Real Daily News

Real Daily News ku xidhnoow boga soo gudbinta wararka xaqiiqda ku salaysan ee ka dhaca guud ahaan caalamka Follow to see world events
(1)

DEG-DEG: Maxk**adda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa'uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaask...
06/03/2024

DEG-DEG: Maxk**adda Gobolka Banaadir ayaa dil ku xukuntay Sayid Cali Macallin Daa'uud oo lagu helay danbi ah in uu Xaaskiisa Nolosha ku gubay.

31/05/2023

Dhowaan filo

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MARWO MAKO MAXAMUUD MUUSE LATALIYAHA XAKAMEYNTA QULQULKA HUBKA SHARCI-DARRADA AH
16/05/2023

MADAXWEYNAHA JFS OO U MAGACAABAY MARWO MAKO MAXAMUUD MUUSE LATALIYAHA XAKAMEYNTA QULQULKA HUBKA SHARCI-DARRADA AH

Masoud Ozil ayaa faafiyay sawirkan wuxuuna kusoo qoray "Mar walba garabkaaga ayaan nahay mudane madaxweyne. "
16/05/2023

Masoud Ozil ayaa faafiyay sawirkan wuxuuna kusoo qoray "Mar walba garabkaaga ayaan nahay mudane madaxweyne. "

Raโ€™iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Maxamed Xasan Shire Agaas...
16/05/2023

Raโ€™iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Maxamed Xasan Shire Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS.

DEGDEG: Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dhismaha suuqii gubtay ee Waaheen ay ku guulaysata...
04/05/2023

DEGDEG: Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in dhismaha suuqii gubtay ee Waaheen ay ku guulaysatay shirkad laga leeyahay dalka Eswatini ee koonfurta Afrika.

Shirkaddan ayaa lagu magacaabaa INYATSI CONSTRUCTION COMPANY.

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland, ayaa daahfurtay  adeegga ku cusub guud ahaan Somaliland.Adeegga...
26/10/2022

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland, ayaa daahfurtay adeegga ku cusub guud ahaan Somaliland.

Adeegga cinwaanadda boostaha ayaa laga bilaabaya caasimadda waxaana hir-gelinaysa wasaaradda Isgaadhsiinta iyo tecnoolajiyadda oo kaashanaysa shirkadda Geosol.

Adeeggan ayaa noqon doona mid Somaliland la tartansiiya dalalka caalamka sida Wasaaradda Isgaadhsiintu sheegtay.

Waa markii u horaysay ee adeeggan laga hirgelinayo JSL.

Rishi Sunak, ayaa noqday Raysal wasaaraha cusub ee UK.Waa maalqabeen asalkiisu Hindi yahay.
24/10/2022

Rishi Sunak, ayaa noqday Raysal wasaaraha cusub ee UK.

Waa maalqabeen asalkiisu Hindi yahay.

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ† ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐ ๐š๐ซ๐ž ๐ญ๐ก๐ž ๐œ๐ก๐š๐ฆ๐ฉ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง ๐Ÿ† ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธCarlo Ancelotti clinches his first La Liga title as Los Blancos secure th...
30/04/2022

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ† ๐‘๐ž๐š๐ฅ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐ ๐š๐ซ๐ž ๐ญ๐ก๐ž ๐œ๐ก๐š๐ฆ๐ฉ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง ๐Ÿ† ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ

Carlo Ancelotti clinches his first La Liga title as Los Blancos secure their 35th La Liga title - their fourth since 2010.

Realmadrid ayaa ku guulaysatay horyaalka laliga ee dalka spain,

Lambarada Tabarucaadka Gurmadka Suuqa Waaheen Waxaa loo kala qaybiyay laba qaybood  oo kala ah.1. Wixii Qaadhaan ah ee K...
03/04/2022

Lambarada Tabarucaadka Gurmadka Suuqa Waaheen Waxaa loo kala qaybiyay laba qaybood oo kala ah.

