Waaya ha nolosha

Waaya ha nolosha kusoo dhawoow gacma furan welcome to my family news

20/02/2024

Maahmaahyo soomaalida

اللهم انصر  الشعب الفلسطيني المظلوم من اليهود😪😪😪😔😔😭😢😥😓😣😖😞😱🥹🥺اللهم امين يا معشر الشباب ادعو له في شعب فلسطين 😭😭😭
17/10/2023

اللهم انصر الشعب الفلسطيني المظلوم من اليهود😪😪😪😔😔😭😢😥😓😣😖😞😱🥹🥺
اللهم امين يا معشر الشباب ادعو له في شعب فلسطين 😭😭😭

Ma samayn lahayd Ballan qaadkaas oo kale hadii uu qofkaaga kaa codsan lahaa🤔Wuxuu yiri: Waxaan balan kaaga qadayaa oon k...
14/10/2023

Ma samayn lahayd Ballan qaadkaas oo kale hadii uu qofkaaga kaa codsan lahaa🤔

Wuxuu yiri: Waxaan balan kaaga qadayaa oon kuu saxiixayaa inaan weligaa gabadh kula guursan oo aanan kula labayn oon wehelkaaga ahaanayo inta noloshayda ka dhiman qaali🫀🥺❤️

Iyadana Waxay tiri: Anigana waxa iga balan ah oon kuu saxiixayaa naftaada iyo nafta ubadkena aktayda inayna ku dayacmayn kuuna noqonayo raaliyo gaari kuu ah gacaliye🥺❤️

❤👨‍👩‍👧‍👦💍😊

Shacabka  ree falastiin  maanta Maalin wayn Ayay utahay taasu  waxay tusaale. Cad utahay Inay muslimiintu saray donaan m...
07/10/2023

Shacabka ree falastiin maanta Maalin wayn Ayay utahay taasu waxay tusaale. Cad utahay Inay muslimiintu saray donaan maalin uun

Allah ayaa na leh
( ولا تهنو ولا تحزنو وانتم الاعلون ان كنتم مومنين )
Hadaciifina, hana murogoona idinka Ayaa saray dona hadaa mu,miniin tihiine

Ayad kale ( والعاقبة للمتقين ) ciribta danbe kuwa Allah ka cabsada usugnaatay

Maanta Maalin waaye caalamul islaami ku wayn

Diktoor Maxamed Al-Mahdi oo ku takhasusay Neerfayaasha ayaa wuxuu yiri; " Waxyaabaha ragannimada xoojiya ma ahan cuntooy...
06/10/2023

Diktoor Maxamed Al-Mahdi oo ku takhasusay Neerfayaasha ayaa wuxuu yiri; " Waxyaabaha ragannimada xoojiya ma ahan cuntooyin la qaato iyo dawooyin gaar ah, laakiin waa saddex sheey oo keliya.
1. Inuu qofku Nafsiyan u deggan yahay, nolol degganna ku jiro wax buuq ahna uusan ku furneyn.
2. In uu qofku Soomo, waayo Soonku wuxuu sare u qaadaa Hormoonka ragga ee (Testestrone), waxaana Soonku uu sare u qaadaa awoodda ragga illaa 130%.
3. Inuu qofku dhiso awoodda Wadnihiisa, waayo wadnaha waxaa laga doonayaa inuu soo daayo dhiig badan oo uu ku shubo xididdada Taga xubinta taranka ragga. Sidee lagu kordhin karaa awoodda wadnaha? Waa inuu qofku sameeyaa Isboorti ama Exercise joogta ah.

Dhaqtarkaan xaqiiqdii waa nin ILAAHAY aqoon siiyay.

Saddexdaas ninkii fahma uma baahna in lacagta looga dhameeyo cunto hebel iyo daawo hebel ayaa u roon ragannimada.

