Astaan TV

Astaan TV Astaan TV is cable TV systems operator that currently serves Mogadishu with terrestrial digital telev

Astaan tv is localTelevision Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs.

Markale iyo Weydiimo !Astaan waxay qabanaysaa tartanka Weydiimo ee bisha Ramadaan, kaasoo lagu bixin doono abaalmarin la...
06/02/2024

Markale iyo Weydiimo !
Astaan waxay qabanaysaa tartanka Weydiimo ee bisha Ramadaan, kaasoo lagu bixin doono abaalmarin lacageed oo dhan $2000 (labo kun oo doollar).
Dadka soo codsada Barnaamijka ayaa marka h**e maraya tijaabo wajiga h**e ee imtixaanka qiimeynta , waxaana kuwa soo gudba ay toos uga qeyb gali doonaan Weydiimo. Barnaamijkan oo ay taabbogelinayso Shirkadda Dahabshiil muddada soo codsashadu waxay ku eegtahay 8-da bisha Febraayo 2024.
Haddii aad doonayso inaan ka qeyb gasho barnaamijka Weydiimo waxaad ka soo codsan kartaa lifaaqa hoose:-

bit.ly/waydiimo

05/02/2024

Ballamin: Maxaad ka taqaan Fannaanka qaada Heesta dhawaan caanbaxday ee “Nagaaday haddaan ku helay”.
Ka daawo Astaan Tv Caawa 8:30 fiidnimo.

Nala wadaag  sawirkaagii kuugu horreeyey ee aad bartaan soo galiso?📸
04/02/2024

Nala wadaag sawirkaagii kuugu horreeyey ee aad bartaan soo galiso?

📸

04/02/2024

Kaalin Intee la’eg ayuu Facebook ku leeyahay nolashaada.

YouTuber-ka iyo Film sameeyaha caanka ah Cusmaan Hoosow (Hosow Pro) oo lagu soo dhaweeyay xarunta Astaan.
03/02/2024

YouTuber-ka iyo Film sameeyaha caanka ah Cusmaan Hoosow (Hosow Pro) oo lagu soo dhaweeyay xarunta Astaan.

Kulan ay iskugu-yimaadeen dhallinyarada ka soo laabtay dalalka carbeed oo ka dhacay Astaan. لقاء جمع صومالي المهجر الذين...
03/02/2024

Kulan ay iskugu-yimaadeen dhallinyarada ka soo laabtay dalalka carbeed oo ka dhacay Astaan.

لقاء جمع صومالي المهجر الذين تربوا في دول الخليج ثم عادوا إلى وطنهم.

Waxaannu mudane Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad) qoyskiisa iyo cid kastoo dhibsatay ka raalli gelinaynaa warbixin aa...
03/02/2024

Waxaannu mudane Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad) qoyskiisa iyo cid kastoo dhibsatay ka raalli gelinaynaa warbixin aan maalintii shalay ahayd ku baahinnay barteenna Facebook,taasoo ay ku jireen macluumaad aan sugnayn.
Waxaan mar kale Xuseen Maxamed ka raalli gelinaynaa xogtaasi ay wax ka qaldanaayeen ee aan faafinnay.

03/02/2024

Fannaankii qaariga isku beddelay

01/02/2024

Munaasabadda Daahfurka Adeegga Caymiska Caafimaadka ee Baraka Kaaliye Care.

Munaasabadda Daahfurka Adeegga Caymiska Caafimaadka ee Baraka Kaaliye Care.
01/02/2024

Munaasabadda Daahfurka Adeegga Caymiska Caafimaadka ee Baraka Kaaliye Care.

01/02/2024

"Halabuurkan oo kale waan dhiirigelinayaa wax weyn ayuu bulshada u tari doonaa".

Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam.

01/02/2024

Markii h**e qoyska iyo qaraabada ayaa caymis inoo ahaan jiray. Laakiin hadda waxaan ku dhiirigelinayaa bulshada iyo qeybta dhallinyarada ee aan hoggaamiyo waa inay ka faa'ideystaan. Barako Insurance waxaan leeyahay wacyigelinta badiya oo xoogga saara, bahda sports kana aad ugu wacyigeliya.

Wasiirka wasaarada dhallinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Barre

01/02/2024

"Barako waa inay wacyogelin badan ka sameyaan muhiimadda Caymiska uu uleeyahay bulshada".

Senator Prof. Dr. Cismaan Maxamuud Dufle

01/02/2024

"Taariikhda islaamka way ka jirtay in wax la isku darsado oo umaddana wax utarto".
Sheekh Cabdulxayi Sheekh Aadan.

01/02/2024

"Markii aad caymis galeysid waa inaan ufahannaa inuu yahay maalgashi. Markii ay qatar timaado, waa marka aad u baahan tahay inaad ku badbaado caymiska aad gashay". Dadku waa inay maalgashadaan oo wax kasta ayaa isbeddeli kara.

