M Hadlaaye CXDS

M Hadlaaye CXDS P.Y.Z

Intee dhibic Dhiig ah korkeena Ku  jirto waxaa Diyaar U nahay In aan U Dhimano Dadkeena                                .
20/01/2022

Intee dhibic Dhiig ah korkeena Ku jirto waxaa Diyaar U nahay In aan U Dhimano Dadkeena
.

Ururka 8aad Ee Kumaandoosk Gorgor iyo Ciidamo ka tirsan Booliiska Gaar ah Ee Haramcad oo Tababar gaar ah ku soo qaatay D...
02/09/2021

Ururka 8aad Ee Kumaandoosk Gorgor iyo Ciidamo ka tirsan Booliiska Gaar ah Ee Haramcad oo Tababar gaar ah ku soo qaatay Dalka Turkiga ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
.Hadlaaye

MADAXWEYNE FARMAAJO OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEEN KA QALIN-JABIYEY DUGSIGA TABABARKA CIIDAMMADA ...
01/08/2021

MADAXWEYNE FARMAAJO OO TABABAR U SOO XIRAY SARAAKIIL IYO SARAAKIIL XIGEEN KA QALIN-JABIYEY DUGSIGA TABABARKA CIIDAMMADA EE TURKSOM

Muqdisho, Luuliyo 31, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay kaalmaha h**e.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada maanta qalinjabiyey looga baahan yahay in ay hormuud u noqdaan qorshaha Qaran ee dhismaha Ciidammada Qalabka Sida, safka h**ena ka galaan dagaalka lagaga xoreynayo dalkeenna argagixisada.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka, qalabayntooda iyo tayeyntooda, si dib loogu soo celiyo cududda iyo tayada ay ku tilmaaman yihiin Cidiimmada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed."

Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in dowladdu ay ku guuleysatay barnaamijka tababarka iyo tayeynta Ciidamada Xoogga Dalka, iyada oo dugsiyada tababarka ee gudaha dalkeenna lagu leylinayo Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno hanan kara tayeynta iyo hoggaaminta Ciidanka.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Dowladda iyo shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga dadaalka ay ku bixiyeen in saraakiishan lagu carbiyo dalka gudihiisa, waxa uuna xusay in xiriirka u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya uu yahay mid ku dhisan walaaltinimo iyo iskaashi mug weyn.

Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhigga Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabbaas Amiin Cali, Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.

DHAMMAAD

KUMA AYUU AHAA JENERAL SUBXAANYO ?General Cabdulqaadir Cali Diiriye (subxaanyo) Waxa uu ku dhashay magaalada Baladwayn e...
04/07/2021

KUMA AYUU AHAA JENERAL SUBXAANYO ?
General Cabdulqaadir Cali Diiriye (subxaanyo) Waxa uu ku dhashay magaalada Baladwayn ee xarunta gobolka hiiraan 1952dii, Waxa uu dugsiga dhexe ku dhamaystay baladweyne, Waxa uu ka baxay, dugsiga sare ee Sheekh Xassan Barsame ee Muqdisho oo markaas lagu dhiganayay luuqadda Talyaaniga.
1972 waxa uu galay kulyadda millateriga ee General Daud millatery academy oo ku taallay magaalada kismaayo, Kadibna wuxuu aaday 1974 dalki midowga soofiyeeti oo uu kasoo dhigtay kuliyadda milatiriga ee linin ee magaalada Moskow oo lagu barto culuunta siyaasadda iyo arimaha millateriga.
1977 wuxuu ku soo laabtay dalka waana markii uu dhamaaday xiriirkii uu dalku la lahaa dalkii midowga sofiyeti, wuxuu ka qayb qaatay dagaalkii 77kii waxa uuna ku muteystay billad geesi qalin ah.
dhamaadkii dagaalka 77kii waxaa loo diray dalka Germany oo uu ku maqnaa 78kii ilaa 84kii oo uu soo qaatay shahaadada Mechanical Engineering, jaamacadda Rostok ee dalka Germany.
1985 ayuu dalka kusoo noqday, waxa uuna jagooyin kala duwan ka soo qabtay ciddanka Asluubta, waxa uu madax Ka noqday hogaanka siyaasada ee ciidanka asluubta iyo kan gaadiidka iyo isgaarsiinta. Kadib burburki Dalka, jananku waxa uu la shaqeeyay hay'ado samafal, sidoo kale waxa uu madax ka noqday gudigii Culaysaarka(Pressure Group) oo Shaqadoodu ahayd dhaxdhaxaadinta hogaamiyayaashii kooxaha koonfurta soomaaliya.
Waxa uu la taliye u ahaa dhamaan dowladihii ku mel gaarka ahaa ee dalka soo maray, General Subxaanyo waxa uu si wanaagsan ugu hadli jiray luuqadaha carabiga, jarmalka, ruushka, ingiriiska, talyaaniga. Wax la taaban karo ayuu ka qabtay waxbarashada iyo samafalka oo waxaa lagu xasuustaa in manta ay daafaha caalamka kala joogaan dad uu koritaanka aqoontooda kaalin mug leh ka gaystay, Jananku waxa uu dad badan u diray wax barasho dibadda ah kuwaas oo manta saamayn dhan kasta ah ku leh dalka iyo dibaddiisa.

