Anigana Aamiin Baan Leeyahay Lakiin Hal Iyo Labo Qof igu dhaamo
Magalada Kismaayo Xarunta KMG Dawlada Jubbaland
Furimaha ayaa looga dabbaal degay dib usoo laabashada Iyo Magacaabista Gen General Odawaa.🫡
Ciidamadu waxaa ay leeyihiin waxaan u baahanahay taliye furimaha nala joogaya, na dhiirri galiya, nala baahanaya, haddii dagaal la galana qorigiisa deegta suranaya ✅
Degmada Buurdhuubo Hormar Balaaran Ayeey Sameyneysaa Modooyinkii Danbe Ganacsada Magalada Ayaa Qayb Wayn Ka Ah Homarkaan Ciidamada Amniga Ayaa Mahad-gaar ah naga Mudan
Sheikh Maxamed Xussein Al Qaadi Gudoomiye Xigeenka Gobolka Gedo Iyo Masuuliyiin Uu Hogaaminaayo Ayaa Si Diiran Loogu Soodhaweeyay Magalada Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo
Xili Degmada Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo ay Soogaareen Gudiga Dhaqaale Aruurinta Iyo Dhismaha Buundooyinka Gobolka Gedo Ayaa Goob Fagaara Ah Kula Hadlay Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Ee Magalada Buurdhuubo
Waxbaa gaarey caawa Talaabiib
Mid kamid ah goobaha la xaqiijiyay in Iiraan ay caawa bartilmaameedsatay waxaa kamid ah xarunta hay’adda sirdoonka Yahuuda ee Mossad taasoo ku dhex taalla magaalada Tel Aviv. Hase ahaatee, wali lama xaqiijin khasaaraha dhimasho, dhaawac ama hanti.
Ka daali meyno dhiirigalinta kuwa nafta noo huraya.
Guuleysta halyeeyadeeniyow💪💪
📍 Buundada Luuq - Gedo - Somalia
Maashalaah,
أستغفر الله من كل ذنب
Waxaa Balaarin Iyo Dib U Habayn Lagu Bilaabay Garoonka Diyaaraha Degmada Baardheere Ee Gobolka Gedo Runway-ga Garoonka Ayaa saamayn ku yeeshay Roobabkii Da,aayay Elnino Iyo Rababkii Kale Ee Xigay
Kadib Markii Cabasho Ay Ka timid Campany-yada diyaaradaha Ka Hawlgala Garoonka Ayuu Maareeyaha Garoonka Go,aansaday in Balaarin uu Ku sameeyo Garoonka Si Ay Usii Socoto Shaqada Maalinlaha Ah Ee Duulimaad Uuna Sameeyo Garoonkaan Iyadoona 400MT Oo dheerar ah Lagu Daray
Shaqadaan Oo Ay Iska Kaashadeen Maareeyaha Garoonka Jaamac Cali Cabdi Iyo Ciidamada Atms Qaybtooda Ee Ku Sugan Degmada Baardheere Ayaa Wali Si Habsamileh Uga Socoto Garoonka
God walboo Khawaarijtu galeen madaxana kasoo taagan wiilal baa naar ku afuufaya, deegaanada dhaca dhinaca galbeed ee deegaanka Buulo Xaaji todobaadkan geed walba waa loogu galay Khaaaarijta.