Deeq-Dajiye Media

Deeq-Dajiye Media Dhammaan asxpta pageka like gareeya folow hala dhoho si aynu u helno asxpo wanaagsan sida adiga oo kaleeto ah.

Permanently closed.
Malakul jibriil Ayaa U yimid Rasuulka SCW Waxa Uu Ku yiri:Xabiibkii Allow Malakul mowd Ayaa Albaabka Taagan Waxaana Uu K...
06/07/2021

Malakul jibriil Ayaa U yimid Rasuulka SCW Waxa Uu Ku yiri:Xabiibkii Allow Malakul mowd Ayaa Albaabka Taagan Waxaana Uu Ku Weeydiisanayaa Fasax Ee ma Soo Gali Karayaa? adiga Hortaa Weligiis Qof Kale idin Ma Weeydiisan๐Ÿ˜ญ

Rasuulja C.S.W Waxa Uu Ku yiri "Soo Gal dheh' Waa Uu Soo Galay Nebiguu Salaamay Ka dib Waxaa Uu ku yiri.๐Ÿ˜ญ

Xabiibkii Allow Waxaa isoo diray Allaah ุงู„ู„ู‡ Maadaama Noloshaadii Aduunka Kaaga dhamaatay labo mid Adigaa khiyaar u leh, in Aad aduunkan aad baaqi isaga Sii Ahaatid Ama in Aad la Kulantid allaah.๐Ÿ˜ญ

Rasuulka farta ayuu kor U taagay Waxaa Uu Ku Cel'celiyay Allaah! La Kulankiisa Ayaan doortay.๐Ÿ˜ญ

Ka dib Malakul'mowd madaxa Nebiga ayuu ka soo fadhiistay isagoo Ruuxdiisii dhaahirka aheeyd ka Qaadayo.๐Ÿ˜ญ
ุตู„ูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… โฃ

Markaad Dhameyso Walaal Ku Salli 3 jeer Waxaa Adigane Toban jeer Kugu Salinayo Allah! Jazakalahu khayr.

Ka dib Dar ilaah U Share Garee kheyrka ayaa Ugu Wanaagsan Wax la faafiyo.

Waa Kuma Wiilka ay hadal hayaan Gabdhaha Somaliyed iyo guud ahaan Gabdhaha Caalamka.Cameron Herrin waa 21 sano jir u dha...
06/07/2021

Waa Kuma Wiilka ay hadal hayaan Gabdhaha Somaliyed iyo guud ahaan Gabdhaha Caalamka.

Cameron Herrin waa 21 sano jir u dhashay dalka Mareykanka oo 2018 Gaari ku jiiray Haweeney iyo gabadheeda yar.

Cameron xiligaas wuxuu ahaa Under Age oo lama xukumi karin lakin haatan Maxkamada ayaa goโ€™aamisay in ay ku xukuntay 24 sano oo xabsi ah.

Gabdhaha caalamka oo kuwa Somalida ku jiraan ayaa ka xumaaday xabsiga fog ee lagu xukumay Cameron, iyagoo baraha bulshada ku muujinaya inuusan u qalmin.

Sababta ugu weyn ayey ku sheegeen inuu yahay Wiil aad u โ€œQuruxโ€ badan oo u qalmin inuu xabsiga kasoo baxo isagoo 45 sano jira.

Wiilkan ayey Gabdhaha Somaliyed intooda badan aad u soo hadal qaadayaan. Iyagoo ereyo dareen leh adeegsanaya si jaanis kale loo siiyo Cemeron Herrin.

By Deeq Dajiye

Kaliya mid uun baad u codeyneysaa
06/07/2021

Kaliya mid uun baad u codeyneysaa

Maalin walba waxaa inoo dhalata Qorax balse Galabkii ayey dhacda sidaas oo kale Aadanaha nool waxaa ka nusqaamaya cimrig...
06/07/2021

Maalin walba waxaa inoo dhalata Qorax balse Galabkii ayey dhacda sidaas oo kale Aadanaha nool waxaa ka nusqaamaya cimrigiisa, cimri dheer oo cibaado leh Eebe hana siiyo.๐Ÿ˜ฅ

Gabar Pakistani ah oo layirahdo Huma Mopini aya rabtay inay ku soo aqalgalan iyada iyo Saygeda cusub wadanka Giriiga lkn...
06/07/2021

Gabar Pakistani ah oo layirahdo Huma Mopini aya rabtay inay ku soo aqalgalan iyada iyo Saygeda cusub wadanka Giriiga lkn nasiib xumo Visaha Aya loodiiday ninkeda.

