08/05/2023
Heeskan “ Hubsiino “ wuxuu ku jirey Riwaayadii : " Ha Waalaado Jacaylku ee aynu Weerarka Aadno " waxaana curiyey Abwaan Maxamed Cali Kaariye 1977, Laxankana waxaa saaray Axmed Gaacayte Yuusuf. Waxaana wada qaaday Xasan Adan Samatar iyo Shankaroon Axmed Sagal, ilaahay amarkii.