Alle ha u naxariisto mejor mohamed abdiwahid farah Halyey qaran ayuu ahaa
03/06/2021

Alle ha u naxariisto mejor mohamed abdiwahid farah Halyey qaran ayuu ahaa

QABASHADA ARAAJIDA ARDADA 2021Kulliyadda ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Turksom, waxay sanadkaan 2021 qaadanaysaa...
03/06/2021

QABASHADA ARAAJIDA ARDADA 2021

Kulliyadda ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Turksom, waxay sanadkaan 2021 qaadanaysaa layli saraakiil iyo saraakiil xigeen. Waxaad ka mid noqon ciidanka xoogga dalka waxaadna ka qaybqaadan nabad galyada adoo hiigsanaya mustaqbal wanaagsan.

Shuruudaha muhiimka ah waa;
1. Wiil Soomaaliyeed inaad tahay.
2. Kulliyadda layli saraakiisha waa in aad haystaa Shahaado dugsi sare ama jaamacad da’daaduna ay u dhaxeysaa 18-24.
3. Kulliyadda layli saraakiil xigeenadda waa in aad haystaa Shahaado dugsi sare da’daaduna waa in ay u dhaxeysaa 17-21.
4. Aadan lahayn wax balwad ah.
5. Aadan xaas lahayn.
Si aad isku diiwaan galisid fadlan shahaadadaada adoo wata tag Kulliyadda Turksom ee ku taalla wadada jaziira magaalada Mogadishu. is diiwan galintu waxay soconaysaa inta u dhaxaysa 19 June - 09 July 2021 Waxii faahfaahin dheeraad waxaad ka heli kartaa telefoon land-line hormuud 629-111 iyo 626-644 ama waxaad ka booqan kartaan aaladaha/website-yada internetka ay ku leeyihiin Wasaarada Gaashaandhiga DFS, Taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya, iyo ciwaanka internetka safaaradda Turkiga ay ku leedahay dalka Soomaaliya Gaar ahaan magaalada Mogadishu.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya wuxuu kuu rajaynayaa guul wacan.

Ciidamo ka tirsan Kumaandooska GORGOR oo Tababar ku soo qaatay Turkiga ayaa maanta muqdisho soo gaaray
01/06/2021

Ciidamo ka tirsan Kumaandooska GORGOR oo Tababar ku soo qaatay Turkiga ayaa maanta muqdisho soo gaaray

iyadoo lagu jiro bishii barakeysneyd ee Ramadaan. Geesiyaasheena waa kuwa u taagan badbaadada shacabka Soomaaliyeed
19/04/2021

iyadoo lagu jiro bishii barakeysneyd ee Ramadaan. Geesiyaasheena waa kuwa u taagan badbaadada shacabka Soomaaliyeed

31/03/2021

xooga dalka

09/03/2021

cutubyo ka tirsan gorgor oo u xirxirtay isparta si ay u badalaan cutubyadii yimid safar salaamo sxbayaal Somali National Army

08/03/2021

Ciidanka Gorgor “Cabsi maxay tahay ma naqaano, waxaanu nahay ciidanka Gorgor, waxaan joognaa Cirka, dhulka,buuraha”. xoogga dal

Ururka 15aad ee Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ee ciidanka xoogga dalka oo tababar sare ku soo  qaat...
08/03/2021

Ururka 15aad ee Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandooska Gorgor ee ciidanka xoogga dalka oo tababar sare ku soo qaatey dalka Turkiga ayaa soo gaarey Muqdisho, waxaana garoonka diyaaraha ku soo dhaweeyey Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo sarakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka.

