Hooyga ciyaraha

Hooyga ciyaraha Halka waxad kala socon dontan warka ciyaraha.suqa Kala iib siga iyo waxa ka cusub suuqa ✅ Follow 👍

Barcelona oo 7goal ku badi naysa goorme kugu dan besay 🏃‍➡️🔵⚪️ Wax kale iga dheh
31/08/2024

Barcelona oo 7goal ku badi naysa goorme kugu dan besay 🏃‍➡️🔵⚪️ Wax kale iga dheh

Halke ku dagtay 🟤🔹🛫Sterling aya boqday lacaib katirsan Arsenal 🔹
31/08/2024

Halke ku dagtay 🟤🔹🛫

Sterling aya boqday lacaib katirsan Arsenal 🔹

Arsenal aya amaah kula so waregtay Neto  ‘ Bournemouth, ayuuna kaga so biray heshiiska waa la dhameeyay🚀🟣⚪️
30/08/2024

Arsenal aya amaah kula so waregtay Neto ‘ Bournemouth, ayuuna kaga so biray heshiiska waa la dhameeyay🚀🟣⚪️

Cristiano Ronaldo ayaa loo soo bandhigay abaalmarin ah inuu noqdo tartanka UEFA Champions League All-Time Top Scorer 🐐🏟 ...
29/08/2024

Cristiano Ronaldo ayaa loo soo bandhigay abaalmarin ah inuu noqdo tartanka UEFA Champions League All-Time Top Scorer 🐐

🏟 Ciyaaraha: 183
⚽️ Goolasha: 140
🏆 Koobabka UCL: 5

Sooooooo🏃‍➡️

Liverpool ayaa xaqiijisay saxiixeda cusub iyo lanbarka Uu xagaaga qadan dono ♦️🔹  Federico Chiesa 🇮🇹 👕
29/08/2024

Liverpool ayaa xaqiijisay saxiixeda cusub iyo lanbarka Uu xagaaga qadan dono ♦️🔹

Federico Chiesa 🇮🇹 👕

DAG DAG 🔹: Liverpool oo lasoo wareegtay laacibka weyn Federico Chiesa. ♦️🟣🟣
28/08/2024

DAG DAG 🔹: Liverpool oo lasoo wareegtay laacibka weyn Federico Chiesa. ♦️🟣🟣

RONALDO  Cawa wa iskenay wuna dhaliyay  Waliba lad xor ah 🚀⚽️  solabasho Wacan 🟤⚪️
27/08/2024

RONALDO Cawa wa iskenay wuna dhaliyay
Waliba lad xor ah 🚀⚽️ solabasho Wacan 🟤⚪️

Dani Olmo cawa kursiga kedka ayuu ku so bilawday  Maxay kula tahy inuu Barcelona  ku so kordhin dono..?
27/08/2024

Dani Olmo cawa kursiga kedka ayuu ku so bilawday

Maxay kula tahy inuu Barcelona
ku so kordhin dono..?

Rasmi :João Cancelo ayaa Al Hilal ugu biiray heshiis €25m ah oo uu kaga yimid Man City.🟢🔵🇸🇦🛫
27/08/2024

Rasmi :João Cancelo ayaa Al Hilal ugu biiray heshiis €25m ah oo uu kaga yimid Man City.🟢🔵

🇸🇦🛫

Tababarkii ugu horeeyay Ee D.Degea 🔥🧤
11/08/2024

Tababarkii ugu horeeyay Ee D.Degea 🔥🧤

❇️ Man United aya laba saxiix oo muhiim ah laso waregtay ✅🔵🟡 Maxay kuso kor dhikara safka united…?
10/08/2024

❇️ Man United aya laba saxiix oo muhiim ah laso waregtay ✅🔵🟡

Maxay kuso kor dhikara safka united…?

Dani Olmo waa Barcelona si rasmi ah ilaa 2030🟤🔵✅
09/08/2024

Dani Olmo waa Barcelona si rasmi ah ilaa 2030🟤🔵✅

David de Gea ayaa lagu wadaa inuu ugu biiro Fiorentina heshiis hal sano ah,🟤🔵
08/08/2024

David de Gea ayaa lagu wadaa inuu ugu biiro Fiorentina heshiis hal sano ah,🟤🔵

Enzo Fernández ayaa lasii shegay  inuu noqdon dono mid ka mid ah kabtanada ku xigeenada Chelsea xilli ciyaareedka 2024/2...
08/08/2024

Enzo Fernández ayaa lasii shegay inuu noqdon dono mid ka mid ah kabtanada ku xigeenada Chelsea xilli ciyaareedka 2024/25 ©️🎈

Barcelona oo qarka usaran lawaregista Dani Olmo 🔥✈️
06/08/2024

Barcelona oo qarka usaran lawaregista Dani Olmo 🔥✈️

Atlético Madrid ayaa heshiis guud la gaartay Man City si ay ula waregto Julián Álvarez heshiiskan oo ku kacaya €95m) 🔴🇦🇷
06/08/2024

Atlético Madrid ayaa heshiis guud la gaartay Man City si ay ula waregto Julián Álvarez heshiiskan oo ku kacaya €95m) 🔴🇦🇷

Jiilka cusub ee Barc Ee sanadkan 🟤🔵
27/07/2024

Jiilka cusub ee Barc Ee sanadkan 🟤🔵

Lamine Yamal waa No. 19-ka cusub ee Barcelona  sanadkan 🔥🔥
17/07/2024

Lamine Yamal waa No. 19-ka cusub ee Barcelona sanadkan 🔥🔥

Address

Taleex
Mogadishu
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hooyga ciyaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share