07/11/2022
Shacabku badbaaduu u baahan yahay.
Laga soobilaabo xiligii burburka sookeeye ilaahada oo lajoogo,Shacabku Wuxuu la kulmaayaa dhibaatooyin badan, dhibaatooyinkaas waxay ka kala imaaneysaa labada dhinac oo kala ah.
Dhibaatada koowaad: waxay ka haysataa dhinaca kooxda khawaarijta oo xalaashatay dhiiga islaamka gaar ahaan somaalia,dhibaataan waa dhibaato jirta waxaan laga bixidoonaa marka ay soomaali midoobaan sababtu hadda somaali ma mideysna sidaas awgeed waxa ay ahaaneyyaan dhibaato taagan marwaliba, si aan uga gudubno waxaan soomaali leeyahay midoowa coxowgiinana meel uga soowada jeesta, sidaas aad guul ku gaareysaan haddii aad sameesaan.
Dhibaatada labaad:waxayna haysataa xaga dowlada sabsabtu waxay tahay hab dhqanka ay kula dhaqmeyso shacabkeeda.
Meelaha ugu muhiimsan ay dhibaatada ka jirto waxaan ka mid ah dhinaca Askarta,
Mas'uuliyiinta, labadaas dhinac ayaa ugu waa weyn meelaha dhibaatada ay ka taagan tahay.
Ugu danbeyn waxaan leehay dowlada shacabkiina si waanaagsan ugu shaqeeya,
waxa aad wax ku tihiin waa shacabka ee shacabka u naxariista.
Waxaa Qorey wllkiin Soomaaliyeed Hilaal danni.
Mahadsanidiin:
TV channel