Mid kamid ah gabdhaha deegan ka mora eri ee Gobolka Hiiraan oo fariin adag u dirtay haweenka u warama Al-Shabaab.
#BaraarugBulsho
Gudoomiyaha Dagmada Maxaas oo dadka shacabka ah ee ku sugan mora iri kula hadalay halkas ayaa dowlada ka codsaday in ay shacabka ay helan goba cafimad iyo waxbarasho
Ku-simaha Taliyaha Guutada 1-aad G/sare Maxamed Maxamuud Guutaale Qataatoow ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu Baaqay inay ka qeyb qaataan dagaalka argagixisada lagula jiro oo uu sheegay in lagu helayo Jano.
Xildhibaan Xaashi Daahir "Khawaarijta waa niman aan ogoleyn wax hormar ah gaar ahaan adeegyada waxbarashada, Caafimaadka iyo dhismyaasha kaabayaasha dhaqaalaha"
Abwaanad Faduuma Jaamac iyo Quriga suuga ah ee Beerka jaray Cadiwga.
Ciidanka Booliiska Soomaaliya gaar ahaan Qeybta La dagaalanka argagixisada ayaa Galabta abaaro 2:00pm ku qabtay degmada Afgooye Mooto bajaaj uu ku rarnaa qarax xooggan iyo labo Dhagar qabe oo waday.
Gaashaanle Sadiiq Doodishe Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ka warbixiyay.
" Cali Dheere, Mahad Karataay & Axmed Diiriye, waa Fuleeyiin, Godadka ayey Kuwada Dhuumanayaan, Furinta iyagoo taagan wali Ma aragteen, Ciyaalka ayey qaldaan" Wasiirka Gaashaandhigga XFS C/qaadir Maxamed Nuur
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe.
Gaashaanle Cali Yuusuf Macalin ayaa sheegay in si nabad ay kula wareegeen.
Daawo Wabxo Oo ay 15 Sano Khawaarijtu balse hada Xor ah.
Tabiye Khaalid Media
Taliye ku xigeenka Ciidanka Danab Gaashaanle Xasan Tuure " Khawaarijta waan soo afjareynaa Waqtiga dhow, waxayna Marayaan dhamaadkooda".
Xildhibaaan Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbalolshe oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kooxda Khawaarijta ah ee Al Shabaab laga xoreeyay inta badan deegaanadda gobolka Hiiraan.
“Deeganka Nuur Dugle Marba Hada Soo booqanay Waxa ku Xigta Degmada Aadan Yabaal ogaada” Gudoomiye axmad Faal
Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Somaaliyeed Mahad Salaad & Madaxweyne ku xiggenka Dowlada Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar daba geed deeq Xoola ah ay soo dhiibeen ayaa la gaar siiyay Ciidamada Dowlada iyo kuwa degaanka ee ku sugan furimaha hore dagaalka.