Yahya Yussuf

06/10/2023

JUMCA MUBARAK asxpta

06/10/2023
“Aniga waan ogolahay in ninkeeyga mustaqbalka ila guursado oo wax dhib ah uma arko haduu isaga awoodo wuu ila guursan ka...
13/09/2023

“Aniga waan ogolahay in ninkeeyga mustaqbalka ila guursado oo wax dhib ah uma arko haduu isaga awoodo wuu ila guursan karaa gabar kale” .. Xamda Hiil-hableed

War Dag Dag : Sawirka rasmiga ee Teleefonkii ugu dambeeyay adduunka ayaa daqiiqado kahor lasoo saaray. Waa iPhone 15 Pro...
13/09/2023

War Dag Dag : Sawirka rasmiga ee Teleefonkii ugu dambeeyay adduunka ayaa daqiiqado kahor lasoo saaray. Waa iPhone 15 Pro Max. Qiimahiisa wuxuu ka bilaabanaa $1,500 ilaa $1,600

Shaashadiisa waa 6.7 Inch, Kaamiradiisa waxey la timid tahay Tan kaamirada ugu qaalisan dunida ee Somtan. Waa 5G+ Internetkiisa. Waana High Speed

Mention dheh qof aad jeclaan laheed inuu telefonkaan kuu gado ama ay kuu gado. Yaan lagaaga hormarin mentionka

08/09/2023

Warkaan maxaa kajiro gabdhooy

Idil Barkhad Ayaa sameeysay Application cusub oo lagu magacaabo WadnaKulan, kaas oo raga iyo gabdhaha Somaliyed ee ku no...
07/09/2023

Idil Barkhad Ayaa sameeysay Application cusub oo lagu magacaabo WadnaKulan, kaas oo raga iyo gabdhaha Somaliyed ee ku nool Canada iyo USA ay calafkooda ka raadsan karaan.

Hadii aad dooneyso lamaanahaaga rasmiga dhowaan iska diiwaan gali WadnaKulan oo laga yaabo inaad ka hesho wiil ama gabar ku qancida oo ku nool USA ama Canada

Idris Alteeso

20/08/2023
Sheekh Diiday inuu 100g oo Dahaba Ku meheriyo Gabadh iyo sabaabta.Axaddii lasoo dhaafay waxaa magaalada Wajeer ee gobolk...
16/08/2023

Sheekh Diiday inuu 100g oo Dahaba Ku meheriyo Gabadh iyo sabaabta.

Axaddii lasoo dhaafay waxaa magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ka dhacday arrin hadal-heyn badan dhalisay, kaddib markii sheekh magaalada caan ka ah uu diiday inuu isu mehriyo lammaane is guursanayay.

Xafladda ayaa la qabanqaabiyay, cunnadii ayaa la diyaariyay, waxaana keliya la sugayay imaatinka sheekha iyo inuu meherka dhaco, hase yeeshee dib u dhac badan oo aan la fileyn ayaa ku yimid qabsoomidda meherka.

Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Xuseen Sheekh Ibraahim oo ah sheekha diiday inuu lammaanaha mehriyo oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in meherka ay gabadhu dalbatay uu ahaa mid qaali ah, sidaas darteedna uu u diiday codsiga ay qoysku soo gudbiyeen.

"Gabadha aabbaheed ayaa isoo wacay iina sheegay igana codsaday inaan gabadhiisa mehriyo, balse markii uu igu yiri meherkeeda waa 100g oo dahab ah ogow, ayaan diiday," ayuu yidhi.

Markii cadadkaas dahabka ah lagu qiimeeyay lacagta shilinka Kenya waxay noqotay ku dhowaad hal milyan.

Sheekha ayaa sheegay in diidmadiisa ay daaran tahay meherka qaaliga ah oo dahabka ah aysan ahayn mid ku fiican dhaqanka.

"Haddii la qiimeeyo ilaa 20 neef oo geel ah waaye, waxaas guur ma aha wax fiicanna ma aha," ayuu yidhi.

BBC.

Sidee u aragtaa Aduu.?

Qoys u dhashay Shiinaha ayaa dacwad ku oogay nin dhinyaro ah oo inantooda guur ka doonayey, kaddib markii uu bixin waaye...
30/06/2023

Qoys u dhashay Shiinaha ayaa dacwad ku oogay nin dhinyaro ah oo inantooda guur ka doonayey, kaddib markii uu bixin waayey lacagta casuumad isbarasho oo ay qoyska isugu yimaaddeen.

Wiilkan ayaa qoyska inanta u fidiyey casuumaddan isbarashada iyo ogeysiinta doonista inanta ahayd.
Waxa uu qorshihiisu ahaa in ay u iman doonaan inanta iyo waalidkeed oo keliyi, laakiin waxaa amakaag ku noqotay markii uu hudheelkii casuumadda ugu yimid 23 qof oo qoyska inanta ah.

