Sakariye suulnuuge waa buuxin karaa booskii uu walaalkiis ka baxey,
#share
Qurux badanaa markii aad xoolo dhaqaneyso.
Caseyr Axmed Ganaje
maamulka dhallinyarada iyo kan sports-ka degmada wisil oo jawi qurux badan ku qaaadanaya beerta nabaddda degmada wisil.
#share #like
Caseyr Axmed Ganaje
Gasa wali waxaa ka socdo xasuuqa muslimiinta reer flastiin iyo bur-burinta guryahooda.
Wiilka 2sano jirka ah oo wisil joogo waxa uu jecelyahay inu naftiisa uhibeeyo d.d.iyo diinta.
Bal eeg ilamahaan yar_yarka ah.
Madaxweynaha galmudug musharaxa ugu cadcad.
Laandheere reer mudug ah saan lamarooya🤣🤣
BirmadIi xasan shiikh 🫡🫡waxaa sameeyey farmaajo masameyn karaa camal,😅
Walaalnimo "naftu waa amaanee aaskeyga geerida 😪adaa ibud dhigaayoo iigu gacan danbeeyee"
Walaalnimo #share #follow
Mw xasan shiikh oo amaan kala kor dhacey beesha saruur🤣😅
Carabta falaad badanaa cajiib🤗🫡
Aawey reer football ⚽️ 🙌 goal kaan maxaa ka tiraahdeen.
Bashiir maxamed nuur bashiir ololaa allaah caafiyo waxa uu ku naafoobey difaaca qaranka. Isagoo kuwaayey qaar kamid ah xubnihiisi qaaliga ahaa.
War maxaa heley xariifkaan 🤣😂
Taliye shuute "qoriga laguu dhiibi doono number kiisaa lagaa rabaa"
Gurmad kii ugu horeeyey ee ka ruqaansadey degmada wisil oo gaarey degmada xarar-dheere.
#share #followers
Muuqaal dareen gaar ah xambaarsan🥰🥰
#share page #follow dheh
Ragga baaruudda ku saxuurta oo idin leh soon wanaagsan. #share
Xasan shiikh oo dastuurkii heer gaban gabo ah umaaryo😂😂