OneChelsea Somali Fans

OneChelsea Somali Fans Halkani waa Page-ka Rasmiga ah ee taagerayaasha Chelsea ee Soomaliyeed, kala soco wararka Xoog Weynta
(254)

๐Ÿ’ฅMacalinka kooxda mar la weydiiyay waxa oo u sameen waayay badalo, wuxuu yiri:- ๐Ÿ—ฃ๏ธ"Neto aad buu u fiicna, Jadon wuu fiic...
05/01/2025

๐Ÿ’ฅMacalinka kooxda mar la weydiiyay waxa oo u sameen waayay badalo, wuxuu yiri:-

๐Ÿ—ฃ๏ธ"Neto aad buu u fiicna, Jadon wuu fiicna, Jackson wuu fiicnaa, Cole wuu fiicna, Enzo wuu fiicna, Moi [Caicedo] wuu fiicnaa, Levi wuu fiicnaa, Josh [Acheampong] wuu fiicna... ma jecli inaa badalo iska sameeyo marka."

โ™ป๏ธCiyaartii shalay kaliya 1 Ontarget ciyaartoyda Chels sameeyen, Jackson wuxuu qasaariyay 2 Jaanis oo goal cad ah, hdana macalinka wxuu aaminsan yahy inee ciyaartoyda dhan ficnayen badalna loo baahneen.

macalinka 4tii kulan u dambeesay kooxda dhibcaha lumisay wxuu sameenaye celcelis 1 badal oo waliba 78'dqiiqo kadib ah ...sidoo kale sida hdalkiisa ka cad wuxuu %100 aamisnanhy inee waxba ciyaarta ka badi karin ciyaartoyda Kursiga keydka fadhiso, sidee u aragtaa.

-Abdi

Baafin:!!!Waxaa la baafinayaa Siham Mohamed jaamac oo 11 jir ah waxa ayna ka soo luntay Degmada Hilwaa garan ahan xafada...
05/01/2025

Baafin:!!!

Waxaa la baafinayaa Siham Mohamed jaamac oo 11 jir ah waxa ayna ka soo luntay Degmada Hilwaa garan ahan xafada waxarcade agagaarka Shaaciye

Hadaba waxaa si naxariis leh Leydin kaga codsanayaa in cidii aragtaa ay kusoo hagaajiso
Tell number 0615987370 ama 0616279738

Mahadsanidiiin
Plz share dheh si an uwada radino Insha Allah

05/01/2025

Xaaladaan maxaa keenay ? ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ

04/01/2025

Maxaa ka qaldan Kooxda ?

Da'ayarka Dhawaan Ka so Qalin Jabiye Academy'da Cobham Josh Acheampong Ayaa Markii ugu Horeyde ku Bilawday Kulan Premier...
04/01/2025

Da'ayarka Dhawaan Ka so Qalin Jabiye Academy'da Cobham Josh Acheampong Ayaa Markii ugu Horeyde ku Bilawday Kulan Premier league ah.

Xidigan Ayaa Si Fcn Uga So Dhalalay Conference league waxuna ku kasbaday Aaminaada Macalinka Isago Ka so Hor Bilawday Tosin iyo Disasi isago 18 jir ah.

Nasiib Wacan Josh๐Ÿ™Œ

~Eisse Abdekader

Rasmj: Shaxda Chelsea Kaga Hortagayso Palace.Waxa Muuqdo Isbadel Badan Dhanka Daafaca ah Iyado kursiga Keydka lo dhaadhi...
04/01/2025

Rasmj: Shaxda Chelsea Kaga Hortagayso Palace.

Waxa Muuqdo Isbadel Badan Dhanka Daafaca ah Iyado kursiga Keydka lo dhaadhiciye Tosin iyo Disasi badelkooda se ku so bilawden Josh Acheampong iyo malo Gusto.

Maxa Filanaysa? Sadasha

~Eisse Abdekader

04/01/2025

Hordhaca Ciyaarta Maanta. ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘€

04/01/2025

Midkee kula saxan 2-daan Fikiri ? ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘€

04/01/2025

๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ ๐‘๐š๐›๐š๐ฃ โšก

Waa Talent Kale O kaso baxaya Akademiyada Cobham Halkas kaso dawo Xogta Ibrahim Rabaj Page-ka Qabiirkana Follow garey ๐Ÿ’™๐Ÿ™Œ.

~ Ali Binu Haji

04/01/2025

Disasi waxaan shaqadiisa ma'ahan, xisaab Lee kasoo gashay๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜„
Dekz Yare 22

It's Match Day ๐Ÿ”ฅ  โšฝ๏ธ -Chelsea x Crystal Palace ๐Ÿ† - Premier League - Wareega 20-aad - ๐Ÿ•ค - 6:00 Fiidnimo  ๐ŸŸ - Selhurst Par...
04/01/2025

It's Match Day ๐Ÿ”ฅ

โšฝ๏ธ -Chelsea x Crystal Palace
๐Ÿ† - Premier League - Wareega 20-aad -
๐Ÿ•ค - 6:00 Fiidnimo
๐ŸŸ - Selhurst Park
๐Ÿ“บ - beIN Sport 2
๐ŸŽ™๏ธ - Hassan Al-Aidarous

Saadashada Hoos Nagula Wadaag?

03/01/2025

Shirka jaraaid oo dhameestiran. ๐Ÿ‘‡๐Ÿฝ๐Ÿ‘€

03/01/2025

Shantaan-5 weerar Yahan ayeey Chelsea mid kamid ah soo qaadan doontaa, Kee ayaa u fiican Chelsea?!
Dekz Yare 22

03/01/2025

Ninkaan ilaa intee aaminsan tahay ?

Lautaro Martรญnez yarkaan ka warama Hadii kooxda la keeno Super miyaa mise๐Ÿ”ต๐Ÿ‘• Aniga ahaan ninkaan waa Classic Plyer kubadi...
02/01/2025

Lautaro Martรญnez yarkaan ka warama Hadii kooxda la keeno Super miyaa mise๐Ÿ”ต๐Ÿ‘• Aniga ahaan ninkaan waa Classic Plyer kubadiisa Chelsea ayey Talaa

Burhan Ali Macow

Disasi hadii uu boxo, Chelsea waxee keeni doontaa Mid kamid ah Daafacyadaan kasoo baxay Academy-yada.
02/01/2025

Disasi hadii uu boxo, Chelsea waxee keeni doontaa Mid kamid ah Daafacyadaan kasoo baxay Academy-yada.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OneChelsea Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OneChelsea Somali Fans:

Videos

Share