Warsameh

Warsameh Halkan Kala Soco Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay Ee Guud aaaahaan Soomaliyaa

Ka jawaab su'aalo aan fikir kaaga baahneyn oo bil kasta biilkaaga shaqeyso https://premise.app.link/RMzb7Wvolrb
02/07/2022

Ka jawaab su'aalo aan fikir kaaga baahneyn oo bil kasta biilkaaga shaqeyso https://premise.app.link/RMzb7Wvolrb

Earn money by completing tasks, surveys, sharing opinions, or taking photos

19/01/2022

Muqdisho kusoo mushaax habeenkii si nabad ah

Waa Hees Cusub oo Lamagac Baxday  {Soomaali Diid} heestan miraheeda waxaa ku farayareystay fanaanka weyn Ina Dalmar sido...
05/08/2021

Waa Hees Cusub oo Lamagac Baxday {Soomaali Diid} heestan miraheeda waxaa ku farayareystay fanaanka weyn Ina Dalmar sidoo kale waxaa ku luqeyn doonaa isla fanaanka weyn ee Ina Dalmar iyo Kaafiyo Xurmo dhageysi iyo daawasho waca

Waa Hees Cusub oo Lamagac Baxday {Soomaali Diid} heestan miraheeda waxaa ku farayareystay fanaanka weyn Ina Dalmar sidoo kale waxaa ku luqeyn doonaa isla fa...

https://youtu.be/km10vph-sek
25/02/2021

https://youtu.be/km10vph-sek

SHACABKA SOOMAALIYEED WAXEY KHIBRAD BUUXDA U LEEYIHIIN DAGAALADA SOKEEYE DHIBAATOOYINKA LAGA DHAXLI KAROSidaa darteed shacabka soo maaliyeed dagaal diyaar um...

https://youtu.be/Drh6MHkNpMw
08/12/2020

https://youtu.be/Drh6MHkNpMw

walaal ma jeceshahay inaad wax ka barato jaamacadaha dibada adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo walaal waan kaa caawin karnaa arintaas hadii aad tahay...

26/03/2020

Dr.Guutaale oo ka hadlay covid19 saameynta uu ku yeelab karo dhibaatadiisa shacabka soomaaliyeed talo wanaagsana uga soo jeediyay umada.

12/01/2018

Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka.

Madaxweynaha ayaa kala hadlay ganacsatada kaalinta ay ku leeyihiin horumarka dalka, caqabadaha ku xeeran ganacsiga iyo qorsheyaasha ku aaddan qaabeynta iyo horumarinta fursadaha ganacsi ee dalka.

Hormuudka ganacsatada ee uu la kulmay Madaxweynuhu ayaa soo bandhigay sida ay uga go’antahay in ay kaalin mug leh ka qaataan qorsheyaasha lagu hormarinayo dalka, iyagoona xaqiijiyey in ay markasta garab taaganyihiin dowladdooda si looga gudbo waqtiyadii muragada badnaa ee soomaray shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliya kaalinta qiimaha badan ee ay ka qaateen samata bixinta dalka muddadii bur burka, waxa uuna ugu baaqay in ay sii laba laabaan dadaalkooda si loo xaqiijiyo hiigsiga ku saleysan Soomaaliya nabad ah, dadkeeduna nolol wanaagsan ay heystaan.

Intaas kaddib, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xarigga ka jaray dhismaha xafiisyada Shirkadda isgaarsiinta Golis oo ah dhismaha ugu dheer ee laga hirgeliyey magaalada Boosaaso. Sidoo kale waxa uu daah furay adeegga Internetka ee xawaarehiisu sarreeyo (Fiber Optic) oo markii ugu horreysay laga hirgelinayo deegannada Puntland.

“Farxad weyn ayey ii tahay in aan idin kala soo qeyb galo maalgashigan aad ku sameyseen dalkeenna. Waxaa xaqiiqo ah in adeegyadan iyo horumarkan ay ka tarjumayaan dadaalka iyo hor u socdka ganacsatada Soomaaliyeed” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxa uu kormeeray qaybo ka mid ah suuqyada magaalada Boosaaso iyo goobaha loo nasasho tago isagoona ka soo dukaameystay goob ganacsi oo ku taalla bartamaha magaalada,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu ku suganyahay magaalada Boosaaso waxa uu kulamo wada tasho oo ku saabsan mustaqbalka dalka iyo dib u dhiska Qaranka la qaadanayaa qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Bari.

30/11/2017

Aduunyo maxaad ka taqaanaa?

Address

Mogadishu
MOGADISHU/WARDHIIGLEEY,WARDHIIGLEEY,BANADIR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsameh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warsameh:

Videos

Share