Hubsiimo m group

Hubsiimo m group Hubaal,Hab cusu iyo Howl Cusub

Hasaawe ku raale geliya,Har ka Dhigo HUbaal. HUbaal iney Howl gasho waxaa iska kaashaday wariyaal Khibrad u leh hawshooda.

27/02/2024

Kaga maaran Ayuuto
Kaliya bishii bixi $100
Kuna hel Boos 20x15 ah.

wa fursad qaali oo weliba xadidan
ka wac 0618138227

23/02/2024

Kaga maaran Ayuuto
Kaliya bishii bixi $100
Kuna hel Boos 20x20 ah.

Cumar Abuubakar Xusein ayaa ku dhex dhintey masjid ku yaalla D/Wanlaweyn isagoo tukanaya salaada Duhur. alle ha u naxrii...
22/01/2024

Cumar Abuubakar Xusein ayaa ku dhex dhintey masjid ku yaalla D/Wanlaweyn isagoo tukanaya salaada Duhur.

alle ha u naxriisto .

Dhiig isku yeela ree kgsTeam washansi kgs aawey. Share Ninkaan waxaa uu isku dayey in uu liido kgs maxey tahay sababta a...
12/01/2024

Dhiig isku yeela ree kgs

Team washansi kgs aawey.
Share

Ninkaan waxaa uu isku dayey in uu liido kgs maxey tahay sababta aan follow noogu yahay waa in aan kala labanaa.

FOLLOW ME MY DHIIGGA.

04/01/2024

DEG DEG MUUSE BIIXI AYAA HADDA ISBITAAL LOOLA CARARAY.

21/09/2022

Quruxoow sharafo ,mursal waji badanaa kkkkk

17/09/2022

" Sheekh Umal hadii uu Jeclaadey Wasiir Khadiija , Aniga ha ii yimaado waan u meherin doonaa ..." Boqorka Beelaha Gabooye

17/09/2022

Cusmaan ozil oo soo bandhigay jacaylkiisa cusub.

16/09/2022

Follow like and share

06/09/2021
27/12/2020

Muuji jaceylka aad u qabto Rasuulka
💛Scw💜scw❤scw💛scw💙scw🧡scw💜scwscw💜scw❤scw💛scw💜scw🧡garsi walalaha kale oo Share garey🙏

Page,ka dhaha

16/12/2020

Dheh (ALXAMDULLILLAAH)oo Allahaada u towbad keen.❤❤❤❤❤❤❤

23/11/2020
Quruxdii Guriceel oo Soo Baxday Kadib Mideeyntii Galmudug!
04/10/2020

Quruxdii Guriceel oo Soo Baxday Kadib Mideeyntii Galmudug!

24/07/2020

Hadaad ka heshay kalaamka Alle ee uu codka quruxda badan ku aqrinayo wiilkan soo qor Masha Allah siina shere garee wll

14/03/2019

Inta Qur'anka jecel unbaa sii SHARE gareen doonto insha Allah intaasna kamid noqo💛.

13/03/2019

Hadii uu Muuqaalkani kusoo Gaaray Fadlan Soo Qor "MAA SHAA ALLAH" Siina Share Garee (ilaahay Kahyr Haku Siiyo)

AQRISO Caaisha Wali Lama Aasin, Waa Tuma Caaisha? Allaha u naxariisto. Please u duceey • Caaisha Adan Ilyaas Waa TumaWax...
25/02/2019

AQRISO Caaisha Wali Lama Aasin, Waa Tuma Caaisha? Allaha u naxariisto. Please u duceey

• Caaisha Adan Ilyaas Waa Tuma

Waxey dhalatay 12 April 2007, waxey ku dhalatay magalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

2 bilood kadib dhalashadeeda 13 sano ayey ku beegneed. Haatan waxey jirtay 12 sano

Caaisha waxey ahayd Gabar aad iyo aad u qurux badan oo heybad ka muuqato. Waxey dhowaan dhameen rabtay quraanka kariimka

Dariskeeda oo aan wareystay waxey ii sheegen in Caaisha ay ahaan jirtay gabar maskiin ah. Xishoodna badan

• Goormee La Waayay Caaisha

Jimcihii lasoo dhaafay 22 bishaan ayaa hooyadeed waxey u dirsatay hilib inay usoo iibiso kadib markii ay ka timid dugsiga

Kadib waala waayay jimcihii ilaa xalay. Waxaan aniga rabay inaan maanta soo baafiyo lakin war naxdin leh ayaa halmar soo yeeray.

• Wey Kufsadeen Kadibna Xubinta Taranka

Saakay irida gurigeeda ayaa lasoo dhigay iyadoo ku jirta jawaan cad.

Markii la feeday jawaanka waxaa ku jirta Caaisha maskiin oo qaawan, oo la kufsaday kadibna laga jaray xubno kamid ah jirkeeda sida xubinta taranka 😭

Waxaa laga jaray dhagteeda midig, sankeeda dhiig badan ayaa ka daadanaayay.

• Isha Ayey Ka Rideen

Caaisha intaas looguma ekeen waxaa kaloo laga riday isha midig. Waxaa kaloo laga sakiimeeyay caloosha iyo qoorta (alla ilaahayow)

Wey kufsadeen, nafta ayey dhaafiyeen Caaisha. Weyna jarjareen wallahi billahi

• Wali Lama Aasin Caaisha

Meydka Caaisha oo saakay la helay ayaa caawa wali ku jira saalada isbitaalka Gaalkacyo

Booliska magalada ayaa sheegay in la baarayo. Walina gacan laguma haayo wuxuushtii, nacalad sidaan u galay caaisha.

• Yaa Sidaan Caaisha U Galay

Lama oga kuwii saan u galay maskiin caaisha lakin 7 nin oo waaweyn ayaa la sheegayaa in dhacdadaan ka dambeeyen

Dhacaan si hordhac ah loo qaaday ayey dhaqaatiirta sheegeen in kufiga gabadha ay isugu tageen todobo nin.

Dadka falkaan kula kacay gabar aan qaangaarin ayaa magalada Gaalkacyo ku jira. Waana la qarinayaa

• Hooyadeed Maxey Igu Tiri

"Qofkii ugu horeeyay ee jawaanka furay aniguu ahaa. Markaan arkay sida loo galay gabadheeda caaisha waxaan ku suuxay isla meeshii"

"Kufsiga kaliya ayaan rabi lahaa in loogu ekeeyo lakin qofkii arki lahaa sida caaisha loo galay wlh ilin dhiig leh ayaa ka daadan laheed"

"Caaisha gabadha kaliya aan aduunka ka fiirsanaayay ayey aheed. Walaalaheey Somaliyed waxaan ka codsanayaa in maskiintaas yar cadaalad la iigu raadiyo"

Innaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. Alla xanuun badanaa, laa ilaaha illalaahu Maxamed rasuusulah. I am speechless

• Waajib Ayey Kugu Tahay

Share gareey postigaan Alle ayaan kugu dhaarshee si aad ugu hiiliso walaashaa Caaisha Maskiin si cadaalad ay u hesho

Please hadii aad ka damqatay geerida Caasho u duceey. Allow janada ka waraabi Caaisha

Waxaa Qoray: Idris cabdiqadir.

22/02/2019

Heesaha ayaad share-gareeysaa ,si uu allaah Denbigaga u dhaafo Share-garee, KALAAMKA ALLAAH.

Like saar HUbaal,............ si aad ula socotid mar walba.

Address

12a
Mogadishu
4321

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubsiimo m group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hubsiimo m group:

Videos

Share

Category



You may also like