Asal Media

Asal Media Asal Media is an independent private media network headquartered in Mogadishu, Somalia.

Asal Media distributes entertainment, live sports action, and major events across Somalia.

12/07/2023

Ma haysto shahaadooyin iyo aqoon heer sare ah balse wuxuu leeyahay xirfad aan lagu baran jaamacadaha wuxuna leeyahay Rajo fog

02/06/2023

Buugga Keydka Taariikhda Soomaaliya ee uu qoray Sheekh Aadan Sheekh Saciid "Albardaali" oo Muqdisho lagu soo bandhigay.

02/06/2023

Maxaa kuugu farxad/murugo badnaa?

02/06/2023

Xusuusihii H**e | Amb. Maxamed Cali Nuur (Ameerika) | 01-June-2023

30/05/2023

Nasro Cabdiwaaxid: nolosha qoyskeeda ayey ka maareysaa aroosyada iyo xafladaha ay duubto, waana xirfaddeeda shaqo.

25/05/2023

Barnaamijka Xusuusihii h**e | Nasrokin Hashi Nure | 25-May-2023

22/05/2023

Guddoomiyihii h**e ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo ka warbixiyey doorashada midowga iyo xilalka loo tartamayo

22/05/2023

Ardayda u sharraxan xilalka kala duwan ee Midowga Ardayda Jaamacadda SIU

22/05/2023

Shirweynaha dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

22/05/2023

Doorashada hoggaanka Midowga Ardayda Jaamacadda SIU oo la soo gabogabeeyey.

21/05/2023

Barnaamijka Sooyaal | Jacfar Mohamed | 21-May-2023

20/05/2023

Waa sidee shucuurta dhallinyarada ka qeybgaleysa shirweynaha dhallinyarada Soomaaliyeed?

20/05/2023

Shirweynaha Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

07/05/2023

Maxay tahay sababta keentay in bulshadu si weyn u hadalhayso barnaamijka Lottery?

01/05/2023

Nin baaskiil uga safray India oo gaaray Sweden iyo qisadiisa oo diiwaanka gashay.

01/05/2023

Maxay tahay sababta dumarka Soomaalidu inta badan ugu labbistaan midabka madowga ah?

27/04/2023

WhatsApp oo ku dhawaaqay in halkii lambar lagu isticmaali karo 4 mobile oo kala duwan. Dhanka lammaanaha yaa diiddan yaa se ka soo horjeeda? Bilan Rooroow ayaa arrintan wax ka weydiisay shacabka Muqdisho.

27/04/2023

Xafladdii arooska ayuu joojiyay, ka dib markii uu ogaaday in gabadha uu guursanayo ay ku dhacday imtixaanka Iskuulka.

Address

Laamiyaraha Soobbe, Rayaan Building
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category