Markii cuntadii la dhammaystay ayaa wiilka loo keenay biilka oo noqday lacag u dhiganta 2'817 doolar, taas oo uu kaga jawaabay in uu lacagta bixinteeda ka baxsaday.

Inanta uu doonayey ayaa isku dayday in ay xaaladda dhedhexaadin ka gasho, waxa aanay wiilka u soo bandhigtay in iyady ay lacagta kala badh bixinayso isaguna inta kale bixiyo, laakiin waa uu diiday. Isaga oo ku adkaystay in uu bixinayo keliya lacag u dhiganta $562.

Ugu dambayn, qoyska inanta ayaa go'aansaday in maxkamadda ay u gudbiyaan dacwad ay ku dalbanayaan in wiilkan laga qaado lacagta.

Si kastaba ha ahaato ee waxaa xiise leh in maxkamaddu ay gartii siisay wiilka, iyada oo xukuntay in xaq loogu leeyahay in uu bixiyo keliya kharashka cuntada ay cuneen isaga iyo inanta uu doonayey. Taas oo isku noqonaysay $197.

Arrintan ayaa doodo ka dhex abuurtay bulshada, laakiin sida ay ku warrantay shabakadda Sky news, Dadka Shiinaha oo ah dad dhaqan ahaan aad u urursan ayaa badankoodu ay la jiraan wiilka.

Haddaba , adiga maxay kula tahay.

Kamaal Marjaan

30/06/2023

Nasiim waa Hooyo Hindi ah oo dhashay caruur somali ah Afsomaligana ugga turjunta somalidda Hindia tagga

30/06/2023
23/06/2023
13 Sana kadib ayuu Alla ugu bishaareyay dhalashada canugeedi ugu h**eeyay oo ay ka quustay dhalmada ilma oo dhan .Waa Ay...
31/05/2023

13 Sana kadib ayuu Alla ugu bishaareyay dhalashada canugeedi ugu h**eeyay oo ay ka quustay dhalmada ilma oo dhan .

Waa Ayeeyo Nasiib u yeelayay in ay aragto Gabadheeda canugii ugu h**eeyay ay dhasho 13 sana kadib waa farxada ugu weyen waalidka in ay arkaan ilmahooda ilaaaha ay sii dhalaan.

Ugu danbeen way heshay wayna faraxsan tahay ee Allaha ugu bar baariyo caafimaad & Bad qab ia

Arintan maxay ku tuseesaa?

Zakariye Timacadde

Turki Khaalid oo u dhashay Sucuudiga ayaa dadaal dheer kaddib waxa uu 32 sano kaddib helay Hooyadiis oo Masaari ah oo ay...
15/05/2023

Turki Khaalid oo u dhashay Sucuudiga ayaa dadaal dheer kaddib waxa uu 32 sano kaddib helay Hooyadiis oo Masaari ah oo ay Aabihii kala tageen isagoo 4 jir ah, khilaaf qoysna uu sabab u ahaa in muddadaa fog ay kala maqnaadaan Hooyadiis.

Astaamaha Gabadha Quruxda badan ! 🥰✋.1. Sadex ha u dheeraato• Sanka• Qoorta • Timaha2. Sadex ha u yaraato• Dhexda• Afka•...
30/04/2023

Astaamaha Gabadha Quruxda badan ! 🥰✋.

1. Sadex ha u dheeraato
• Sanka
• Qoorta
• Timaha

2. Sadex ha u yaraato
• Dhexda
• Afka
• Cagta

3. Sadex ha u madoobaato
• Afka
• Indhaha wiilkooda
• Timaha

4. Sadex ha u cadaato
• Cidiyaha
• Indhaha
• Ilkaha

5. Sadex ha u casaato
• Carabka
• Calaacalaha gacmaha
• Calaacalaha lugaha

6. Sadex ha u waynaato
• Indhaha
• Badhida
• Kubka

"Waxaa isoo korisay Hooyodeey, Aabaheey wuu dhintay. Waxaa Xamar imid anigoo yar, waxaan ka imid magaalada Cadaado halka...
25/04/2023

"Waxaa isoo korisay Hooyodeey, Aabaheey wuu dhintay. Waxaa Xamar imid anigoo yar, waxaan ka imid magaalada Cadaado halkaas aan ku dhashay kuna barbaaray. Xamar markaan imid waxaa lii geeyay walaashey oo lagu qabo magaalada Buulabarde halkaas ayaa muddo joogay.

