Dhagey Production

Dhagey Production Dhagey Production is a marketing & advertising company that creates successful solutions for your business

Ma ubaahanthy in lagaa caawiyo laguna maamule social media dhan weliba leh nashqadeyn kuu gaar ah iyo xayeeysiimaha kala...
28/11/2024

Ma ubaahanthy in lagaa caawiyo laguna maamule social media dhan weliba leh nashqadeyn kuu gaar ah iyo xayeeysiimaha kala duwan.
hadaba Dhagey Production ayaa kuula diyaar ah ee nagala soo xiriir qebta Whatasapp-ka: 61 3795930

Waa Horumariyaha Ganacsigaaga"

25/11/2024

๐Ÿ“ข ๐–๐š๐ซ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ ๐‹๐ž๐ก ๐Ÿš€

Waxaan qiimo dhimis balaaran ku sameynay dhamaan

adeegyadeena kala duwan sida:
โœ… Social Media Marketing
โœ… Logo & Brand Design
โœ… Video & Audio
โœ… Social Media posters
โœ… Social Media Management

Hadaba haddii aad daneyneeso waad nala soo xiriiri kartaa si aad uga faaideysatid qiimo dhimistaan aadka u balaaran.

F.G: Qiimo dhimista waxa eey ku egtahay February, 2025
Naga Soo xariir 61 3795930

Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 November, 2024Maanta oo kale waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ...
21/11/2024

Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 November, 2024
Maanta oo kale waa maalin ku wayn umada Soomaaliyeed, waxayna ku asteesantahay maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
MACALINKU WAA MASKAXDA DUNIDA MACALIN LA'AANTIIS MUGDI WAAYE DUNIDU

Jumma mubarak
14/11/2024

Jumma mubarak

Qurxinta summadda Ganacsigaaga waxay qeyb ka tahay muuqashada ganacsigaaga.halkaan ka eeg adeegga quruxda badan ee aynu ...
06/11/2024

Qurxinta summadda Ganacsigaaga waxay qeyb ka tahay muuqashada ganacsigaaga.

halkaan ka eeg adeegga quruxda badan ee aynu u qabanay macamiilkeena Bukaan-kaal Polyclinic oo aan nashqadeyn ugu sameynay summadooda ganacsiga.

adigana wan kuu sameyn karnaa



31/10/2024

DAAHFURKA BANDHIGA SUUQA SIMAD SIMAD University

waxaan ka caawinay Poster-kan Quruxda badanBukaan kaal Polyclinic Dhagey Production'Waa Horumariyaha Ganacsigaaga"
20/10/2024

waxaan ka caawinay
Poster-kan Quruxda badan
Bukaan kaal Polyclinic

Dhagey Production
'Waa Horumariyaha Ganacsigaaga"

Bukaan-Kaal Polyclinc
!!!
Qaybta Maqaarka idin kugu so Gordhinay Bukaan-Kaal Polyclinic

๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌWaxaan ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ka caawinna inan u sameyno Posters soo jiidasho leh si adeegyada ay macaamiishood...
16/10/2024

๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ฌ
Waxaan ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ka caawinna inan u sameyno Posters soo jiidasho leh si adeegyada ay macaamiishooda u hayaan ugu soo bandhigaan.

Haddaba Macmiil, si aan adigana kuugu sameeyno Social Media Designs soo jiidasho leh.
Nagala soo xariir: what's app 61 3795930

08/10/2024

waxaan ka caawinay
Muuqal Quruxda badan
shirkada ASKUN Construction company


'Waa Horumariyaha Ganacsigaaga"

Qurxi Designs-kaaga oo soo jiido indhaha macaamiishaada"          Dhagey Production
03/10/2024

Qurxi Designs-kaaga oo soo jiido indhaha macaamiishaada"


Dhagey Production

02/10/2024

Muuqaal Kooban: Maalinta 2-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha.


Maalinta 2-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha.     Dhagey Production
02/10/2024

Maalinta 2-aad ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha.


Dhagey Production

01/10/2024

Hadal jeedinta Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Karin Johansson

Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha.


01/10/2024

Hadal jeedinta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha.


Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha.
01/10/2024

Shirweynaha Caalamiga ah ee Maalgashiga Beeraha.


Address

Mogadishu

Telephone

+252613795930

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhagey Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share