Hayada hear wamen oo ah hayad ka shaqeeysa arimaha sama falka haweeynka ayaa maanta waxeey deeq rashiin ah u qabeeysay qaar ka mid ah haweeynka soomaliyed... deeqdan rashiinka ah waxee ka timid ilkader oo fadhiheeydo yahay turky..
Hearman ayaa wayahaanba waday u in caawin haweynka somaliyed..
Sikastaba ahaate hayada heran oo kaashaneeyso ilkader oo.fadhigeydo turky ayaa ku midoobay in ee iska gacan siiyaan sidoo wax loogu qaban lahaa haweynka danyarta ah....
Galmudug State Media
Magaalada Cadale Ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxaa ka socda Abaabulkii ugu dambeeyay soo dabar jarida maliishiyaadka aragagixisada ah ee alshabaab.
Ciidadmo iskuugu jira Kuwa Dowlada iyo qabaa’ilka daga shabeelada dhexe ayaa la filayaa Dhawaan in dagaal ku qaadan Al shabaab heesata dhulkooda
Rashid Diiriye oo ku dhawaaqay Xilka Musharaxnimo ee Madaxwaynaha Khaatumo
Rashid Diiriye Faarax oo ku dhawaaqay Xilka Musharaxnimo ee Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Stet Of Soomaaliya
Kooha Weerarka Qaraxyada ku mataaneesan soo qaaday ayaa gudaha Ugalay Hotelada .
Waxaa socdo badbaadinka Dadka gudaha ku jira waxaa lamaqlayaa rasaas xoogan oo is dhaafsanayaan ciidamada Dowlada iyo Kooha soo weeraray Hotelada.
Wixii faahfaahin ah waa idinla socodsiin doonaa oo kasoo kordha.
Qaraxyo isdaba joog ah
Muqdisho caawa waxaa kadhacay Qaraxyo aad u culculus.
Hotelka Hayat, Afric Hotel ayaa lala beegtay Qaraxyada waxaa jiro qasaaro Badan lkn wali faah faahin lagama bixin karo waxaa socoto Rasaas culculus iyo Qaraxyo
Waxaa goobaha qaraxa ka dhacay soo gaaray ciidamada dowlada
Maxaa ku dhacay mulxidkii Gubay Qur’aanka kalaamkii kii eebe
Subhana Allah bal fiiri waxa ku dhacay ninkii Gubay Kitaabka ka Qur’aanka.
Markii hore wuxuu isku dayay inuu Qur’aanka ku gubo masaajid ku yaala Wadanka Australia 🇦🇺 lkn waxaa ka hor istaagay maamulka masjidka oo ku soo baxay intuu San gubin kahor.
Kadib meel jid ah dhaxdiisa buu ku gubay Qur’aanka lkn waxaa kusoo baxay muslimiin badan wuxuu isku dayay inuu carararo lkn gaarigii baa la gadoomay.
Allah ayaa Qur’aankiisa ku dhahay
"انا نحن نزل الدكر وانا له لحافظون "
Police ka Somalia
Hoolgal ay sameeyeen Caawa ciidanka police ka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay burcad Hubeesan iyo maandooriye aad ufara badan.
Baxdo
Waa Qaraxyadii looga Qabtay shabaabka Degmada Baxdo
Baxdo
Dagaalkii ka dhacay Degmada Baxdo waxaa lagu Dilay 40 askri oo Alshabaab ah.
Qaarkalana ayagoo nool nool la qabtay
BAXDO
BAXDO,GALMUDUG
saaka oo jimco ah magaalada waxay ku waa bariisatay Dagaal ku biloowday qaraxyo iyo hubka noocyadiisa kala duwan.
Kooxda Argagixisada ah ee Al shabaab ayaa weerar gaadmo ah kusoo qaaday magaalada Baxdo waxaana iska caabiyay shacabka deegaanka ee magaalada.
Dagaalka waxaa dhashay qasaaro iskugu jira naf iyo maal labadii dhinac ee ku dagaalamay Degmada Baxdo.
Qasaaraha ugu badan wuxuu soo gaaray maliishiyada Al shabaab waxaana dhex daadsan maydkooda aagagii lagu diriray ku dhawaad waxaa laga dilay 20 Al shabaab ah.
Maaha markii ugu horeesay oo ay soo weeraraan maliishiyada Al shabaab Degmada Baxdo, dhowaan waqti lajoogo bilooyin kahor ayeey sidaan ookale usoo weerareen mana usuurta galin ineey qabsadaan.
Baxdo waxay rabtaa Hiil dhanka Dowlada ah in laga dulqaado argagixisada duulaanka ku ah.
Shabaab hadii ay qabsadaan Baxdo magaalada ku xigtaa waa cadaado.
DAGDAG: Daawo Gudoomiye Dhabancad oo yiri “In nala dilo ayan ku siganay. Xitaa Qaboojiyihii ayaa la duleeliyay. Caawa xabad ayaa nalagula harqiyay” Waa Gudoomiyihii Kumeelgarka Barlamaanka oo sheegaya in dil qorsheeysan ay ka badbaadeen~daawo. Galm
DAGDAG: Daawo Gudoomiye Dhabancad oo yiri “In nala dilo ayan ku siganay. Xitaa Qaboojiyihii ayaa la duleeliyay. Caawa xabad ayaa nalagula harqiyay”
Waa Gudoomiyihii Kumeelgarka Barlamaanka oo sheegaya in dil qorsheeysan ay ka badbaadeen~daawo.
Galmudug state media
Hassan Abdinoor Hadii Aad RTN Face Book Page keeda Muqaalkaan Iney Tirto Aad Ku Qancisay ,Wali Qof Kasto Wuu Heestaa Yeelimeyno Mana Ku Aqbali Doonaan 'Kuwa Cagliga U Saaxibka Ah ,Ee Golaha Shacabka Kugulajiro #Ma U Noqon Doontid Gudoomiye Koonfu
Hassan Abdinoor Hadii Aad RTN Face Book Page keeda Muqaalkaan Iney Tirto Aad Ku Qancisay ,Wali Qof Kasto Wuu Heestaa
Yeelimeyno Mana Ku Aqbali Doonaan 'Kuwa Cagliga U Saaxibka Ah ,Ee Golaha Shacabka Kugulajiro
#Ma U Noqon Doontid Gudoomiye
Koonfur Galbeed Wee Heesataa Rag Badan oo Kaa Mudan Ee Hala Dhiira Galiyo ,Kan Yee Sharafta Idin Kaaga Lumin..
Galmudug state media
Siyaasi siyaasadiisa maqaayad ka soo bilaatay.. Galmudug state media
Siyaasi siyaasadiisa maqaayad ka soo bilaatay..
Galmudug state media
Walaalkiin Ahmed Kheyr oo fariin codsi ah usoo diray umada Somaliyeed fadlan u share gareeya gudbiya Fadlan share u dhaha
Walaalkiin Ahmed Kheyr oo fariin codsi ah usoo diray umada Somaliyeed fadlan u share gareeya gudbiya
Fadlan share u dhaha
Intee ayey la egtahay cadaawada siyaasadeyd ee is diidan taas u dhaxeeyso fahad iyo c.rahman. c.shakur. Muuqaalkaan kaga bogo.. Xaquuqda muuqaalka waxaa is kaleh aduunka tv.... Galmudug state media
Intee ayey la egtahay cadaawada siyaasadeyd ee is diidan taas u dhaxeeyso fahad iyo c.rahman. c.shakur.
Muuqaalkaan kaga bogo..
Xaquuqda muuqaalka waxaa is kaleh aduunka tv.
Galmudug state media