Intaas kadib, walaasheey iga weyn oo aan Buulabardi la joogay iyo Hooyodeey oo markaas Cadaado joogtay ayaa Nin aan rabin igu dareen sidaan ayaa ku guursaday ninka anigoo yar. Guurka ninkaas wuxuu ii ahaa kufsi kaas guur kuma tilmaami kari maxaa yeelay guri ayuu silsilad iigu xiri jiray ninka markii uu baxaayo.

Inaa banaanka aado iima ogolaan jirin. Wuu jirdili jiray markasta, intii lugaha iga xiro ayuu guriga kor iga soo xiri jiray. Cunto yar oo isaga ku filan ayuu guri geeni jiray isaga kaligiis ayaa cuni jiray, kaalay ila cun ima dhihi jirin. Uur markaad qaaday ayaa gabar ugu dhalay si silac ah kadib waa ka cararay waxaa usoo laabtay magaalada Muqsisho".

Xannaan Shidane oo Qisso dheer oo xanuun badan ka sheekayneysay ayaa sidaas tiri.

Dowladda Sacuudiga ayaa shaacisay in berri ay tahay Ciidul Fidri, waxaana warkaan lagu qoray bogga rasmiga ah ee Xaramey...
20/04/2023

Dowladda Sacuudiga ayaa shaacisay in berri ay tahay Ciidul Fidri, waxaana warkaan lagu qoray bogga rasmiga ah ee Xarameynka.

"Gabadh ayaa xidhiidh jeceel dhab ah oo adag naga dhaxeysay. Xilli h**e oo aan yaraa ayay eheed jeceelkeena balse xasuus...
20/04/2023

"Gabadh ayaa xidhiidh jeceel dhab ah oo adag naga dhaxeysay. Xilli h**e oo aan yaraa ayay eheed jeceelkeena balse xasuusihii ay igu reebtay ayaa wali qalbigeyga ku jira. Xilligii aan is jecleen guri joog ayaa ahaa ma shaqeyn jirin balse waxaa go,aansatay anigoo shaqo gacanta ku heynin inaa gabadha ku doonto lacag yar oo aan haystay.

Aniga iyo sadax kale oo dhalinyaro ayaa guriga gabadha tagnay, sifiican ayaa noola soo dhaweeyay, gabadhiina waa nala siiyay, runtii aad baan ugu farxay sida ay ii soo dhaweeyeen qoyskeeda. Gabadhii markaa guursaday, waxaa la dajiyay Hooyadeey iyo Aabeed gurigooda halkaas ayay iskula nooleen intaa shaqo ka helaayay.

Balse markii dambe shaqo ayaa helay waana isku filaanaaday, gabadhiina guriga ayaa dajiyay. Shan kadib oo aan awlaad la,aan eheen gabadhii iyadoo raali iga eheen ayaa furay waana kala tagnay balse 20 sanno oo hadda la jooga jeceelkeena waxaan gabadha ka dalbaday cafis maadaama aan aniga qalad ka galay. Aniga waxba haysanin ayay i raacday balse calafkeena ayaa dhamaaday. Furiinka gabadhaas illaa hadda waan ka shalayaa".

Sidaas waxaa yidhi Cabdi Curiye oo ilmeynayo.

Maama Kariima oo u dhalatay Aljeeriya ayaa iyadoo oyneysa sheegtay in owlaaddii ay dhashay ay isaga tageen xannaaneyn iy...
20/04/2023

Maama Kariima oo u dhalatay Aljeeriya ayaa iyadoo oyneysa sheegtay in owlaaddii ay dhashay ay isaga tageen xannaaneyn iyo daryeelna ay ka weysay, taas badalkeedna ugu baaqeen in goobaha waayeelka lagu xannaaneyo ay takto.

kaligeed ayey hadda gurigeeda ku nooshahay, dadka dariska ayaana caawiya, inta ka dhiman bisha ramadaan in ay caawiyaanna waa ay diideen kuwii ay dhashay.

11/04/2023

Qiso Jaceyl xanuun 🥺💔 🥺 part 3

Address

Banadir
Mogadishu
ZOBE

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaya ha nolosha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category