1. Wixii Qaadhaan ah ee Ka imanaya Dawladaha Caalamka Waxa ay Ku Soo Dirayaan Akoono ay Maamulaan Guddida Heer Qaran ee Suuqa Waaheen oo ah.

BAANKA SOMALILAND ACCT
Dollar-ka: 1830
SHILING-ka: 1831

2. Wixii Tabarucaad ah ee ka imanaya Muwaadiniinta Reer Somaliland Gude iyo Dibadba waxay ku Soo Hagaajinayaan Wixii Tabarucaad ah Akoonada kala ah.

* BAANKA SOMALILAND ACCT
DOLLAR 1832
SHILING 1833

* DAHABSHIIL BANK: HRGD94390
E-DAHAB: 0657704919
SALAAMA BANK: 61111044
ZAAD SERVICE: 7661111
AMAL BANK: 1014441331
PREMIER BANK: 100700082001

TURKEY ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท IYO ISRAA,IIL๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑMadaxweynaha Israa'iil Isaac Herzog ayaa booqasho ku yimid dalka Turkiga.Herzog ayaa waxaa garo...
09/03/2022

TURKEY ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท IYO ISRAA,IIL๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฑ

Madaxweynaha Israa'iil Isaac Herzog ayaa booqasho ku yimid dalka Turkiga.

Herzog ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ankara Esenboga ku qaabilay afhayeenka madaxtooyada Ibrahim Kalin.

Booqashadiisa laba maalmood ah, Herzog ayaa wada-hadallo laba geesood ah. la qaadan doona Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan

Erdogan iyo Herzog ayaa shir jaraaโ€™id oo wadajir ah si wadajir ah u qaban doona ka dib kulan ay wafuudda labada dal ku yeesheen xarunta madaxtooyada ee magaalada Ankara.

Herzog ayaa magaalada Istanbul kula kulmi doona xubno ka tirsan bulshada Yuhuuda.

Madaxa xafiiska madaxtooyada ee dalka Ukraine Mikhail Podoljak ayaa soo saaray war murtiyeed uu ku sheegay in Ukraine di...
25/02/2022

Madaxa xafiiska madaxtooyada ee dalka Ukraine Mikhail Podoljak ayaa soo saaray war murtiyeed uu ku sheegay in Ukraine diyaar u tahay wada hadal ay la gasho Ruushka oo dagaal ku soo qaaday dalkaas maalintii shalay. Wuxuna Mikhail sheegay in Ukraine dalbanayso damaanad qaad amni isla markaana ay diyaar u tahay wada xaajood ay la yeelato dalka gantaalaha ku garaacaya ee Ruushka.

Hadalkan ayaa imanaya xilli uu dagaalku galay maalintiisi labaad iyadoo la sheegayo in Ruushku uu guulo waaweyn ka gaadhey dagaalka halka madaxweynaha Ukraine sheegayo in ciiddamada Ruushku doonayaan in ay isaga iyo qoyskiisaba khaarajiyaan.

Wax ka ogow awaadaha laba dal ee ukrain iyo Rushka Chart: Comparing Ukrainian and Russian Military Strength
24/02/2022

Wax ka ogow awaadaha laba dal ee ukrain iyo Rushka

Chart: Comparing Ukrainian and Russian Military Strength

Markabkii ugu horreeyay oo kusoo xidhay dekedda Garacad.๐Ÿ“ทBulshaawi
28/11/2021

Markabkii ugu horreeyay oo kusoo xidhay dekedda Garacad.

๐Ÿ“ทBulshaawi

Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed iyo Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa qaatay shahaadada Musharaxnimo, kaddib m...
30/10/2021

Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed iyo Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa qaatay shahaadada Musharaxnimo, kaddib markii maanta ay gudbiyeen Codsigooda Musharax ee labada kursi Xildhibaan ee Golaha Shacabka oo u tartamayaan.

