Rejo Sports Tv

Rejo Sports Tv Rejo sports waa TV ka faalooda arimaha sportiga dal iyo dibadba.

28/10/2024

Ma,ogtahay Xidiga ugu Wanaagsan Sanadkan Aduunka Ee Rodri inusan isticmaalin wax accoun Social Media Ah

28/10/2024
28/10/2024

🚨RASMI: Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Spain iyo Manchester City Rodri ayaa noqday ku guuleystaha Ballon d’Or 2024 iyadoo Vinicius Jr uu galay kaalinta 2aad.

Fikirkaga Ma Yahay Xidiga ugu Wanagsan Sanadkan kaso u qalmay Abaalmarinta?

28/10/2024

🚨RASMI: Carlo Ancelotti ayaa loo doortay Tababaraha Sanadka Ballon d’Or xili uu Xaflada ka maqanyahay !

Fikirkaga ma yahay Tababaraha Sanadka?

28/10/2024

Shanta Goohaye ee ugu fican Sanadkan iyo kala Horeyntoda
1. Martínez
2. Unai Simon
3. Lunin
4. Donnarumma
5. Mike Maignan

28/10/2024

🚨RASMI: Emi Martínez ayaa Sanadki Labad oo xariir ah ku guuleystay abaalmarinta goolhayaha ugu fiican
Yachine Trophy ee Ballon d'Or. 2𝟎𝟐𝟒! ✨🇦🇷

Ma u qalmay fikirkaaga? 🧤👀

28/10/2024

🚨✨RASMI: Harry Kane iyo Kylian Mbappé ayaa kuwada Guleystay gooldhaliyaha ugu fiican 2024
Ballon d’Or
Kaliya Kane ayaa jooga xaflada.

28/10/2024

🚨RASMI: Real Madrid ayaa ku Guleysatay kooxda ugu fican sanadka ee Ballon d’Or.

Ma jiro qof ka tirsan kooxda oo ka soo muuqday xaflada iyagoo dhamaantood taageersan Vini Jr

28/10/2024

🔵🔴 Lamine Yamal:. Abaalmarintan waxaan u hibeeyay hooyaday, ayeeyday, kooxdeyda iyo tababarayaasha. Waa kuwa i taageeray”

28/10/2024

🚨RASMI: Lamine Yamal ayaa ku guuleystey Kopa Trophy Ballon d'Or 2024! 🤵🏾‍♂️✨
Yamaal ayaa noqanaya ,Da,yarkii ugu yaraa ku guuleysta Abaalmarintan
Ma u qalmaa D,yarka ugu fiican Dunida?

28/10/2024

🚨 𝐁𝐑𝐄𝐀𝐊𝐈𝐍𝐆 NEWS:Man United ayaa xiriir la sameysay Rúben Amorím si u badal ugu noqdo Erik ten Hag!

Macalinkan Rer Portugal 🇵🇹 ayaa hada maamula Kooxda Sporting lisbon United ayana ku qasban iney bixiso 8 milyan si heshiiskisa lisbon lo burburiyo
ma yahay badalka ugu fican ee Tan hag?

28/10/2024

Tababaraha Spain de la Fuente: "Ma fiicna kubada cagta in koox sida Real Madrid ah aysan joogin xaflad noocaan ah".

28/10/2024

Rodri "Hadaan daacada ka hadlo, waxba ma ogi, waan arki doonaa waxa dhaca”
Waxba maogi ayuu leeyahay Rodri !!

28/10/2024

Dani Olmo 🚨 "Aniga ahaan, Rodri iyo Carvajal waxay ahaayeen kuwa aan ugu jeclahay".

28/10/2024

Kuma ayuu noqon donaaaa tababaraha Cusub ee Manchester United¿

28/10/2024

🚨Ale Garnacho ayaa soogaarau xaflada Ballon d’Or!!

Address

Rejo House, Bulxubey
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rejo Sports Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rejo Sports Tv:

Videos

Share

Category