08/03/2021
Intee dhibic Dhiig ah korkeena Ku  jirto waxaa Diyaar U nahay In aan U Dhimano Dadkeena                                .
04/03/2021

Intee dhibic Dhiig ah korkeena Ku jirto waxaa Diyaar U nahay In aan U Dhimano Dadkeena
.

04/03/2021

gorgor balad xaawo guulaysta

03/03/2021

heesaha gubaabada geesiyada xooga dalka Somali National Army

03/03/2021

xoogga dalka guul iyo gobonimo Villa Somalia

03/03/2021

ciidanka xooga dalka guul iyo gobonimo Villa Somalia Somali National Television - SNTV Somali National Army

shaqada qaranka  waa qabasho   BBC News Somali  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Somali National Army
02/03/2021

shaqada qaranka waa qabasho BBC News Somali Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Somali National Army

02/03/2021

gorgor iyo galmudug

02/03/2021

gorgor oo shaqo qaran ku jira galmudug

shaqada qaranka waa qabasho
02/03/2021

shaqada qaranka waa qabasho

02/03/2021

gorgor wax dhaama la waaa waa maanso gubaabo ah

02/03/2021

taliye urur iyo ciidankiisa oo heeso gubaabo ah qaadaya kuna soo wajahan dalkooda hooyo

28/02/2021

Waa Cutubyo Katirsan CXDS Oo Tabar Ku qaadanaya Dalka Turkyka

Taliyaha kulyada tababarka  Turkisom S/guuto yacqub m,siyad oo maantay Ku wareejiyay jodariysal iyo agabkale oo ay iskas...
11/02/2021

Taliyaha kulyada tababarka Turkisom S/guuto yacqub m,siyad oo maantay Ku wareejiyay jodariysal iyo agabkale oo ay iskaso aruuriyeen saraakiisha iyo S/xigeenada kulyada Turkisom caruur derbiya jiifka ah

Taliyaha kulyada tababarka Turkisom S/guuto yacqub maxamed siyaad oo macalimiin turkiya maantay shahaado sharaf gudoonsi...
27/01/2021

Taliyaha kulyada tababarka Turkisom S/guuto yacqub maxamed siyaad oo macalimiin turkiya maantay shahaado sharaf gudoonsiiyay kuna amaanay sida hagarla,aanta ah oo ay casharada usiiyaan ciidanka xoogga dalka guul labada dowladood iyo ciidankooda

Waxeey Har iyo habeen u taaganthy Badbaadinta Shacabka
20/01/2021

Waxeey Har iyo habeen u taaganthy Badbaadinta Shacabka

Wa boqolaal kamida ciidanka gaarka ah ee diyaaradaha ka booda oo maantay  maantay  Dalka dibadiisa korso loogu qaaday  s...
15/12/2020

Wa boqolaal kamida ciidanka gaarka ah ee diyaaradaha ka booda oo maantay maantay Dalka dibadiisa korso loogu qaaday somaliya Wa kabaxday waqtigii Amisom ey difaaci jirtay

Xoogga Dalka waxu gaaray  halkıi ugusareeysay  oo ciidan afrikaana uu gaaro   Ka ugu wanaagsan  Masha Allah guuleysta ad...
15/12/2020

Xoogga Dalka waxu gaaray halkıi ugusareeysay oo ciidan afrikaana uu gaaro Ka ugu wanaagsan Masha Allah guuleysta adika iyo intii idin jacelbo

Jimca wanaagsan jaalayaal
04/12/2020

Jimca wanaagsan jaalayaal

Address

Mogadishu

Telephone

+252615860856

Website

Products

news video And Picture

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when M Hadlaaye CXDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to M Hadlaaye CXDS:

Videos

Share