Madaxweynihii h**e ee Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay Baydhabo kula kulmay odayaasha beeshiisa Ashar...
30/10/2021

Madaxweynihii h**e ee Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay Baydhabo kula kulmay odayaasha beeshiisa Asharaaf ayaa ka dalbaday inay kursiga siiyaan, iyadoo markii dambe xubnaha ka qeyb galay kulankaas si buuxda isugu raaceen inay kursiga siiyeen.

Kursiga Xildhibaannimo ee uu Shariifka doonayo waxaa ku fadhiya wiilkiisa oo lagu magacaabo C/qaadir Shariif Xasan.

Ku Soomaali Maxamed: Baddii la isku haystay iyo Continental Shelf kii iyo khayraadka ku jira (saliid, shidaal iwm) waxa ...
13/10/2021

Ku Soomaali Maxamed:

Baddii la isku haystay iyo Continental Shelf kii iyo khayraadka ku jira (saliid, shidaal iwm) waxa loo xukumay Soomaaliya. Doodii Kiiniya oo ah mid ujeedadeedu ahayd inay qaadato bad Soomaaliya leedahay waa la diiday. Waxa la qaatay doodii Soomaaliya balse wax baa laga bedelay (adjusted) si caddaalad loo helo. Yaa caddaalad diidi kara? Intaas la leexiyayna Kiiniya wax la sheego umay soo kordhin, Soomaaliya na waxba k**a goosan.

Matal: waxa ay la mid tahay 20 boloog oo qof aad dersi tihiin isku haysteen. Qofkaas oo dhulkaaga kugu haystay oo dabadeed laguu xukumo dhulkii uu kugu haystay. Inyar oo idiin dhaxaysa se (nus baloodh) wax laga siiyo si aan beertiisu marinku uga xidhmin. Tusaalaha dhulka Somalilanders ka ayaa aad u fahmaya (gaar ahaan inta Hargeysa joogta ee subax walba dhulka Ilaahay isku haysata).

Mid kale: Continental Shelf la isku haysto khayraadka ku jira lama wada oga waayo Soomaaliya intii ay burbursanayd may baadhin, mana baadhi kari doonto sanadaha soo socda oo dhan. Intii ay xooganayd na cilmiga Continental Shelf ku sidan uma qoto dheerayn.

Kiiniya dhib ayaa haysata: iyada iyo Tanzania xadka u dhexeeya ayaa laynku ku soo qalloocsamay. Soomaaliya laynkeeduna wuu ku qalloocaa sida juquraafi ahaan dhulku u samaysan yahay darteed. Sidaasdarteed, laynka in si dherer ah (parallel) loo calaamadiyo ayay doonaysay Kiiniya si ay u hesho bad. Taas weeye muranka wayn ee jiray ee hada la diiday. Waxa ay Maxk**addu go'aamisay inaan laynka si dherer ah loo dhigi karin. Sidaas ayay ku wayday Kiiniya waxa ay doonaysa. Intan dan k**a laha, wax wayna uma tarayso.

Continental Shelf ku waa arin cilmi ahaan kakan oo saynis iyo sharci iskugu jira. Dhawr sanadood ka hor ayaan ka qayb galay kooras lagu barayay qareenno Afrikaan ah (Afrikaanku ma bartaan waayo dhulkiiba k**a ay faa'iidaysan oo bad uma jeedaan). Dadka aannu isku kalaaska ahayn waxa ka mid ahaa qareen Kiiniya u soo dirsatay oo ka tirsanaa Wasaaradda Arimaha Debedda. Macallimiintu waxa ay ahaayeen ICJ iyo Gudida Qaybisa Continental Shelf ka. Waxa iska caddaa inaan Kiiniya sinaba ku helli karin layn dherer ah.

