Rejo TV

Rejo TV Waa Bogga Facebook ee rasmiga ah Rejo Media Bogga Rasmiga ah ee Rejo cable TV

30/12/2024

𝗤𝗜𝗜𝗠𝗔 𝗗𝗛𝗜𝗠𝗜𝗦𝗧𝗔 𝗦𝗔𝗡𝗔𝗗𝗟𝗔𝗛𝗔 𝗘𝗘 𝗥𝗘𝗝𝗢 𝗧𝗩
Waxaan macaamiisheenna qiimo-dhimis ballaaran ugu sameynay adeega ku shubashada bilaha ah ee Receiverka 𝗥𝗘𝗝𝗢 𝗧𝗩

Qiimo dhimista waxay socon doontaa ilaa laga gaarayo 15 January, 2025
☎️Call us : 344
📞Whatsapp: 61 0941347

Waa Bogga Facebook ee rasmiga ah Rejo Media

Taxanaha   AyaaCawa inoo SaranSHASHADAHA REJO FILMS 🎬🕤 Waqtiga: 7:30 PM📺 Ka daawo Rejo films  CHannel rejo movie
29/12/2024

Taxanaha AyaaCawa inoo Saran
SHASHADAHA REJO FILMS 🎬
🕤 Waqtiga: 7:30 PM
📺 Ka daawo Rejo films CHannel rejo movie


26/12/2024

Barnaamijka Ganacsiga: Xarun $1 Teleefoon Aad Uga Iibsan Kartid. Daawasho Wacan.

21/12/2024

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka, Mudane Dr Abdisalam Abdirahman Mohamed oo kahadlay Shirka Daahfurka Warbixinta Tirakoobka Ganacsiga ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed.

21/12/2024

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac oo khudbad ka jeediyay Shirka Daahfurka Warbixinta Tirakoobka Ganacsiga ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed.

21/12/2024

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) oo khudbad ka jeediyay Shirka Daahfurka Warbixinta Tirakoobka Ganacsiga ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed.

waxaa lasoo gabagabeeyay Daahfurka Warbixinta Tirakoobka GanacsigaHay’adda Istaatistikada Qaranka SoomaaliyeedRejo TV nb...
21/12/2024

waxaa lasoo gabagabeeyay Daahfurka Warbixinta Tirakoobka Ganacsiga
Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed
Rejo TV

nbs.gov.so

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Jama oo daahfuray Shirka Warbixinta...
21/12/2024

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Jama oo daahfuray Shirka Warbixinta Tirakoobka Ganacsiga ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed

Sawiro: Daahfurka Warbixinta Tira-koobka Ganacsiga ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed.Rejo TV
21/12/2024

Sawiro: Daahfurka Warbixinta Tira-koobka Ganacsiga ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliyeed.

Rejo TV

17/12/2024

Bajaajle Iyo Layaab Waa Dhacdo Maalin Walba Taagan.

Rejo TV

16/12/2024

Shacabka Muqdisho oo cabasho ka muujiyay qiimaha Internet oo qaali laga dhigay.

16/12/2024

Shacabka Muqdisho oo cabasho ka muujiyay qiimaha Internet-ka iyo Ku hadalka oo qaali ay ka dhigeen shirkaddaha Isgaarsiinta.

FILMKA CUSUB EE  CAAWA INOO SAARANSHASHADAHA REJO FILMS 🎬  🕤 Waqtiga: 9:30 PM📺 Ka daawo Rejo films  CHannel rejo movie  ...
15/12/2024

FILMKA CUSUB EE CAAWA INOO SAARAN
SHASHADAHA REJO FILMS 🎬

🕤 Waqtiga: 9:30 PM
📺 Ka daawo Rejo films CHannel rejo movie


15/12/2024

Basal Laf Ma Leh: Hadda Ka Horaa Weji Liigu Gaaday Jaceyl Dhan Waa Iska Dhaafay.

15/12/2024

TOOS: Shirweynaha 15aad ee ururka caalamiga ah ee daraasaadka Soomaaliya

15/12/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Dr Hassan SHeikh Mohamud: Aniga Xirfadeyda Saxda Ah Waa Macalinnimo.

Furitaanka Shirweynaha 15-aad Ee Uuruka Caalamiga Ah Ee Daraasaadka Soomaaliyeed.

Rejo TV

15/12/2024

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare XFS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir "Waxaan ku guuleysanay in aan shirkan qabano muddo 35 sanno kadib ,bahda waxbarashada waxaan leeyahay daraasadaha caalamiga ah aan ka faa'iideysano."

Rejo TV

15/12/2024

Prof Cabdalla Cumar Mansuur Oo Si Qoto Dheer Ugu Sheekeyey Taariiqda Shir-Weynaha Ururka Caalamiga Ee Daraasadka Soomaaliyeed Iyo Muhiimadda Uu Leeyahay.

Rejo TV

Address

Waberi District, Mogadishu
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rejo TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rejo TV:

Videos

Share

Category