Abdifatah A Mohamed

Abdifatah A Mohamed The primary objective of my page is to empower individuals with the knowledge to work online and succeed in digital marketing arenasโ€‹

Fatuux.com is an online resource founded in February 2021 by Abdifatah Mohamed, aimed at providing comprehensive guidance in digital marketing and online business. The website offers quality tutorials, tips, courses, tools, and resources based on real case studies and deep research, designed to help users master digital marketing and effectively manage online operations. The primary objective is to empower individuals with the knowledge to work online and succeed in digital marketing arenas

02/11/2024

Muuqaal sameynta ma aha wax sahlan, waxaad u baahan tahay inaad heysato tools ka kuugu haboon. Muuqaalkaan waxaad ku baraneysaa hababka kala duwan oo loo xusho clips ka muuqaalada.

Halkaan ka daawo.
Eng Fatuux

Waxaan ku faraxsanahay inaan gaaray in ka badan 2K oo asxaab ah dhanka YouTube ka. Waxaa sidoo kale sharaf ii ah in bart...
30/10/2024

Waxaan ku faraxsanahay inaan gaaray in ka badan 2K oo asxaab ah dhanka YouTube ka. Waxaa sidoo kale sharaf ii ah in barteyda Youtube ka ay noqotay midda ugu h**eyso oo laga daawado Koorsada Ecommerce oo dhamaanteeda ku baxeyso Af soomaali.

Haddii YouTube ka aad ku qorto ereyga "ecommerce somalia" waxaad arki doontaa in koorsadayda ay ugu h**eyso, arinkaasna idin ka ayaa i gaarsiiyay. Markale Shukran.

Waxaan sii wadi doonaa soo gudbinta wixii wax-tar u leh dhallinyarada Soomaaliyeed, sidoo kalena waxaan horumarin doonaa koorsada Ecommerce ka.

Abdifatah Ahmed Mohamed (Fatuux).

10/09/2024

Waxaa inoo soo gaba gaboobay dufcaddi 1aad ee program keena ahaa Financial Literacy and Digital Marketing. Program kaan waxaa iska kaashaday Benadir University Innovation Hub iyo SomBank.

Barnaamajkaan ayaa ah hadaf kiisa in xirfadaha Digital Marketing ka lasiiyo ganacsatada yar yar iyo ku waaweyn. Waxeyna ku baranayaan sida ay kor ugu qaadi lahaayeen ganacsigooda.

Program kaan dufcadiisi labaad maanta kaliya ayaa ka hartay is diiwaan galintiisa. Hadda is diiwaan gali oo kamid noqo guuleystayaasha Cohort 2.
Benadir University Innovation Hub SomBank

Dowladda waxa ay soo kordhisay canshuurta iibka 5%. Hadaba dadkeena ka ganacsado digital ka sida xayeysiin sameynta, gad...
18/08/2024

Dowladda waxa ay soo kordhisay canshuurta iibka 5%. Hadaba dadkeena ka ganacsado digital ka sida xayeysiin sameynta, gadashada online ka iwm saameyn intee la'eg ayee nagu yeelan kartaa qodobkaan? Fadlan qeybta comment ga inala wadaag fikir kaaga!

06/08/2024

Haddii aad dhiseyso website waxaa muhim ah inaad marka h**e soo qaadato inspiration. Muuqaalkaan waa qeybta 3aad ee website design inpiration. Ila daawo muuqaalka.

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad markasta khabiir ku noqoto majaalka aad ku jirto.Tusaale haddii aad Video Editor tahay ...
05/08/2024

Waxaa lagaaga baahan yahay inaad markasta khabiir ku noqoto majaalka aad ku jirto.Tusaale haddii aad Video Editor tahay ku noqo xirfadaas xariif, waxaadna gaartaa heer dadka ay dhahaan project gaan qof aanan (ahmed) aheyn ma qaban karo.

Aniga waxaan ku jiraa majaalka digital marketing ka. Waxaana ku shaqeynayaa ilaa 6 sanno. Markasta waxaan jeclahay inaan aqriyo buugaagta, articles ka, news ka ku saabsan digital marketing ka. Sidaad darteeda ayaa maanta dad badan oo sxbadeyda ah igu yaqaanan xariif ka digital marketing ka ๐Ÿ˜.

F.G: Sawirka kaliya waa tusaale ee biskoolad ha qaadanin๐Ÿคฃ.

