π˜…π—Άπ—Άπ˜€π—Ό

π˜…π—Άπ—Άπ˜€π—Ό πŸͺ΄

20/10/2024

WARAYSI HOR DHAC AH ABWAAN SHARLAAWE

11/06/2024

Waaya arag qofkii ah
Walalnimada ma baayaco!

21/05/2024

Flim Macaan πŸ˜‡πŸ˜‡πŸ˜‡πŸ‘€πŸ‘€

Imaamka Masjid Al-Xaram, Shaykh Abdulrahman Al Sudeysi, ayaa soo jeediyay qaacido aad u wanaagsan oo aad kaga faaideysan...
31/03/2024

Imaamka Masjid Al-Xaram, Shaykh Abdulrahman Al Sudeysi, ayaa soo jeediyay qaacido aad u wanaagsan oo aad kaga faaideysan karta tobanka dambe ee Ramadaan maadama ay ku jirta leylatul qadriga

1. Ku deeq hal dollar (ama ka badan) habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar la eg 84 sano oo sadaqa ama Kun bilood! adiga oo sadaqeysayay.

2. Tuko laba rakcadood Ama ka badan oo sunno ah habeen kasta, haddii ay habeenkaa ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad laba rakcadood oo sunno ah habeen kasta tukato ilaa 84 sano.

3. Akhri suuradda Ikhlaas habeen kasta saddex jeer, haddii ay habeenka ku beeganto badhtamaha Laylatul Qadriga, waxa aad helaysaa ajar ah in aad dhameysay Qur’aan ka karimka maalin kasta 84 sano.

Waxa kale oo uu yidhi dadka ku faafi hadalladan, kuwii hadalkaaga dhegaysan doona ee camal fala, idinkuna waxaad heli doontaan ajar la mid ah camalkooda, inshaa allaah. Maxaa yeelay Rasuulku (scw) wuxuu yidhi: β€œQofkii hanuuniyo camal wanaagsan wuxuu helayaa ajar la mid ah kan camal fala, laakiin wax la’aani maayo ajarkiisa”. (Muslim, 2674)

Alle ha ina waafajiyo dhammaan camalka aan qabanno Aamiin 🀲

Xigasho Abdimajid Ahmed.

30/03/2024

Muxaadaro qalbiga taabaneyso

29/03/2024

Jawigaan Ila qiimee

23/03/2024

Faafi

27/02/2024

Sidee 1 Muuqaal Uu Sharma Boy kaga Dhigay Best Rapper

26/02/2024

Maxkamada

03/02/2024

Yaa Ka Dambeeyay Dagaalkii Somalia Iyo_Ethiopia_ 977 Iyo_Sidii Uu Ku Bilowday Qarni joog

20/01/2024

Kkkkkkkkk πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

16/01/2024

MUQDISHO: Muuqalka qaraxii maanta CC Camerada ayaa duubtay. waxaa muuqda dad kala ordaya inta uusan qaraxa dhicin

16/01/2024
16/01/2024

Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda

Faafi walaal

Address

Kaaraan
Port Elizabeth
5647

Telephone

+27780403344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when π˜…π—Άπ—Άπ˜€π—Ό posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share