Ashqar boy wax ka dhib badan wa wayy
Ramadan Mubarak team pubg
Cida kaliye e somalia ka waalan waa carabta
Challenge waali ah🤣😂Part12
Challenge waali ah🤣😂Part10
Challenge waali ah🤣😂Part11
Challenge waali ah🤣😂Part9
Challenge waali ah🤣😂Part8
Challenge waali ah🤣😂Part7
Challenge waali ah🤣😂Part6
Challenge waali ah🤣😂Part6
Challenge waali ah🤣😂Part5
Challenge waali ah🤣😂 part4
Challenge waali ah🤣😂part3
Challenge waali ah🤣😂 part2
Dhabtii tani waa fadeexo waana ceeb Qarankeenna oo dhan ku dhacday.
Dhabtii tani waa fadeexo waana ceeb Qarankeenna oo dhan ku dhacday. In martidii caalamka nooga timid loo waayo meel ay fadhiistaan waxay ka hor imaaneysaa dhaqankeennii suubanaa.
Cajiib!! Waaba Shiikh Axmed Madoobe iyo Xil. Mahdi Guuleed oo Mikroofan heysta oo Xildhibaanadii dalka ka codsanaya in ay hoolka doorashada banaanka uga baxaan, shacab soo yaacay oo aan la garan karin mansabkooda oo xafladii buuxdhaafiyay.
Xafladaha heerkeedu sidaan u sarreeyo looma magacaabo qofka aad jeceshahay lagamana ganacsado ee waxaa loo xulaa dad leh waayo-aragnimo iyo qibrad. Dad badan ayaa isla markiiba dhaliilay laakiin waan la yaabaneyn dadkaas.
10-kii Sano ee la soo dhaafay waxaan tagay wax ka yar 7 Xaflad sababtuna waa nuxur la'aanta habka aan wax u sameysano iyo dad iska yaacaya oo aan is maqleyn.
Waxaan talo ku soojeedinayaa in Madaxweynuhu xafladda ka dib u yeero uga mahadceliyo wixii wanaagsan oo ay qabteen kulana xisaabtamo fadeexadaan maanta nagu dhacday.
Tan ma ahan wax la aqbali karo dalka sharafkiisu waa masuuliyad wadareed ay tahay qofkasta inuu dhankiisa ka dhowro.