29/05/2024
Jaceylku ma'aha Afka oo aad ka tiraahdo waan ku jeclahay, balse waa Dareen ku xiran Ficil kaas oo u baahan daryeel💐
Ogoow Ruuxa ku jecel wuxuu kaa mudan yahay waa siduu kugula Dhaqmo, taas micnaheeda waxey tahay markasta Qofka ku jecel wuxuu jecel yahay Wanaagaaga, adigana taas mid la mid ah ayaa kula gudboon inaad Dareensiiso💐
Qalbiga wax jecel mar kasta waa Dhibane, mar kasta u baahan Dhayid, Dhowris, Qaddarin iyo Koolkoolin💐
Qofka dhabta kuu jecel, kuguma Dareensiiyo jaceylkiisa inuu Afka kaaga sheegto oo keliya, balse Ficilka ayaan ka marnayn meesha💐
Kelmad keliya oo aad ku tiraahdo Ruuxa ku jecel ayaad ku waayi kartaa, kuna Heli kartaa, Qofka ku jecel, waayo wuxuu Cabiraa mar kasta Hadalkaaga iyo Hab-dhaqankaaga💐
Gawadha ku jecel cuno ugu dhig eryada naxriista badan Waxaan kuu jeclahay sidii loogu talo galay in gabadh loo jeclaado maa rabo inaan ku waayo waayo daqiiqad walba xiisahaaga igu sii biira💐💋💋🫀