Hadaba, fahamka aynu ka haysanno Continental Shelf ku sax maaha. Waqti dheer ayay qaadan doontaa inaynu si fiican u fahamno oo dabadeed laga faa'iidaysto. Ma hubo in badda Soomaaliland leedahay Continental Shelf, hadii ay leedahay murankeedu wuu ka adkaanayaa ka Kiiniya sababta oo ah Yemen oo aynu iska soo horjeedno (opposite state) inta inoo dhaxaysa way yar tahay oo si cad looma qaybsan karo. Jibuuti oo aynu lafteeda isku dhegsanahay (adjacent State) damac ayaa ku jira. Iska jira heshiisyada aad la gashaan Jibuuti. Your friend could be your enemy. Who knows when.

Xukunka Maxk**addu soo saartay laftiisu fiqi cusub ayuu soo kordhiyay. Mudooyinka soo socda qoraallo cilmo (scholarly articles) ayaan hubaa inay khubaradu ka qori doonto - kuwo raaca, kuwo diida iyo kuwo si kale u dhiga.

Warkii badda oo kooban.

Waxaa qoray, Garyaqaan Guuleed Dafac.

Maxk**adda Caalmiga ah ee ICJ ayaa diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya i...
12/10/2021

Maxk**adda Caalmiga ah ee ICJ ayaa diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka.

Maxk**adda ICJ sidan ayey u calaameysay xuduud badeedka Soomaaliya iyo Kenya. Sida ka muuqata sawirka hoose, inta badan dhul-badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday, hase yeeshee inyar ayaa sidoo kale laga reebay dhul-badeedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabata kadib 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduuddda dhulka.

Xigasho: VOA

Madaxweyne ismail omar Geelle ayaa isna gaadhey Addis Ababa.
04/10/2021

Madaxweyne ismail omar Geelle ayaa isna gaadhey Addis Ababa.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Garmaajo, ayaa goor dhawayd  gaadhay Addis Ababa, Wasiirka Maaliyadda Ethiop...
04/10/2021

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Garmaajo, ayaa goor dhawayd gaadhay Addis Ababa, Wasiirka Maaliyadda Ethiopia, Axmed Shide ayaa kusoo dhaweeyay Madaarka Pole International.

WAR DEGDEG AH: Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqey in fadhiga Koowaad ee Golaha Wakiillada cusub uu noqon doono ma...
01/08/2021

WAR DEGDEG AH: Madaxweynaha Somaliland ayaa ku dhawaaqey in fadhiga Koowaad ee Golaha Wakiillada cusub uu noqon doono maalinta Salaasada ee toddobaadkan.

Deg Deg Gabadhii yarayd ee Gurigooda Lagala Baxay Hargeysa ayaa la Helay.Xaafada state houska ee Magaalada Hargeisa ayaa...
01/07/2021

Deg Deg Gabadhii yarayd ee Gurigooda Lagala Baxay Hargeysa ayaa la Helay.

Xaafada state houska ee Magaalada Hargeisa ayaa laga helay iyada oo u haysto nin u dhashay Koonfurta Somalia (jareer)

Waxaana hada lagu hayaa xarunta CID da
Waxaana ku socota baadhis

Jadwalka Rasmiga ah ee doorashadda 2020/2021 ee Soomaaaliya oo la shaaciyay.
29/06/2021

Jadwalka Rasmiga ah ee doorashadda 2020/2021 ee Soomaaaliya oo la shaaciyay.

29/06/2021

Wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha ayaa sheegtay in tilmaamtii ugu dambeysay ee Taiwan uu u aqoonsaday โ€˜waddanโ€™ sarkaal sare oo Japan ah ay ahayd khalad iyo xadgudub weyn,

https://reut.rs/3x6oL1Z

China's foreign ministry said on Tuesday that the recent characterisation of Taiwan as a "country" by a senior Japanese official was erroneous and a serious violation.

