Somali media neaws

Somali media neaws wll kusoo dhawoow gacmo furan waanu kaaga mahadcelineyna lazoo xidhiidhkaaga muwadin�

"hi,thanks

30/10/2022

Waar MiYaan ladHimaneYn❓️
AdddunYada ladHaafeYn❓️
Dhoobo leysku owdeyn❓️
Feerihu is dhaafeYn❓️
Qayd cad leysku dhuubeyn❓️
Dharaar aan Qareen jirin❗️
Weyso aanay Dhowr neYn❗️
Qofkastaa wuxuu dhigay❗️
Gacan loogu dhiibeyn❓️
Xisaab laku dhadhaareyn❓️
Ka dhambalay dadweynaha❗️
Dhuuxa daadshay maatida❗️
Dhagta dhiiga darayoow❗️
Ka iimaanka dhimanyihiyo❗️
Ninka dheer la baxayoow❗️
Qiyaamuhu markuu dhaco.............❗️❗️❗️

❗️❓️❗️. . Somali media neaws

01/10/2022
MesHaan Goobta ay tahay leys ka rabaa, magaladaAy tahay magaceda hala sheego?Qofkii sheega waa waayo arag qabiir eh
01/09/2022

MesHaan Goobta ay tahay leys ka rabaa, magalada
Ay tahay magaceda hala sheego?

Qofkii sheega waa waayo arag qabiir eh

17/05/2022

QalbiYada umada soomaaliYeed baad Baaqi ku tahaY!! WaxaY HasameYan¡¡¡

👇 👇 👇
https://vm.tiktok.com/ZML3XNquc/?k=1

Haddad jeceshahay Mohamed Abdullahi farmaajo vediogan malaayin Qof gaarsii CADAWGA si aY uku naxaan unu oGaadan in uu farmaajo shacBiYas kas badaY!!

Muwadin maTaaGersan taHaY madaxweynaha somalia mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo naku soo biir muwadin
29/12/2021

Muwadin maTaaGersan taHaY madaxweynaha somalia mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo

naku soo biir muwadin

azaakiiz addun ayey cersanayan asne qowlkii eebe ayuu aqrinaya, saY masha allah share
13/12/2021

azaakiiz addun ayey cersanayan asne qowlkii eebe ayuu aqrinaya, saY masha allah share

be cheerful wHo You helP🐦
13/12/2021

be cheerful wHo You helP🐦

‎إنا لله وإنا إليه راجعون  Walaalkeen Ajakis  Allaha u naxariisto Samir Iyo Imaan Allaha ka siiyo Dhamaan Ehelkiisa iyo ...
27/09/2021

‎إنا لله وإنا إليه راجعون Walaalkeen Ajakis Allaha u naxariisto Samir Iyo Imaan Allaha ka siiyo Dhamaan Ehelkiisa iyo Shacabka soomaliyed😭

DEG DEG: Israsaaseyn kooban ayaa ciidamada Dowladda Federaalka soomaaliya iyo kuwa kenya ku dhax-martay xad beenaadka be...
18/09/2021

DEG DEG: Israsaaseyn kooban ayaa ciidamada Dowladda Federaalka soomaaliya iyo kuwa kenya ku dhax-martay xad beenaadka beled xaawo iyo mandheera, israsaaseynta ayaa ku timid kadib saka markii ciidamada kenya ay dhawac u geysten muwaadin soomaaliyeed oo ka gudbayay xad beenaadka.

Hal gaari oo ah nooca ay soomalida u taqano cabdi-bile ayey ciidamada kenya kaga carareen goobta la isku rasaaseyay, ma jiro wax khasaro ah oo soo garay ciidamada Dowladda.

Follow like share

14/09/2021

Iqwaanii ittaQillaH ilaHaY aynu Ka cabsano walaalaYaal.

Follow like share

Beer lula❣beledweyne❣✊
13/08/2021

Beer lula❣beledweyne❣✊

Ciidanka XooGa Dalka Majecshahay Inad ku biirto.❣🇸🇴💪Follow like share Somali media neaws contact WhatsApp Message  on Wh...
31/07/2021

Ciidanka XooGa Dalka Majecshahay Inad ku biirto.❣🇸🇴💪

Follow like share
Somali media neaws contact WhatsApp Message on WhatsApp. https://wa.me/message/5WRHCJABDPQHC1

❣
27/07/2021

27/07/2021

Odayaasha,dhalinyarada iyo wax garadka beesha gaaljecel ayaa dagnin culuz udiray doada somaliya waxay afka ku akeyen iney taalbo qaadi donan.

Follow like share
Somali media neaws

Hormar & Hiiksi❣🇸🇴❣
14/07/2021

Hormar & Hiiksi❣🇸🇴❣

02/07/2021

Somali hanolato

Follow like share
Somali media neaws

🇸🇴❤💯
28/06/2021

🇸🇴❤💯

08/06/2021

Shiekh cabdi xayyi qusulkuu addunka😂😂😂😂😂😂😂😂😂

08/06/2021

Qosolkii addunka😂😂

iidaadi oo jafaayo KING CK: ck dadka matada dabadoda muxu uku mashquula● fananinta gabdhaha dabadoda muxu uku mashqula● balbalaarka dabadeeda muxu uku mashqul● Ck saas miyuu bariis ku raadina●😂😂😂😂

Idaadi cimaamad maleh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

Follow like share

DEGDEG: waxa koor dhaw geeriyoday Taliyihii Ururka 60aad ee Xoogga dalka koneel Maxamed CabdiWaaxid.Anagoo ku hadleyna a...
03/06/2021

DEGDEG: waxa koor dhaw geeriyoday
Taliyihii Ururka 60aad ee Xoogga dalka koneel Maxamed CabdiWaaxid.