Dr Cali Yaasin, gudoomiye ku xigeenka Bankiga dhexe Soomaaliya

01/02/2024

"Hay'adaha maaliyadda waxaa ku socday kobaca, kaliya waxaa laga yaabaa inay bulshada fahmayeen xawaaladaha, laakiin hadda waxaa la fahmayaa muhiimadda caymiska uu leeyahay".
Dr Yaasiin Cibaar Gudoomiyaha Ururka Bankiyada Soomaaliyeed

Munaasabadda Daahfurka Adeegga Caymiska Caafimaadka ee Baraka Kaaliye Care.
01/02/2024

Munaasabadda Daahfurka Adeegga Caymiska Caafimaadka ee Baraka Kaaliye Care.


01/02/2024

Muuqaal kooban: Maalinka 2-aad ee Madasha aqoon isweydaarsiga wacyigelinta iyo fahamka heshiiska AFCFTA iyo hirgelinta xog-keydiyaha ganacsiga Soomaaliya.

Sawirro: Dufcaddii 10-naad oo maanta ka qalinjebisay jaamacadda Plasma faraceeda Beledweyne.
01/02/2024

Sawirro: Dufcaddii 10-naad oo maanta ka qalinjebisay jaamacadda Plasma faraceeda Beledweyne.

SAWIRRO Q-3aad: Maalinka 2-aad ee Madasha aqoon isweydaarsiga wacyigelinta iyo fahamka heshiiska AFCFTA iyo hirgelinta x...
01/02/2024

SAWIRRO Q-3aad: Maalinka 2-aad ee Madasha aqoon isweydaarsiga wacyigelinta iyo fahamka heshiiska AFCFTA iyo hirgelinta xog-keydiyaha ganacsiga Soomaaliya.

01/02/2024

Agaasimaha guud ee wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mr Mohamed Saney Dalmar ayaa soo xiray aqoon-isweydaarsiga socday labada maalmood loogana hadlayey wacyigelinta iyo fahamka heshiiska AFCFTA iyo hirgelinta xog-keydiyaha ganacsiga Soomaaliya.

01/02/2024

Hadal jeedinta Dr. Aadan Deerow, Agaasimaha Waaxda wax-soo-saarka Xoolaha iyo Cilmi-baarista ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa,
Maalinka 2-aad ee Madasha aqoon isweydaarsiga wacyigelinta iyo fahamka heshiiska AFCFTA iyo hirgelinta xog-keydiyaha ganacsiga Soomaaliya.

Mr Zakariye ayaa soo bandhigay soo jeedin ku saabsan Xariirka Macluumaadka Ganacsiga Soomaaliya (STIP). Boggaan ayaa la ...
01/02/2024

Mr Zakariye ayaa soo bandhigay soo jeedin ku saabsan Xariirka Macluumaadka Ganacsiga Soomaaliya (STIP). Boggaan ayaa la daah-furtay 2 sano ka hor , ayaa ujeedadeedu tahay in la xoojiyo soo dejinta iyo dhoofiyeyaasha Soomaaliyeed si ay u helaan macluumaadka ganacsiga iyo habraaca, hoos u dhigista kharashaadka iyo fududaynta hababka ganacsiga xudduudaha isaga gudba.

Dr. Aadan Deerow, Agaasimaha Waaxda wax-soo-saarka Xoolaha iyo Cilmi-baarista ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta i...
01/02/2024

Dr. Aadan Deerow, Agaasimaha Waaxda wax-soo-saarka Xoolaha iyo Cilmi-baarista ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, oo khudbad u jeediyay dadweynihii ka soo qayb-galay Aqoon-is-weydaarsiga, ayaa iftiimiyay awoodda xooggan ee ay Soomaaliya u leedahay dhoofinta Xoolaha iyadoo laga faa’iidaysanayo AfCFTA.

Mudane Cabdulqaadir Xuseen, Xubin ka mid ah Mashruuca DRIVE ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, ayaa khud...
01/02/2024

Mudane Cabdulqaadir Xuseen, Xubin ka mid ah Mashruuca DRIVE ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Aqoon-is-weydaarsiga xog ku saabsan xoolaha Soomaaliya, isagoo soo bandhigay awoodda baaxadda leh ee qaybtan, wuxuuna carrabka ku adkeeyay doorka muhiimka ah ee ay ku leedahay dhoofinta.

Mr. Chris Lewis Jones, La-taliyaha Sare ee Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa jeedinaya hadallo wax-ku-ool ah ...
01/02/2024

Mr. Chris Lewis Jones, La-taliyaha Sare ee Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa jeedinaya hadallo wax-ku-ool ah oo ku saabsan muhiimadda Xariirka Macluumaadka Ganacsiga ee Ganacsiga Soomaaliya.

SAWIRRO Q-2aad: Maalinka 2-aad ee Madasha aqoon isweydaarsiga wacyigelinta iyo fahamka heshiiska AFCFTA iyo hirgelinta x...
01/02/2024

SAWIRRO Q-2aad: Maalinka 2-aad ee Madasha aqoon isweydaarsiga wacyigelinta iyo fahamka heshiiska AFCFTA iyo hirgelinta xog-keydiyaha ganacsiga Soomaaliya.

Address

Astaan
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252617747421

Website

https://linktr.ee/astaan

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Astaan TV:

Videos

Share

Category

Our Story

Astaan tv is premium pay Service Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs.

ACCESSIBILITY:

In the past, one needed to install three different dishes on their home rooftop to access local and international channels. But with Astaan you can have all your favorite channels with just one small antenna and receiver.

LOCAL CONTENT:

Nearby media companies