BREAKING: Bournemouth ayaa u magacawday Scott Parker tababarahooda cusub ka dib markii uu ka tagay shaqadiisii โ€‹โ€‹Fulham ...
28/06/2021

BREAKING:
Bournemouth ayaa u magacawday Scott Parker tababarahooda cusub ka dib markii uu ka tagay shaqadiisii โ€‹โ€‹Fulham is afgarad buuxa.

https://www.skysports.com/football/news/11688/12344434/scott-parker-appointed-as-new-bournemouth-head-coach-after-leaving-fulham

Former Fulham midfielder Scott Parker took charge on an interim basis in February 2019 before being handed the job on a permanent basis; Parker oversaw promotion to Premier League via play-offs in 2019/20 season; 40-year-old has arrived at Bournemouth on a three-year contract

Turkiga ayaa joojiyay duulimaadyada lix dal sababo la xiriira noocyada kala duwan ee coronavirushttp://reut.rs/3vXzYk5
28/06/2021

Turkiga ayaa joojiyay duulimaadyada lix dal sababo la xiriira noocyada kala duwan ee coronavirus

http://reut.rs/3vXzYk5

Turkey has halted flights and all direct travel from Bangladesh, Brazil, South Africa, India, Nepal and Sri Lanka due to new variants of the coronavirus, the Interior Ministry said on Monday.

Kalifoorniya waxay mamnuuci doontaa safarka ay dowladdu maalgeliso ee Arkansas, Florida, Montana, North Dakota iyo West ...
28/06/2021

Kalifoorniya waxay mamnuuci doontaa safarka ay dowladdu maalgeliso ee Arkansas, Florida, Montana, North Dakota iyo West Virginia iyadoo ka jawaabeysa sharciga ka dhanka ah LGBTQ ee meelahaas, sida ay saraakiishu ku dhawaaqeen Isniintii. Hadda waxaa jira 17 gobol oo ku jira xayiraadda California.

https://t.co/m8z8necebw

Attorney General Rob Bonta added Arkansas, Florida, Montana, North Dakota and West Virginia to a list that now includes 17 states in total.

Alle haw naxariistee waxaa goor dhawayd xaafada Maxamed Mooge ku geeriyooday marxuum lagu magacaabo Cabdalle oo ka shaqa...
23/06/2021

Alle haw naxariistee waxaa goor dhawayd xaafada Maxamed Mooge ku geeriyooday marxuum lagu magacaabo Cabdalle oo ka shaqayn jiray Shirkadda Astaan Cable.

Ciidanka Dabdemiska degmada Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge ayaa ka hawlgalay waxaana ciidanku Maydka ka soo dajiyeen guri dushii, halkaasoo marxuumku ka shaqaynayay risiifarada telefishanada kadibna Laydh qabsaday.

Laamaha amaanka iyo Shirkadda korontada ayaa iyaguna goobtaas soo gaadhay.

[email protected]
990 Emergency Services

WAR DEG DEG AH: Cabdikariim Axmed Mooge ayaa loo doortay Mayor-ka Caasimada Hargeysa, Cabdikariim waxa uu ka tirsan yaha...
17/06/2021

WAR DEG DEG AH: Cabdikariim Axmed Mooge ayaa loo doortay Mayor-ka Caasimada Hargeysa, Cabdikariim waxa uu ka tirsan yahay Xisbiga Mucaaradka ee WADANI. Waxaa dhalay Fanaankii weynaa ee Axmed Mooge Liibaan. Mayor-kan cusub waxaa lagu yaqaanaa ol-oleeye danaha dadweynaha, cadcadaan siyaasadeed iyo aftahan xuquuqda dadka u dooda. Xilkan cusub ayaa ah mid wata caqabadiisa.
HAMBLAYOโ€ฆ.. MAYOR AAM

BREAKING: Real Madrid's Santiago Bernabeu stadium catches fire amid ongoing renovation works,https://t.co/RBNzMwBVJg
26/05/2021

BREAKING: Real Madrid's Santiago Bernabeu stadium catches fire amid ongoing renovation works,
https://t.co/RBNzMwBVJg

The Spanish giants are currently redeveloping their long-time home, which is why the first team spent the 2020-21 campaign playing matches at the club's training ground

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Real Daily News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Real Daily News:

Videos

Share



You may also like