Wasiirka gaashaandhiga Dalka“waxaan nalaga rabaa in aannan dhag jalaq usiin wax walba oo xun oo kasoo yeeraaya khawaarijta, iyagoo soo marinaaya af-khawaarij.”
Guddoomiye Jawaari oo si adag ula hadlay siyaasiyiinta siyaasadeynaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta
Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la joogo dhammaadka Khawaarijta, wadajirna lagu dhamaystiri karo kaliya.
Dr Cabdiwali Cali Gaas "Waa in Qofkasta uu masuuliyadiisa ka qaato xoraynta dalka , Soomaali oo dhan ayaa guulaysatay marka halganku guulaysto.
Agaasimaha Xarunta Qaran ee Tubsan Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in Horjoogayaasha iyo Maleeshiyaadka Khawaarijta ee isa soo dhiibaya ay si aad ah u kordheen todobaadyadii ugu danbeysay taas oo muujineysa jabka gaaray Khawaarijta.
Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo warbaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta, wuxuuna tilmaamay in cadowgu mar kasta ay guul u tahay kala qaybsanaanteena
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Ibrahim Sheikh Muhudin ayaa Dalacasiiyey Ciidanka Ku sugan Furumaha Hore ee Dagaalka.
Mahdi Maxamed Guuleed "Waa inaynu meel uga soo wada jeesano Argagixisada, Waa maalintii aynu midoobi lahayn, yaan dhibco siyaasadeed laga raadin arrimaha amniga.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda XFS Axmed Macalin Fiqi oo ugu baaqay Khawaarijta inay ka faa’iidaystaan Cafiska uu Madaxweynaha fidiyay.
Warmurtiyeed Ka Golaha Wadatashiga Qaran, Dhuusamareeb.
DEG DEG: Ciidanka Xoogga dalka, ayaa gacanta ku dhigay Degmadda Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Taliyaha Guutada 23 ee Ciidanka Xasilinta Caasimada ee Gungar Aadan Jeelle ayaa sheegay in deeqdii lacageed ee soo gaarsiisay gabar Soomaaliyeed uu ciidanka ugu iibiyay xoolo nool
Wajiga labaad dagaalka dalka lagu xureynaayo oo si habsami leh usocda iyo miina baaris ay wadaan ciidanka.