Hiraal Show

Hiraal Show Awoodaada nagula midow�

17/02/2025

Bal maxaa udiiday😄

15/02/2025

Ma banaantaha in Qof loo istaago

Sheekha Abukar
Nasoo raar
Hiraal Show

15/02/2025

Dhiiga soomaaligaa waa kiisii un isbadali maayo

Follow Hiraal Show

15/02/2025

GORAYO WALI MA ARAGA
Hiraal Show

TAARIIKH DA MAXAMUUD CALI YUUSUFMaxamuud Cali Yuusuf Waxa iska dhaley Hooyo Soomaali ah iyo aabbe Canfar ah, waxa uu ku ...
15/02/2025

TAARIIKH DA MAXAMUUD CALI YUUSUF

Maxamuud Cali Yuusuf Waxa iska dhaley Hooyo Soomaali ah iyo aabbe Canfar ah, waxa uu ku dhasha Magaalada Djibouti, 2'dii Sebtembar 1965, Dugsiga Sare waxa uu dhameeya,1985, Sanadkii 1990 waxa uu Shahaadada Bachelorka ka qaata Jaamacadda Lumière University Lyon 2, ee Dalka Faransiiska asaga oo bartay Luqadaha Qalaad (Foreign Languages).

Sanadkii 1995: waxa uu Shahaadada Sare (Master's Degree) ee Maamulka ka qaata Jaamacadda Université Laval ee Dalka Canada.

Sanadkii 1995: waxa uu Jaamacadda Université libre de Bruxelles ee Dalka Belgiumka ka bilaaba Diyaarinta Cilmi-baarisyo heer Jaamacadeed ah oo uu rabey inuu ku qaato Shahaadad Sare ee PhD.

• Shaqada Diblumaasiyadeed ee Dalkiisa.

1990 waxa uu ka shaqo bilaaba Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Djibouti, asaga oo noqdey madaxa waaxda Arimaha Carabta ee Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jabuuti.

Intii u dhaxeysey, 1997 – 2001 Maxamuud waxa uu ahaa Safiirkii Djibouti u fadhiyey Dalka Masar.

Sanadkii 2001 illaa 2005 Maxamuud waxa uu noqda Wasiir-ku-xigeenka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Laga soo bilaabo 22 Maajo 2005 – illaa hadda: Waa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jabuuti, Waa Diblumaasigii ugu waqtiga dheeraa ee ka shaqeeya Siyaasadda Arimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Sanadkii 2008. waxa uu noqda Guddoomiyaha Kalfadhiga 129-aad ee Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Jaamacadda Carabta.

~ Maxamuud Cali Yuusuf waa diblumaasiga Sida dhabta ah Caalamka ugu xirey Jabuuti oo ah dal yar oo geeska Afrika ku yaal.

Hadda Waa Murashaxa ugu Cadcad ee Guddoomiyaha Midowga Afrika, Bishii Abriil 2024, ayaa si rasmi ah loogu sharaxa Xilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC) oo doorashadiisu Addis Ababa ka dhici doonto. February 15–16, 2025.

Maxamuud waxa uu ku ole'leenayaa inuu awoodda saari doono Xoojinta Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga afrika, Hirgelinta Ciidanka Heeganka ah oo Afrika yeelato, iyo Xaqiijinta maalgelin joogto ah oo uu helo Midowga Afrika.

Maxamuud. waxa kale oo uu doonayaa in la xoojiyo ganacsiga Afrika dhexdeeda iyo dhaq-dhaqaaqa xorta ah ee badeecadaha iyo bulshada qaaradda Afrika. Maxamuud ayaa la filayaa inuu taageero xooggan ka helo Dalalka Carabta, qaar ka mid ah dalalka Bariga Afrika (IGAD) iyo Sidoo kale qaar ka mid ah dalalka ku hadla Luuqadda Faransiiska.