Ayada oo kaliya ayaa heshay Visaha Wadanka markay gaartay Wadanki malinwalba sawir ayay uso diri jirtay iyada oo mujinaysa inay u xiistay ninkeda oo ay kalinimo daremayso kana xun tahay.

Jacaylkeeda dhab ma yahay????๐Ÿค”

QISO CAJIB AH OO KU DHACDAY GABADH MACLIMAD AH. Macalimad Dugsi wax ka Dhigta ayaa waxay tiri: marka uu Aadaanku socdo X...
06/07/2021

QISO CAJIB AH OO KU DHACDAY GABADH MACLIMAD AH.

Macalimad Dugsi wax ka Dhigta ayaa waxay tiri: marka uu Aadaanku socdo Xiisadayda waan Joojin jiray, Ardaydana waxaan ku oran jiray Aadaanka iyo Aqinka Salaadda Dhexdhedooda Ducada ilaahey wuu Aqbalaa ee Badiya Baryada Eebbe, muddo markaan sidaa ahaa ayaa Maalin waxaan Arkay Ardayad mar walba si Deg deg ah ilaahey u Barida, kuna Raagta (Daahda)

Ducada! markaas ayaan u Imid waxana ku iri:- Adigu mar walba ilaahey ayaad Baridaa ee Maxaad Weydiisataa?,

Gabadhii yareed waxay igu tiri:- Waxaan Maqlay in Ducada la Aqbalo Xiligaan, intaas oo Dhana ilaahey Hal Duco oo kaliya ayaan ku Celceliyaa oo aan Weydiistaa! waayo Hooyaday markay i Dhashay wax Dambe ma aysan Dhalin, markaas Anigana waxaan Murugoodaa marka Dadku ay ka Sheekaynayaan Walaalahooda, ilaaheyna waxaan Weydiistaa inuu Gabadh kale nagu Arzaaqo oo Wehel ii noqota, Hooyadeyna waxey i Dhahdaa Adigu Gabar baa tahay ee ilaaheey Wiil inooga Bari, marka imminka ayaan ilaaheey Baryaa si uu Wiil iyo Gabar noogu Arzaaqo iyo Wiil kale oo ka kale Wehel u noqda.

Haddaba, Muddo ka dib Macalimadii oo meel Waddo ah Mareysa ayaa waxaa ka soo Hor baxday Gabadhii yareed, waxayna ku tiri:- Macalin Ducadeyda Ilaah wuu ii Aqbalay oo Hooyadey Laba Maalin ka hor ayaa waxey Umushay Saddex Mataano ah, Labo Wiil iyo Gabar.

Maclimadii aad ayey u yaabtay, sida uu Rabbi uga Aqbalay Gabartaasi Ducadeeda, iyo sida ay Gabartaasi u Heshay Niyadeeda sidii ay ka Rabtay.

La wadaag asxaabtaada.

Allw waalideenteena u ixsaan fal
06/07/2021

Allw waalideenteena u ixsaan fal

06/07/2021

SCHOOL_____LOVE Short video

Hadaad aaminsantahay awooda alle weyne soo qor ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ
06/07/2021

Hadaad aaminsantahay awooda alle weyne soo qor ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ

06/07/2021

SCHOOL__LOVE_๐Ÿ˜_short_video

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ูŠู‡
04/07/2021

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ูŠู‡

Waa hooyo xanuunsan ha gudbin adoon u duceyn siina share garee muslimiinta kale si ay ugu duceeyaan.
04/07/2021

Waa hooyo xanuunsan ha gudbin adoon u duceyn siina share garee muslimiinta kale si ay ugu duceeyaan.

Waa aabe ilmihiisa u shaqeynaya _______SHAQADU MAGASHO YARAAN IYO WEYNAAN mid toona
04/07/2021

Waa aabe ilmihiisa u shaqeynaya _______SHAQADU MAGASHO YARAAN IYO WEYNAAN mid toona

Ha gudbin adoon soo qorin_______Saliga nabiga  ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ูŠู‡
04/07/2021

Ha gudbin adoon soo qorin_______Saliga nabiga ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ูŠู‡

In wax labarto kuma xirna ______FAQIIRNIMO IYO TAAJIRNIMO
04/07/2021

In wax labarto kuma xirna ______FAQIIRNIMO IYO TAAJIRNIMO

Address

Mogadishu
4505

Telephone

+252683524505

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq-Dajiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share