Alnaciim tv النعيم تلفزيون

Alnaciim tv النعيم تلفزيون mogdishu somalia

09/01/2025

Keyfiyo mcn badan kusoo dhawada Almaadix cabdi raxman macalim siciid &Almaadix Cabdi raxman fara dhoob kujim ceyso dawade

04/01/2025

Sifaafi wll gaar sii qof kastoo mudan inlagar siiyo Mahad sanid

02/01/2025

Jimco wcn Al maadix cabdi raxman barqadle & Al maadix Cabdullaahi sh cali like & fallow Lawadaag Asxabtada dawasho wcn

27/12/2024

Galab wngsn asxabta kusoo dhawada Sali Aad umacan badan Ey noo qadayan Al maadix C/ risaaq & Al maadix sadaam

24/12/2024

Arooryo wanagsan axpaapi nagu xeran idil ahaantiin fadlan hadi aad nagu cusubthy nagu soo biir page kana falow gareeso hadi ad nalajog Taylor neeh nagu sii faafi
Almadix mucalin siciid mucalim timaweyne

19/12/2024

Habiin wngsn Asxbta Kherka jecel kusoo dhawada Sali Aad umacan badan Ey noo qadayan madixiinta kale Ah almadix fara dhoob iyo Almadix maxamad qadar sifaafi kherka jimca wcn dawasho wcn

انّا للّه ونّا اليه راجعون  -Waa geeri xanun badan Alle ha u raxmade   waxa galabtay wadanka Netherlands  Kugeeri yooday...
17/12/2024

انّا للّه ونّا اليه راجعون -
Waa geeri xanun badan Alle ha u raxmade waxa galabtay wadanka Netherlands Kugeeri yooday calimkii soomaliyeed carifkii weynaay sh muuse cade oo kamid Ahaay mashaaiqde diinta Islamka kufaafiyay geyga soomaliyeed iyo guud Ahan caalamka intiisa kale waxan Leenahay sh sabar Alle ha nagawada siiyo qabrigiisa Alle ha u waasiyo
اللهّم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من ريا ض الجنة
ولا تجعل قبره حفرة من حفر النار

17/12/2024

Fiid nimo wangsan dhamaan saxibada nagu xeran mas alo diini ah pleas hadi aad nagu cusubthy nagusoo biir hadi aad hory Nolan jogaty lawadaag asxbtaada

14/12/2024

Waa Sali mcn badan aw noo qadayo Almadix sh ismaan ciil cali mowliid dawasho wcn

12/12/2024

Jumco wanagsan kusoo dhawada Sali Aad umacaan badan ey noo qadayaan qaarkamida maadixiinta jamacatu shiikh daa uu culusow dawasho wacan

08/12/2024

Waa sli Aad umacan badan ey qaadayan Almadix fara dhoob iyo Almadix shuceyb yare Lasocod wacan

05/12/2024

Kusoo wadhawada asxbta Sali macan badan aw noo qadaayo Almadix cabdi raxman macalim siciid dawasho wcn

05/12/2024

Jimco wngsn

02/12/2024

Waa mas'alo mamuhiim Ah Una Bahan in laga fiirsado siifaafi wll

28/11/2024

Galab wngsn kusoo dhawada Sali Aad umacan badan Aw noo qadaayo Almadix cabdi Wali Lasocod wacan

26/11/2024

Waa mas'alo muhiim Ah.
Kuna Saabsan salaada
dawasho wacan
Shiikh xasan abshir imaan

25/11/2024

Waa Sali Aad umacan badan Aw noo qaadayo sheekh Axmad nuur cabdulahi xirsi dawasho wcan

24/11/2024

Kusoo dhawada Asxabta Sali Aad umacaan badan Ey noqadayan Almadix bashalow iyo Almadix nuune dawashu wacan

Address

Mogadishu

Telephone

+252612002044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alnaciim tv النعيم تلفزيون posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alnaciim tv النعيم تلفزيون:

Videos

Share

Category