TAYO Media

TAYO Media Dhiiro gelin, Dhacdoyin, Hal Abuur

27/05/2024

Ustaad muxudiin & Sheeko xigmad weyn leh

05/05/2024

Meeshan waa meesha maacunta alaabta guryaha lagu sameeyo ๐Ÿ˜„

03/05/2024

Saboolnimada ina haysta iyo faqriga ina haysta meel kale kamey iman

30/04/2024

(AUN) wuxuu yeri Cirka nimaka sahanka u diray ee caadka ka hayaamay

27/04/2024

Waxaa jiro dad kanaxa wanaaga
wanaagane jaceyleyn

24/04/2024

ugu waalnaa

23/04/2024

Qof kasta oo waalan haddii la weeydiiyo. ma waalan tahay? Waxa uu ku leeyahay : Maya, ma waalni.

Adigu Hadda ma waalantahay?

Waa Su'aal Haa iyo Maya midna aadan uga jawaabi karin. Ileeyn Adigu isma Hubtide, Haddii aad HAA tiraa, waxaad noo sheegtay in aad waalantahay. Haddii aad MAYA tiraana waxaad Bixisay Jawaabtii Dadka waalaan

23/04/2024

buuran xariif maaha

20/04/2024

.Ramadaanka waxaan somay 25

๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜„๐Ÿ˜๐Ÿ˜€wllhi waad ficnthy kulahaa dhifiq

18/04/2024

Xaliye podcast

Madaxweynaha Cusub ee Senegal :โ–ช๏ธNin dhalinyaro shacabka kamid ah aanan ahayn siyaasiyiinta galbeedku sameeyay ee raqiis...
27/03/2024

Madaxweynaha Cusub ee Senegal :
โ–ช๏ธNin dhalinyaro shacabka kamid ah aanan ahayn siyaasiyiinta galbeedku sameeyay ee raqiiska ah
Dhashay : 1980
10 maalin kaliye ka hor doorashada ayuu xabsiga ka soo baxay.
2023 wuu xirnaa maantaan 2024 waa madaxweyne
Gudaha dalka ayuu wax ku bartay taasoo ah in uuna galin jaamacadaha faransiiska ee soo saaro dad la rarto

Sababta loo doortay waa hadalkiisa in uu ka duwanyahay siyaasiyiinta kale ee dhinaca galbeedka u tukado iyo in uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah musuq maasuqa iyo is daba marinta oo ah waxa lagu yaqaano siyaasiyiinta galbeedka u adeego ee caalamka islaamka joogo si ay wadamadeena waligood talaabo u qaadin
Wuxuu marwalba ku baaqaa in faransiiska si 100% looga madax banaanaado .

Telifoonka cajiibka ah ee S24  ee xalay soo baxay wuxuu leeyahay feature kuu ogolaanaya inaad la hadasho qof aydaan isku...
18/01/2024

Telifoonka cajiibka ah ee S24 ee xalay soo baxay wuxuu leeyahay feature kuu ogolaanaya inaad la hadasho qof aydaan isku luuqad ahayn, isagoo isticmaalaya wax la yidhaahdo "AI live translation"

Maxaa looga faaiideysan karaa bay kula tahay?

14/01/2024

Geesiyad Karti leh๐Ÿ–ค

20/12/2023

Masha allah ninkan daryeel ayuu u baahanyhy dadka dhimirka qabo xetaa qaarkood saan ma u wacdin karan

Today's the best Photo ๐ŸŒฟ๐Ÿฅฐ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ        โ€ข ๏ฟผ
16/11/2023

Today's the best Photo ๐ŸŒฟ๐Ÿฅฐ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’Ÿ







โ€ข
๏ฟผ





Somalia waligeed ma heli doonto xasillooni siyaasadeed, saddex sabab dartood.- muhiimadda halka ay ku taal Geography aha...
01/11/2023

Somalia waligeed ma heli doonto xasillooni siyaasadeed, saddex sabab dartood.
- muhiimadda halka ay ku taal Geography ahaan
-Kheyraadka aadamuhu u baahanyahay oo u dhameystiran
- iyo dadkeeda oo an laheyn caqli ay ku ilaashadaan.

Sidaa waxa dhahay Andrei Grechko oo ahaa Sarkaalkii 2aad ee ugu awoodda badnaa midowgii wARSo 1974 mar uu booqasho ku yimid.

Halkani waa Qaza oo ay qaraxa gantaaladdu mugdigii magaaladda u badaleen sida Subax oo kale.Internetkii, iyo Korontaddii...
27/10/2023

Halkani waa Qaza oo ay qaraxa gantaaladdu mugdigii magaaladda u badaleen sida Subax oo kale.

Internetkii, iyo Korontaddiiba waa laga jaray waxaana ku socota Duqayn cir, dhul iyo bad ah.

Waa duqaymihii ugu adkaa uguna arxanka darnaa ee ka dhaca magaaladda 20kii maalmood ee uu dagaalku socday.

โ€œWalaalaheen Carbeedow, waxaan baahi WEYN u qabnaa karfan, fadlan noo soo dhiiba karfan aan maydkeenna ku asturanno.โ€Mid...
18/10/2023

โ€œWalaalaheen Carbeedow, waxaan baahi WEYN u qabnaa karfan, fadlan noo soo dhiiba karfan aan maydkeenna ku asturanno.โ€

Mid kamid ah Shacabka reer Falastiin.

Address

Mogadishu
AMESTERDAM

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TAYO Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category