07/11/2023
Hadii aan so koobno boostigi u danbeye ee kusaabsana wax-barashada,
Waxabarashadu waa labo :
A - mid aad ku baraneeso dhaqanka wanaagsan, nolosha iyo dhamaan xiriirkaga dadka kale ,
B- mid aad ku baraneeso xirfad aad ka dhigato daqliga dhaqaalahaaga!
Labadaani waxaa ugu muhiimsan tan h**e! Balse haatan noqotay mid dayac badani ku jiro.
Hadii taasi dayac galana waxay Qatar ku tahay Dhamaan nolosha qofka iyo tan bulshadaba!
Waxbarashadaas ku xusan qeebta "A" waxa laga kasbadaa ama laga helaa aqoonyahanada wadaadada diinta.
Ugu danbeen waaa lagama maarmaan aqoontada sharciga nolosha in aad kordhiso si maalinle ah!
Culumada ku xernaaw shareecada rabina Baro taasi waxay ku bari doonta qeebo badano kamida nolosha, iyo dhaqamo wanaagsan oo xal u ah dhibaato yin badan oo bulshada dhib kuhaya.
Waxaad a ogaan doonta sawabta koonka lagu keenay iyo sawabta aad unooshahay, waxaad ogaan doonta xikmadaha qarson ee ku jira waxa indhahaagu qabtaan cir iyo dhulba.
Subax qurux badan Kusoo biir bageena