Yahuuda waxay sitoos ah u beegsadaan gawaarida gurmadka
Waxay sawir ka bixiney saah xasuuqa ba'an ay gey saneyso Israel
Xitaah waxaa laga soo sheegaayo marina gaza ineysan haysan wax dadka burburka hoostiisa looga soo saaro aynan jirin
Dagaaladaan waxay u muuqdaan in ay muujinaayaan aakhiro samaan ka
Bal arag meeshaan waa biyaha ay is ticmaaleen kooxda dabdamiska ayadoo la arkaayo iney dadku biya ahaan u istic maalayaan biyaha ku daatay dhulka
is bitaalka ay hadda ay gabaad ka dhigteen gumeystaha Israel dhaqaatiirta waxay adeegsadaan tooshashka mobile lada ayadoo la warinaayo in bukaanada qalab ka ku xiran aysan koronto la'aan shaqeyn karin
Shalay ilaa iyo maanta dowladaha goonfur Africa iyo dowlada kale sida turkey ayaa ka cod saday maxkamada danbiyada ee heeg iss si loola xisaab tamo madaxda gumeeystaha Israel
Waa dhismayaasha dadka dagan yihiin oo duqeymo lala beegsaday
Dadka ku hoos jira burburka dhismayaasha malahan khalab lagu badbaadiyo ayaa lahey nin
Dhibaatada heesata dadka reeer gaza waxaa u dheeri ah am Ambalance yada Malahan wax CBR si loola tacaalo dhibanayaasha
Waa masaajidka ugu dambeeyay eee ay burburiyeen yahuuda
Yaaa Allah ilaahow caawi dadkaani
Meedadka wixii dinta waxaa la iskugu geynaah barxada hore ee hospital ka al shiffa
Waa sida xaqdarada loo xasuuqaayo caruurta iyo dadka maatada ah
Ilaahow saan wax ka badal
Allah waxaa lagu yiri dheh allhamdulilaah
Waa hadda al jasiira live ka saaran duqeen took ah oo socota
Waxey dhooban yihiin hospital al shifa oo ay xareereeyeen meedadka kuwa kale oo gaaraya 120 ayaa horay loo duugay ku waani waa kuwa cusub dhax daadsan gudaha hospital ka