Xafladdii maanta, Madaxwayne Uhuru wuxuu salaanta la dhaafay Raisul-wasaaraha Itoobiya.
Waxaa muuqata loollanka Gobolka inuu meelo adag marayo.
#HogaaniyoHalabuur.
Waligaa sidaan oo kale qof ma is ku jeclaateen.? ila dhameyso qisadaan sxbkagane gaarsii waa sheeko cajiib ah..!!
Faadumo Ibraahim cali
Waa bukaaan ka mid ah qaxootiga degan kaamka kaamil ee degmada kaxda, waxey la xanuunsaneysaa dhiig fadhiyo tubooyinka ugxaan sidayaasha iyo uur ku jirta.
Hooyada gabadha dhashay #Asiaadancabdi ayaa ka warbixineyso gabadheda waxeyna ka codsatey in ey caawiyaan bulshada soomaaliyeed.
Numberka maamada
0617745041
FG: Fadlan caawi ama walalkaaga gaarsii