Abdifatah Ahmed Mohamed
CEO Bastami Agency
www.fatuux.com

Maxey tahay sababta ay usoo badanayaa jaamacadaha iney sameestaan xarumo hormarin? Waa maxay sababta ka danbeysa? Faa'id...
27/07/2024

Maxey tahay sababta ay usoo badanayaa jaamacadaha iney sameestaan xarumo hormarin? Waa maxay sababta ka danbeysa? Faa'idada ay leedahay maxey tahay xarumahaas? Wadanka Maxey ka badali karaan xarumahaas horumarineed?

Waa article aan ka qoray jaamacadaha dalka ugu weyn sida SIMAD University qeybteeda SIMAD Innovation Lab, Jamhuriya University of Science and Technology qeybteeda Jamhuriya Incubation Center - JIC iyo Benadir University qeybteeda Benadir University Innovation Hub. Soo aqriso wixii comments ahna igula wadaag qeybta hoose.


Explore how Somali Universities like Benadir University and SimadiLab are revolutionizing education and business through innovation hubs.

27/07/2024

waxa uu ku saabsan yahay website la dhaho one page love. Waxa uu kaa caawinayaa sida aad u naqshadeen laheyd pages ka website ka aad diyaarineyso ama fikrad uga qaadan laheyd.

Hadda Gal
www.onepagelove.com
Booqo website kayga
www.fatuux.com
Kusoo biir Telegram kayga
https://t.me/Fatuuxcade

21/07/2024

Call To Inspiration website kaan waxuu kaa caawinayaa inaad hesho naqshadooyin qurxoon oo websites kale ah, kadib waxaad ku saleyneysaa website kaaga.

Muuqaalkaan markaan duubayay waxuu channel kayga heystay in ka yar 200 Subscribe. Maantana waxa uu heystaa 1792 Subscrib...
16/07/2024

Muuqaalkaan markaan duubayay waxuu channel kayga heystay in ka yar 200 Subscribe. Maantana waxa uu heystaa 1792 Subscribe in kastoo si saaid wax usoo galinin. kaliya 8 qof ayaa ka dhiman 1800 inuu noqdo. Maxaad sugeysaa taleefanka kuu dhow soo qabo subscribe saar channel ka ๐Ÿ˜๐Ÿ˜

Xirfadaha wey badan yihiin waxeyna sida guud u kala baxaan xirfadaha adag iyo xirfadaha jilicsan. Halkaan Waxaan kuugu soo gudbinayaa 5 kamid ah xirfadaha ad...

๐‡๐š๐ฅ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐” ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š!waa qormo yar aan ku saadaaliyay ganacsiga online ka ee Soomaaliyo halka uu ku wajahan yahay iyo w...
15/07/2024

๐‡๐š๐ฅ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐” ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š!
waa qormo yar aan ku saadaaliyay ganacsiga online ka ee Soomaaliyo halka uu ku wajahan yahay iyo waxa maanta kula gudboon inaad sameyso si aad uga faa'ideysato fursadaha soo socdo.

Qeybta Comment-ga iigu reeb aragtidaada. Mahadsanid.
- Abdifatah A Mohamed
- CEO at Bastami Agency

Shirkadda Hormuud Telecom oo leh Waafi App ayee soo kordhisay adeeg aad u muhimsan. Adeegaan ayaa Ah Waafi MasterCard oo...
14/07/2024

Shirkadda Hormuud Telecom oo leh Waafi App ayee soo kordhisay adeeg aad u muhimsan. Adeegaan ayaa Ah Waafi MasterCard oo naga caawinaayo in Lacagteena ku jirta EVC Plus ka aan ku shuban karno MasterCard ka Waafi si dag dag ah sidoo kale Waxaad ku furan kartaa muddo daqiiqad ah Waafi MasterCard.

Article aad u faahfaahsan ayaan kasoo qoray. Fadlan Soo Aqriso

The Waafi App provides access to Somalia's first digital MasterCard, a groundbreaking financial tool in the region.

๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐™’๐™š๐™—๐™จ๐™ž๐™ฉ๐™š ๐˜ฟ๐™š๐™จ๐™ž๐™œ๐™ฃ ๐™‹๐™ก๐™ช๐™จ ๐™Ž๐™€๐™Š ๐™Š๐™ฅ๐™ฉ๐™ž๐™ข๐™ž๐™ฏ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃWaxaan qaadaneenaa ardey tiradoodu yartahay. Koorsadaan wa...
23/06/2024

๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ž๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐Ž๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐‚๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž
๐™’๐™š๐™—๐™จ๐™ž๐™ฉ๐™š ๐˜ฟ๐™š๐™จ๐™ž๐™œ๐™ฃ ๐™‹๐™ก๐™ช๐™จ ๐™Ž๐™€๐™Š ๐™Š๐™ฅ๐™ฉ๐™ž๐™ข๐™ž๐™ฏ๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ค๐™ฃ
Waxaan qaadaneenaa ardey tiradoodu yartahay. Koorsadaan waxaad ku baraneysaa WordPress Web Design oo Dhameystiran iyo SEO oo ah xirfadda socoto oo lagama maarmaan ah markii aad dhiseyso website.

Waxaan qaadan doonaa 3 habeen isbuucii inaga oo isticmaaleyno Zoom. Koorsada waxa ay soconeysaa muddo 2 bilood ah, dhamaanteedana waa practical bilow illaa dhamaad. Waxaad baran doontaa farsamooyinka kala gadisan oo lagu horumariyo ganacsiyada iyo websites ka. Waxaad qaadan doontaa Real Examples oo macaamiisheena aan u sameynay adeegyadaan oo ku bixineyno koorsada.

Values
1. Becoming full web designer
2. Becoming SEO Expert
3. Familiarizing many online techniques
4. Guaranteed job market
5. Full support
6. Full practical with premium themes
7. Expert in Prompt Engineering
8. Having Your Own Doamin
9. Having Your Own Hosting For 6 Months
10. Certificate is Available

Advantages
1. One time payment 30$
2. Access to premium newsletter about Freelancing techniques
3. Short time to become full web designer

Dufcadaan waa middii 2aad. Kaliya waxaa qaadaneynaa 10 ardey.
๐Š๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ข๐ ๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐ฐ๐š๐ฅ๐ข ๐ฆ๐š๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž ๐ค๐š, ๐ฒ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ง ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐š๐ง.
Hadda iska diiwaan gali number kaan hoos ku xusan.
+252 616556606

Maalin h**e baan waxaan la kulmay niman aan sxbo nahay, waxaan is wareysano kadib waxey i weydiiyeen su'aal. "Nio waa ma...
28/05/2024

Maalin h**e baan waxaan la kulmay niman aan sxbo nahay, waxaan is wareysano kadib waxey i weydiiyeen su'aal. "Nio waa maxay website"?. Inaan la yaabay baan ku celiyay su'aal, waxaana weydiiyay "Maxaad ku keenten inaad i weydiisaan"?

Kaftan kadib waxey ii sheegen iney sameysteen Hay'ad ayna soo sharciyeesteen documents keedi oo dhan. Markii la gaaray in Hay'adda loo raadiyo Funding lagu qabto projects ka ay damacsanaayen iney qabtaan baa waxaa lagu soo xujeeyay in Hay'adda ay ka dhiman tahay website.

Waxaa lagu soo yiri meel aan xogtiina ka daalacano iyo activities kiina inoo keena. Sidaas ayeena ii weydiiyeen. Alx niqaash dheer kadib waxaan isla meel dhignay inaan u sameeyo website aad u qurxoon soo jiidasho leh.

Sheekada marka h**e waan kasoo idin qaatay inaan ka hadlo balse waxaan ku keenay, waxaa jiro dad fara badan oo hal abuurayaal ah oo rabo iney is badal ganacsi, dhaqaale sameeyaan. Dunidaan digital ka ah waalama huraan inuu ganacsi kaaga leeyahay website soo jiidasho leh sidoo kalena kordhiyo xawaaraha iib kaaga ama dhaqaalahaaga.

Hadda waxaa laga yaabaa inaad is weydiineyso maxuu ii tarayaa marka inaan lahaado website! Next post ku taxnow
-Engr Fatuux

Wada xariirka wanaagsan ama habka loo cabiro ereyada oo wanaagsanaada waxey kor u qaadi kartaa iibka shirkadda, kalsooni...
25/05/2024

Wada xariirka wanaagsan ama habka loo cabiro ereyada oo wanaagsanaada waxey kor u qaadi kartaa iibka shirkadda, kalsoonida macaamiisha ay ku qabaan shirkadda iyo soo jiidashada dareenka bulshadaada.