Anagoo ku hadleyna afka madaxda somaliyed iyo kan ciidankaba waxan tacsiyo uku direyna famliga,azxaabta io dhamaan qaranka somaliya.

Allah ha uwada naxarizto walalken naftiisa u huray dalka dadka diinta.

Somali wadamadaz aya qarka ka tuuraya annagoo ogne waanu eekeyna
03/06/2021

Somali wadamadaz aya qarka ka tuuraya annagoo ogne waanu eekeyna

27/05/2021

GUULEYZTA GEEZIYADI GEYGEENA GARABKENI BAA TIHII GUULOW NOO GARGAR

🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

27/05/2021

Quwad io qaran nimo💪🇸🇴🇸🇴❣👈💪

  : Safiirka Qatar u Fadhiya Soomalia   Hassan bin Hamza Hashem oo sheegay inuu ku guuldaraystay inuu Madaxwayne Farmaaj...
21/05/2021

: Safiirka Qatar u Fadhiya Soomalia Hassan bin Hamza Hashem oo sheegay inuu ku guuldaraystay inuu Madaxwayne Farmaajo ka dhaadhiciyo in kenya & Soomaliya Loo kala qaybiyo Qayraadka ku jira badda la isku haysto.

Waxa uu safiirkaan sheegay inuu uhurru kenyatta arintaas aad uso dhaweeyay: Balse MD Farmaajo uu diiday inuu arintaas ku qanco: Kenya ayaa cabsi wayn ka muujinaysa in xukunka badda uu dhaco inta wali uu Farmaajo joogo Villa Soomalia

FOLLOW LIKE SHARE

Allah will ask  in the judgment day" every single Muslims what is going on in palatine                               "il...
17/05/2021

Allah will ask in the judgment day"
every single Muslims what is going on in palatine
"
ilaahay wuu waydiin doonaa maalinta qiyaamaha qofkasta oo muslim ah waxa ka socda falastiin😰😰😰😰😰

.

👇 👇 👇 👇 👇 👇 👇
https://wa.me/message/RWGMUVDK4QNAK1

Somali media neaws SHARE

PAKISTAN 🇵🇰 And INDONESIA 🇮🇩 Friendship And Couple Group ツ Pakistan🇵🇰Philippine🇵🇭Indonesia🇲🇨

Ciidda & Caruurta Muqdisho.Eid wanagzan dhaman musliminta gaar ahan somalida ❣🙋‍♂️🇸🇴👈FOLLOW LIKE SHARE
13/05/2021

Ciidda & Caruurta Muqdisho.

Eid wanagzan dhaman musliminta gaar ahan somalida ❣🙋‍♂️🇸🇴👈

FOLLOW LIKE SHARE

Hassan Abdullahi” Roobkii ka da’ay Muqdisho xalay waxaan ku wayay 4-Wiil iyo 1-Gabar oo aniga aan dhalay (SUBAXANLLAH)Wu...
07/05/2021

Hassan Abdullahi” Roobkii ka da’ay Muqdisho xalay waxaan ku wayay 4-Wiil iyo 1-Gabar oo aniga aan dhalay (SUBAXANLLAH)

Wuxuu yiri isaga qabriga dul taagan waa mid ka mida nimcada Alla isiiyay ee hadana dib iiga ceshtay maanta waa kuqanacsanahay qadarta Alle.

Waa mid ka mida wararka ugu xanuunka badan ee maanta tabisay warbaahinta gudaha Somalia.

Badal Kheyr qaba ayan u rajeynaa.😭

FOLLOW LIKE SHARE

05/05/2021

Mom

Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan Degmada beledweyne sarakiisha ciidanka xooga dalka iyo xildhibaan aadan Kaladire odayaa...
05/05/2021

Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan Degmada beledweyne sarakiisha ciidanka xooga dalka iyo xildhibaan aadan Kaladire odayaal culuma dhaman sakay waxan kala dhaxgalnay dagaal beleed ka socda waqooy galbeed ee magalada beledweyne
https://www.facebook.com/Xildhiban-Adan-kaladire-107150391246641/.

FOLLOW LIKE SHARE 🇸🇴

Maxamed cawaale liiban❣🇸🇴💪
05/05/2021

Maxamed cawaale liiban❣🇸🇴💪

Mid u code labadan taliye farxaan qaroole iyo taliye saadaq joon Fakirkaaga hoos nogu reeba.Follow like share
04/05/2021

Mid u code labadan taliye farxaan qaroole iyo taliye saadaq joon Fakirkaaga hoos nogu reeba.

Follow like share

02/05/2021

Wax baa shalay dhacay makrofanka ba leyzky qabsaday.....🤣

Follow like share

Address

Mogadishu

Telephone

+252618585743

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali media neaws posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share