Qalbi Somali

Qalbi Somali WAXAAD KAHELEEYSAA WAX YAABO BADAN OO KU ANFICI DOONA WELCOME TO QALBI SOMALI.

04/09/2020

MAANTA WAA JIMCA MAMAQLI KARAA ADIGOO DHAHAAYO ALLAHU LILAAH

04/09/2020

ASC dhammaan inta aan asxaab kunahay Facebook gga

29/08/2020
29/08/2020

Welcome all my friends

29/08/2020

SHEIKH XUSEEN CALI JABUUTI

waa Sheekh ku dhintey waddanka INDONESIA,markii xabaashii la galiyey ayaa kolkiiba la arkey xabaashiisii oo nuur iyo ift...
26/08/2020

waa Sheekh ku dhintey waddanka INDONESIA,markii xabaashii la galiyey ayaa kolkiiba la arkey xabaashiisii oo nuur iyo iftiin badani kasoo baxayo. wllo Illaahay adoonkiisaasii muu qarine adna ha qarin sawiradani SHARE dheh walaalayaal.

Beautiful pictures
26/08/2020

Beautiful pictures

15/08/2020
Af tiriska NABIGA (NNKH)
15/08/2020

Af tiriska NABIGA (NNKH)

MA CIDLOODA QALBI ALLAH KU XIRAN, MANA QOOMAMEEYO QALBI SAAXIIB KIISU YAHAY QU'AANKA.
08/08/2020

MA CIDLOODA QALBI ALLAH KU XIRAN, MANA QOOMAMEEYO QALBI SAAXIIB KIISU YAHAY QU'AANKA.

ISKU DAY HAL_XIRAALAHAAN!
08/08/2020

ISKU DAY HAL_XIRAALAHAAN!

KAL SOONIDA NAFTA WAA GUUSHA DHABTA AH !
08/08/2020

KAL SOONIDA NAFTA WAA GUUSHA DHABTA AH !

DHOOLO CADEEY MAR WALBA WAAYO WAXA AAN U NOOL NAHAY FADLIGA IYO RAALI AHAAN SHAHA ALLAH EE MA AHA RAALI AHAAN SHAHA KUWA...
08/08/2020

DHOOLO CADEEY MAR WALBA WAAYO WAXA AAN U NOOL NAHAY FADLIGA IYO RAALI AHAAN SHAHA ALLAH EE MA AHA RAALI AHAAN SHAHA KUWA KALE.

IN AAD GEBER JECLAATO WAA WAXA LABAAD, MARKA KOOBAAD BARO IN AAD XUSH MEESO.
08/08/2020

IN AAD GEBER JECLAATO WAA WAXA LABAAD, MARKA KOOBAAD BARO IN AAD XUSH MEESO.

HOOYO waa albaabka aad dunida kasoo gashay, waana albaabka aad jannada ku galidoonto marka daryeel waalidkaada sida ay k...
08/08/2020

HOOYO waa albaabka aad dunida kasoo gashay, waana albaabka aad jannada ku galidoonto marka daryeel waalidkaada sida ay kuu daryeeleen marka aad yareed.

Sedax waligaa Xasuus noow
08/08/2020

Sedax waligaa Xasuus noow

Naftaada ku beer waag, Naxli iyo ka sifee xumaan,   Niyada ka xoree walaac,   Ku nooloow dhiiranaan.
08/08/2020

Naftaada ku beer waag, Naxli iyo ka sifee xumaan, Niyada ka xoree walaac, Ku nooloow dhiiranaan.

Saliga Nabiga ( Salallaahu Calayhi Wasalam) ha dhaafin joogso wll kusali .
07/08/2020

Saliga Nabiga ( Salallaahu Calayhi Wasalam) ha dhaafin joogso wll kusali .

Maxaa kaaga muuqda Sawirka hoose ?
07/08/2020

Maxaa kaaga muuqda Sawirka hoose ?

fadhiiso kaligaa oo ka fikir dembigaaga oo dambi dhaaf weydiiso Allah
07/08/2020

fadhiiso kaligaa oo ka fikir dembigaaga oo dambi dhaaf weydiiso Allah

07/08/2020
07/08/2020
Janada majiro murugo, silic iyo dhibaato, Waxa ay leedahay  farxad aan weligeed dhamaaneeni n. Aduun kaan si kasta oo aa...
07/08/2020

Janada majiro murugo, silic iyo dhibaato, Waxa ay leedahay farxad aan weligeed dhamaaneeni n. Aduun kaan si kasta oo aad u farax santahay ama aad umurugee San tahay waa wax dhamaanayo, Allah ha ina siiyo Jannadiisa Aamin Aaamin yaa Rabbi

ILaa maanta waxaan dul joognaa sariiraheena. berri waxaan joogi doonaa qabuuraha. Qabuuraheena Allah ha ka dhigo kuwo ka...
07/08/2020

ILaa maanta waxaan dul joognaa sariiraheena. berri waxaan joogi doonaa qabuuraha. Qabuuraheena Allah ha ka dhigo kuwo ka sii wanaagsan sariiraheena Aamin Aamin

Address

Mogadishu
3334

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalbi Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share