Cilmi baaris la sameeyay waxaa lagu ogaaday in 55% dadka ay soo jiitaan ayna saameen ku reebaan body language ka, 37% iney saameen ku reebaan habka codka u ek yahay sidoo kale kaliya 5% iney saameen ku reebaan ereyada la adeegsaday.

Sida aad arkeyso, waxaa dhab ah habka aad u cabireyso ereyada aadna u xulaneyso iyo habka jirkaaga ula falgalayo fariintaada iney yihiin kuwa ugu badan ee reeba saameenta sidoo kalena sameeya xariir wanaagsan ama xun.

Kaliyana ganacsiga ma quseeso ee waxey taabaneysaa jaanib kasta oo nolosha ka tirsan sida lamaanaha, xariirka waalidka, xariirka bulshada aad la nooshahay iyo xariirka rabbi aad la leedahay.

Guuleyso
-Fatuux

Professional WordPress Course Plus SEO๐—™๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ญ๐—ผ๐—ผ๐—บ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ ๐—ธ๐—ฎ.1. Macalinka ayaa kula joogo oo waxaad rab...
21/05/2024

Professional WordPress Course Plus SEO
๐—™๐—ฎ๐—ฎ'๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ญ๐—ผ๐—ผ๐—บ ๐—–๐—น๐—ฎ๐˜€๐˜€ ๐—ธ๐—ฎ.
1. Macalinka ayaa kula joogo oo waxaad rabto markaas ayaad weydiin kartaa
2. Ardey aad isla qaadaneysaan ayaa jiro oo group discussion ah
3. Waxaad ku baraneysaa goobta aad joogto iyo xilli aad u fiican
4. Casharada la qaato waa la duubayaa si aad dib ugu ceshato
5. Assignments live ah ayaa jiro aad soo bandhigi doonto
6. Cilladdii ku qabsato group ka ayaa kula xalinaayo iyo macalinka
7. Iyo faa'idooyin aanan la qiyasi karin

-๐’๐ข๐๐ž๐ž๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š?
Linkiga bio kayga saaran fadlan iska diiwaan gali ama link kigaan iska diiwaan gali ๐Ÿ‘‡
https://forms.gle/3Y596qZMf5GobAJc6
-๐Š๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š ๐ฆ๐š ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ?
Haa wey leedahay shahaado, waxaana bixinaya machadka Abjad Academy.
-๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐š?
Koorsada waxa ay soconeysaa muddo 2 bil ah. Qiimaha guud ee 2da bil waa 20$
-๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š?
1. Sida loo naqshadeeyo websites ka
2. Sida loo isticmaalo Elementor iyo WPBakery
3. Sida loo dhiso SEO dhameystiran
4. Sida aad u hormarin laheyd website jiro

Ma og tahay maanta iney fudeed kuu tahay inaad si FREE ula soo dagto YouTube Thumbnail kasta aad rabto, mid aad soo xado...
20/05/2024

Ma og tahay maanta iney fudeed kuu tahay inaad si FREE ula soo dagto YouTube Thumbnail kasta aad rabto, mid aad soo xado, mid aad isticmaasho iyo mid aad copy gareyso intaba muuqaalkaan ayaad ka daawan kartaa๐Ÿ‘‡

Muuqaalkaan waxaad ku ogaaneysaa habka aad ula soo dagi karto youtube thumbnail kasta. How to download Youtube Thumbnail | Youtube Thumbnail Downloader. Visi...

Waligaa maku fakartay inaad YouTube Thumbnail aad jeclaatay  la dagto. Hadaba waxaan kuu keenay the best tool aad ugala ...
18/05/2024

Waligaa maku fakartay inaad YouTube Thumbnail aad jeclaatay la dagto. Hadaba waxaan kuu keenay the best tool aad ugala dagi laheyd any YouTube Thumbnail oo walina 100% FREE ah.

Waxaan soo galin doonaa muuqaalkaas YouTube kayga ee hadda subscribe sii dheh๐Ÿ‘‡

Hi, Iam Fatuux๐Ÿ˜Š The founder and the main instructor here at Fatuux. In this channel we will discuss more about; 1. Business development strategies 2. Startup Online Business Ideas 3. Digital Marketing Strategy 4. Web Development 5. How To Make Money Online 6. SEO Strategies 7. Content Marketing S...

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252616556606

Website

https://freeseo.fatuux.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah A Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah A Mohamed:

Videos

Share