Falanqeeye

Falanqeeye falanqeeye waa gole warbaahineed oo ka faalooda siyaasada ,arimaha bulshada , iyo dhamaan waxyaalaha xiisaha iyo waxtarka u leh bulshadeena soomaaliyeed

Waxaa sii xumaanaya xaaladaha reera ama dadka is qabo oo waayaahan danbe laga soo tabinaayo arimo aan fiicneyn   nafdaad...
08/02/2024

Waxaa sii xumaanaya xaaladaha reera ama dadka is qabo oo waayaahan danbe laga soo tabinaayo arimo aan fiicneyn
nafdaada ayey mareysaa

11/11/2023

Baafin
Gabar samafale la yaable ah
Waxaan hada ka hor gaari bas ah ku kulanay gabar yar oo runtii dadkii gaariga saarnaa iyo ayadu isku maandinsan yihiin ilaa dadka qaar yiraahdeen way xanuunsan tahay waxaan isku dayey inaa u kuur galo waxa gabadha yar ito dadka gaariga saarani isku maandhaafsan yihiin. Dhow su 'aalood yan weydiiye waxaa iiga soo baxay iney tahay qof ka fsareeyaa dadka la doodaya dareen ahaan dadkuna hadeysan isku garaad aheyn iska fahmaan gabadha yar waxay xambaarsaneed dareen banii'aadamnimo oo ka sareeya inta dadka xiligaan nool.ay dareemaayaan waxaan ka baqayaa iney muurug u dhimato iyo istress maadamaa ay yartay cod fahmi kartaa wey socotaa

Waa madaxweynihii ugu wadinasanaa ee Mason mara waayahaan
01/07/2023

Waa madaxweynihii ugu wadinasanaa ee Mason mara waayahaan

Waxaa magaalada muqdisho lagu dilay gabar uu dhalay xil.xaadoole ilaahey ha u naxariisto
28/06/2023

Waxaa magaalada muqdisho lagu dilay gabar uu dhalay xil.xaadoole ilaahey ha u naxariisto

Waxaam halkaan hambalyo uga dirayaa Cabdixafiid Cabdile  oo maanta ka qaalin jabiyey jaamacada simad ee magaalada   waxa...
25/06/2023

Waxaam halkaan hambalyo uga dirayaa Cabdixafiid Cabdile oo maanta ka qaalin jabiyey jaamacada simad ee magaalada waxaan u rajeynayaa guul iyo

22/06/2023
22/06/2023
Cabdirisaqq axmed maxamed dadaal dheer ka ka dib ayuu ku guuleystay dhameystirka safarkiisii waxbarasho qeybtiisii koowa...
22/06/2023

Cabdirisaqq axmed maxamed dadaal dheer ka ka dib ayuu ku guuleystay dhameystirka safarkiisii waxbarasho qeybtiisii koowaad ee jaaamacada waxaan u rajeyneynaa isaga iyo dhamaan aqoon yahanada asaagiisa ee dadaalka badan guul iyo horu socod

18/06/2023
18/06/2023
18/06/2023
18/06/2023
Waayihii h**e soomaalidu cidwaliba way taqaanay xaafadeeda lkn waayahaan danbe xaaafadihii yaa isaga qaldamay   ayaa wax...
16/06/2023

Waayihii h**e soomaalidu cidwaliba way taqaanay xaafadeeda lkn waayahaan danbe xaaafadihii yaa isaga qaldamay
ayaa waxaa isku heysto nin galgaduud ka yimid iyo nin bakool ka yimid oo mid kastaa leeyahay anaa leh

10/06/2023

Dowladnimada soomaaliya waxaa loo soo maray halgan dheer oo ciyaar ciyaar looga tanaasuli karin

Sanadwalbo waxqa jira ma liibaaneyaal lagu liibaanay sanadkaad yaan siin laheed magacaas
10/06/2023

Sanadwalbo waxqa jira ma liibaaneyaal lagu liibaanay sanadkaad yaan siin laheed magacaas

Cawada dadka dhibaatadu qabsatay ilaahey ha badbaadiyo bal u soo duceeya dhamaantiin
09/06/2023

Cawada dadka dhibaatadu qabsatay ilaahey ha badbaadiyo bal u soo duceeya dhamaantiin

Warqada fahad yaasiin waxaa ku jira hadal miisaan leh tolow yaa u soo dhiibay
07/06/2023

Warqada fahad yaasiin waxaa ku jira hadal miisaan leh tolow yaa u soo dhiibay

04/06/2023

Madaweyne xasan sheekh in kasta oo uu wax badan qabtay rajo fiicana laga lahaa wuxuu la yimi wax aan laga aqbali karin .

Waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa maamulka iyo macalimiinta dugisga hoose dhexe iyo sare ee   oo xalfad abaal marin ah ...
02/06/2023

Waxaan halkaan uga hambalyeeynayaa maamulka iyo macalimiinta dugisga hoose dhexe iyo sare ee oo xalfad abaal marin ah ugu qabtay xarunta dugsiga ardeydii ku guuleysatay tartan aqooneedkii sanadkaan mahadsanidiin

Labo ka mid ah macalimiinta gobolka banaadir kuwa ugu firfircoon
02/06/2023

Labo ka mid ah macalimiinta gobolka banaadir kuwa ugu firfircoon

29/05/2023

Kuwaani ardey ma ahan waa mooryaan

29/05/2023

Labada xisbi ee la ogolaaday midkood ku biir mid sadexaad maya

29/05/2023
27/05/2023

Imtixaankii maanta lagalay aad ayuu u adkaa sida ay ardeydu sheegeen

Wariyre   Abdi Rashiid Barre ayaa aad ugu xanuunsanaya magaaladda muqdisho  waxaa u bahaan yahay garab istaag dhaqaale i...
10/04/2023

Wariyre Abdi Rashiid Barre ayaa aad ugu xanuunsanaya magaaladda muqdisho waxaa u bahaan yahay garab istaag dhaqaale iyo mid duco

In la sii sheego howl galka booliska waxay u dhagantaa in tuugada loo digayo oo la leeyahay nimanyahow yaanan iaku dhici...
05/07/2022

In la sii sheego howl galka booliska waxay u dhagantaa in tuugada loo digayo oo la leeyahay nimanyahow yaanan iaku dhicin ee naga hor leexda inta howlgalku socdo

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Falanqeeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category


Other Media Agencies in Mogadishu

Show All