Maxamuud. illaa hadda waa musharaxa 1'aad sida ay muujineyso Saadaasha horudhaca ah, waxana macquul ah inuu wareegga 2'aad ee Doorashada helo Codadka guusha oo ah, Musharax guuleysanaya waxa laga rabaa Saddex meelood Labo-meel, (2/3) tirada guud ee Dalalka codeynta ka qeyb galaya oo ah 49 Dal.

Haddii uu guuleysto Maxamuud waxaa la filayaa inuu Afrika ku hoggaamin doono Nabad iyo xiriir iskaashi ku dhisan.

Maxamuud Cali Yuusuf waxa uu ka fursado badan yahay 2'da Musharax ee kale, Da' ahaan waa ka yarya, waana ka aqoon badanya Marka ay timaado diblumaasiyadda iyo ka shaqeynta xiriirka Caalamiga ah.
Qore
Abdiweli sulub Adan

12/02/2025

Afar shay islaanta waa lagu garaaci 😃

Sabtidii ayuu kasoonoqday Tanzania, Axadii shalay ahaydna Azerbaijan ayuu sii aadaay. Ujeedka safarkan, Weli lama shaaci...
10/02/2025

Sabtidii ayuu kasoonoqday Tanzania, Axadii shalay ahaydna Azerbaijan ayuu sii aadaay. Ujeedka safarkan, Weli lama shaacinin.

Hiraal Show

09/02/2025

Dhismaha Cusub ee Madaxtooyada QARAN KA

Kusoo biir bartena 👉Hiraal Show

09/02/2025

Surwaalada Markaad Gaabsateen Garayay uukniiye!!

Ismahaan

Hiraal Show

08/02/2025

Guul PUNTLAND FORCE

FOLLOW👇
Hiraal Show

08/02/2025

Bilicda dalkeena
Wali goobtaan matagta adi🫵
Hiraal Show

Guulaysta geeshkayagow
08/02/2025

Guulaysta geeshkayagow

08/02/2025

Carab iyo dhamaanteed hadaan dhagaxyo lasaarsarin!

Guul puntland

08/02/2025

RAGEEDII BAA HELAY GABADHAAN

07/02/2025

Puntland wax walbaa ku nool oday funny ah

03/02/2025

Kuwii Maxkamaddii baa xittaa ku qosley Eedeysanahaan.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta u fariisatay dhageysiga Kiis ay eedeysanayaal ka yihiin Jamaal Cabdi Maxamed, Maxamed Cabdi Cabdulaahi baajuuni, Maxamed faarax Cabdi, Ugaas sacad saciid iyo Nimco Cabdirisaaq Maxamed oo dhamaantood Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Jubbaland uu kusoo eedeeyay in ay la shaqeeyaan Kooxda Khawaarijta.
Hiraal Show

Ciidamada Puntland  ayaa.maanta oo jimce ah la wareegay Taliskii weynaa ee Turmasaale oo  ah taliska ugu wayn ee kooxda ...
24/01/2025

Ciidamada Puntland ayaa.maanta oo jimce ah la wareegay Taliskii weynaa ee Turmasaale oo ah taliska ugu wayn ee kooxda Daacish ay ku lahayd buuralayda Calmiskaad.

Daacish ayaa dhulkaas oo dhan kusii aastay Miinooyin si ayssn ciidamada usoo gaarin.

Lix askari ayaa ku dhaawac may qaxa miino oo ay daacush ku aastay dhulka, waxaana ku dhintay hal sarka kadib markii ay Miino lakacday gaarigii ay saar naayeen.

Dhaawaca ciidamada ayaa lagu soo qaaday diyaarad nooca qumaatiga ukacda ah oo ay dowladda dhawaan soo bandhigtay ,waxaan ciidamada dhaawac may la geeyay Boosaaso.
Hiraal Show

23/01/2025

Waxay u muuqataa siyaasada soomalida ee ku wajahan dhanka doorashada in aysan waxba iska badalin afartii h**e iyo afartan hada gabogaboda ah ba!!!!
Fololow 👇
Hiraal Show

Address

Mogadishu
FARAH

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiraal Show:

Videos

Share