22/02/2024
Axmed Adan oo kasoo jeeda Beesha ISAAQ gaar ahaan ARAB h**ena uga tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maydkiisi laga helay qol uu ka deganaa Hotel ku yaal Muqdisho.
Ciidamada ammaanka ayaa xiray Haweenay qolka xildhibaanka loogu tegey taas oo sheegtay in AHUN Axmed uu qaad [Jaad] badan iyo kiniiniyo uu cunay ay galaafteen.
Ciidamada dembi baarista ayaa bilaabay raadraac ay kaga salgaarayaan sababta rasmiga ah ee ka dambaysa geerida Marxuumkan.