Gaardi Production

Gaardi Production Kala soco Halkaan wararka iyo dhacdooyinka ugu xiisaha badan arrimaha Somaalida

waa Page lagu soo gudbiyo Xogaha iyo Dhacdooyinka ka dhaca Gudaha iyo Dalka iyo Dibadiisa.

18/08/2021

Gudomiyaha machadka Maqaasidu shareeco oo Shahaado Sharaf Gudoonsiinaye Macalimiintii iyo Camero maanadii Horn Connect oo Shaqadii Quruxda badneyd u qabtay

Mahadsanid Machadka

https://www.facebook.com/Maqasidcenter/

24/06/2021

maamulaha Shirkada Horn Connect wuxuu ka sheekeynaa sida looga kaaftoomay sawir qaadayaasha ajaanibta ah ee Dalkeena Soomaaliya ka Howlgala, sidoo kalena dadaal ku bixiye dhalinyarada soomaaliyeed sideey u buuxi lahaayeen shaqada Ajaanibtu qabtaan.

Documentry-ga Muuqaalkiisa Halkaan Hoose ka Daawo. https://fb.watch/6kcyGMqI3q/

19/05/2021

Afhayeenka Midowga Musharixiinta Daahir Maxamuud geelle " Waa in ay ka qaybgalaan Musharixiinta iyo Bulshada Rayidka Shirka la Filayo Inuu Muqdisho uga Furmo DFS Iyo Dowald Goboleedyada

 : Dowladda Kenya ayaa sheegtay wadankeeda aysan tagi karin diyaaradaha ka tagaya dhammaan goboladda Soomaaliya, iyadoo ...
11/05/2021

: Dowladda Kenya ayaa sheegtay wadankeeda aysan tagi karin diyaaradaha ka tagaya dhammaan goboladda Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas kaga jawaabaysa in Xamar ay iska diidday qaadkii Kenya

10/05/2021

magaalada Muqdisho oo si weyn ugu diyaargaoobaya munaasabadda Ciidul-fitriga

09/05/2021

9-ka May maanta oo kale dunida waxaa laga xusaa Maalinta Hooyada

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar, maamulka gobolka Hiiraan, kan degmada Baladwey...
08/05/2021

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar, maamulka gobolka Hiiraan, kan degmada Baladweyne iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ayaa ciidamo geeyay deegannada Hara cadeey iyo Baladul Nuur oo qiyaastii 6 KM dhanka galbeed ka xiga magaalada Baladweyne halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen labada maleeshiyo beeleed.

Ciidamada qalabka sida ayaa la dajiyay meel u dhaxeysa goobaha ay ku dagaalameen labada maleeshiyo beeled iyadoo waxgaradka labada dhinac lagu amray inay kala qaada maleeshiyaadkan.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa sheegay in deegannada dirirtu ka dhacday la keenay ciidamada qalabka sida islamarkana ay sugi doonaan amaanka.

“ Halkan maanta waxaan u nimid dagaalkii labada maalmood halkan ka socday, xabad joojin ayaa shalay lagu heshiiyay waana fushay, maantana waxaan keenay ciidamada qalabka sida qeybahooda kala duwan, waxaan rabnaa inay ilaaliyaan shacabka, maleeshiyaadkii labada dhinac min shan KM ayaa laga fogeeyay deegaanka, wixii soo kordha waxaa wadaagaya saraakiisha ciidamada iyo odayaasha labada dhinac, labada beelood odayaashooda waa naga ogoladeen inay nala qaatan nabadda, odayaasha kale ee reer Hiiraan ee juhdiga galinaya waa u mahad celineyna.”ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar.

Waxgaradka labada beelood iyo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa isku afgartay shalay in xabada la joojiyo, in ciidamada la kala qaado, in gudi labada dhinac ah la saaro si ay uga shaqeeyaan nabadda iyo in cidii jabisa xabad joojinta lagu ganaaxo lacag dhan saddex kun oo dollar.

08/05/2021
08/05/2021
07/05/2021

Galab Wanaagsan Dhamaan Asaxaabta Qaaliga ah.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616155252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaardi Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share