29/11/2023
๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐บ๐ผ๐ผ๐ฑ ๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ Qawaarijta arxanka daran ma awoodaan iney hor istaagaan ama xitaa ka hadlaan camirooyinka muqdisho.
1. Waxaa ku furan dagaal dhulka ah ma awodaan iney xitaa soo xasusutan muqdisho.
2. Wey ka baqaan muqdisho waayo waxaa aad ugu badan dhalinyarada dhar cadda ee aan la fahmeenin lana socda dhaqdhaqaaqa qof kasta oo muqdisha joogo.
3. Ma hestaan dhaqaale
waxaa laga xiray dhamaan ilaha dhaqaalaha kasoo gali jiray.
4. Ma awodaan iney malaayiinta qof ee xiratay camirooyink lasoo hadlan ama u hanjaban.
5. Inta badan magalada waa lagu xiray camirooyin ka cid kaata oo dhib gesata waa laso qabanaa si fudud oo waqti yar ah.
6.waxaa la cirib tiray qawarijtii muqdisho ugu shaqen jirtay iyo cid kasta oo la shaqen jirtay arxan lawayaasha dila hoyooyinka iyo caruurta ee qawarijta.
Muwaadin xiro camirada hana ka cabsan qawarij gabalkoodi dhacay kuna nool geedaha hostooda iyo godadka duurka gobalada.
Xiro camiradda adiga ayey badbaado ku tahay.