiriga Ethiopia

Hada xaalka aay Ethiopia ku sugun tahay ma ahan mid u saamaxayo digaal aay la gasho dal aay dadkiisu khibrad fiican u leyahiin digaalka

Xal doon

Xabashida waa gumeysta aan ilbax eheen Iska ilaali
21/01/2024

Xabashida waa gumeysta aan ilbax eheen
Iska ilaali

20/01/2024

Ku sodhawaadka page xal.doon

17/01/2024

Inta muuse taagersan waxa laga hortaagan yahay ma Ethiopia misa waa wax kale

Miirka ha iin so noqdo wllhi xabasho dib u dhac mooyee in aad kheyr ka heleyn wadan

Haso gilin banaanka isaga haayo

Xal doon

Xabashada qac baa ka yeertay
17/01/2024

Xabashada qac baa ka yeertay

  Sida ay xaqiijinayaan wararka lahelayo, diyaarad gaar ah oo siday wafuud sare Itoobiya dhankeeda ka socda, kana soo du...
17/01/2024

Sida ay xaqiijinayaan wararka lahelayo, diyaarad gaar ah oo siday wafuud sare Itoobiya dhankeeda ka socda, kana soo duushay Addis Ababa, kuna socotay madaarka Hargeysa ayaa laga ceshay Hawada Soomaaliya, markii ay bilaa Ogolaansho soo gashay, sheegtayna in ay madax sare wado (VVIP), taasna ay diideen dhinaca Soomaaliya.

Xigasho farah abdulqadir

Xal doon

17/01/2024

Waxaan arkayay wax dhoola tus milatiri u eg oo aay xabashidu sameysay

Laba arimood aaw good somalia waay ka han sareysaa wax la han dado

1 somalia waa dal colaadu caadi ka tahay sodon sano waxaa duqeymo aan kala sooc laheen ka geysanayay
Mareykanka
Faransiiska
Xabashida
Turkiga
Kenya
Waxaas oo dhana waxba k**a badalin taas waxaay cadeyn u tahay in somalia sadax diradood oo deyn lagu so qaatay deyntina labixin kari waay in aan lagu handadi karin

2 maanta dunida waay is badashay oo dowladihii diyaaradaha ugu qaalisan waday waa kuwaa gaza ku ceboobay
Mareykan iyo ingiriis oo ugu danbey waa kuwaa xuuthiyiinta u taag la,a marka

Xabashoy waxba kharash ha is gilinina

Xal doon

Xabashida Ethiopia ayaa ka baaqsatay ka qeyb galka shirka igaad ee aay dowlada somalia dalbatayXal doon
16/01/2024

Xabashida Ethiopia ayaa ka baaqsatay ka qeyb galka shirka igaad ee aay dowlada somalia dalbatay

Xal doon

16/01/2024

Somalia in xabashida laga badbaadiyo waxaay kaga sii baahi badantahay
In maamuladan liita laga bad baaadiyo
Kuwaan diin iyo dhaqin midna malaha

Waa kuwa lagu imtixaanay bulshada somaliyeed
Wax aay ka sheexaana malaha
Dhuunta uun baay wax ka maqlaan
Kan gobalada wuqooyi haadaanta ka tuuray ee dhulkii iyo badiiba xaraashay

Iyo kuwa maamulada qabiileysan haaysto waa dir isku nooc ah waana qurub xaaraam ah sidii cudurki in loo la digaalamo oo aay shucuuta iska qabtaan waa waajib

Dhaqimadooda waxaa kamid ah in aay ayagu cadaw isku yihiin shacabkina cadaawad iisu giliyeen

Gaaladana aay u kala dhuuntaan wax qadiyad ah oo korsiga iyo shilinka dhaafsiisan oo aay leyahiin ma jirto

Anigu waxaan is dhahaa mararka qaar kuwaan waaba jawaasiis oo shaki malahan ee ma waxaa loo tabab baray somali nacey wada jir naceyn

Somalia guul xabashida iyo xabashi raaca hadhacaan

Xal doon

Address

Banadir
Muqdisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xal doon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category