Samiir varma

Samiir varma Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Samiir varma, Newspaper, Mogadishu.

31/10/2024

Caruur Caasi Kugu Noqota , Saaxiib Xun , Xaas Ciro Kaasoo Saarto , 4 Ayuu Nabiga Scw allah ka Magangali Jiray ; Sh Cabdiraxmaan Jigjiga

09/10/2024

Bulshada Reer Ceelwaaq ayaa cabasho ka ah Ciidamada Dowlada horey u geysay halkaas

05/10/2024

Xamsoow Dastuurka Jubaland Muxuu sheegayaa bal afkaada noo sheeg sida doorashada laga yeelaayo ?.
3 soo qabo mid kale bax 😜

  Hambalyo Hambalyo Aroos farxad leh 🙏 Waxaan Halkan Hambalyo 💖Aroos/ FarxadLeh. Laqeybsanaya walalkey    iyo Marwadiisa...
25/09/2024



Hambalyo Hambalyo Aroos farxad leh 🙏

Waxaan Halkan Hambalyo 💖Aroos/ Farxad
Leh. Laqeybsanaya walalkey iyo Marwadiisa ❤️ oo Arooskoodu ka dhacay Dagmada Dolow Ee Gobolka Gedo.

Reerka cusub ilaahay ha ka dhigo reerkii lagu Nastee lagu nagaaado. Insha Allah ❣️🙏Hambalyo Hambalyo Aroos Wacan 💢🗯💥

Wixii Duco ah waa Xagiina Asxaabta

06/09/2024

DAAWO; Masjidka Abu Hurera Ee Dagmada Baladxawo ayaa manta Lagu soo Gabagebayay Dowro cilmiyeed socotay Mudo 7maalmood Kuwas oo ay ka faaideysteen gabdho gaaraya 150Gadhood. iyo Dhaweynta Machadka Cusub Ee Al Nafic Culumta sharciga iyo Carabiga. Enginer Ali Mohamed Diiriye

08/07/2022

Dhaanto cusub oo bilaa muusik ah, Najiib iyo Xamda.

28/06/2022

Salllahu calley wasalam ❤️❤️❤️

13/06/2022
Qodobka 59aad ee Dastuurka KMG ah:Sababaha Lagu Lumiyo Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka
05/06/2022

Qodobka 59aad ee Dastuurka KMG ah:
Sababaha Lagu Lumiyo Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka

21/05/2022

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samiir varma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category