Channel 6 News

Channel 6 News Channel 6 is an independent News outlet,focusing on Cutting edge news around the globe.

06/05/2024

Dhismo Qadimi Ah Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

05/05/2024

Marxumad luul Walaalkeed 'Waxaa Noo Muuqda Ififaalo wanagsan iyo cadalado soo ifbaxdo '

05/05/2024

Aderka Sayid Cali 'Waa Maqlaaye Lama Rabee Waa Arkaaye Aa Larabaa '

05/05/2024

Maxkamada Racfaanka Ee Gobalka Banaadir Oo Su'aalo Kaweydiise Kiiska marxumad luul Cabdicasiis

05/05/2024

Dhageysiga Maxkamada Racfaanka Ee kiiska Eedaysane Sayid Cali

04/05/2024

Qaar Kamid Ah Arigtidada Dadweynaha part 4
'Waa in Lahuriya Oo laxiraa Gapdhahas '
Tiktokleyda

03/05/2024

Dhacdo Aragagax Leh
Nin Xaaskiisi H**e Maseyr Dartiiis Udilay

Ciidanka Boliiska Qeybta guud ee gobolka banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay edeysanayaal horay dil ugu geystay Marxuum ...
03/05/2024

Ciidanka Boliiska Qeybta guud ee gobolka banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay edeysanayaal horay dil ugu geystay Marxuum CABDULLAHI CABDI ISAAQ oo 18 jir arday ahaa kuwaas oo in mudda ah lagu raad-joogay
Eedeeysanayaasha ayaa ka koobnaa illaa saddax xubnood oo kala ah.

1- CABDI AXMED CADOW ( MALEESHIYA.
2- AXMED MAXAMED RAAGE (QATAATOW) ASKARI XDS
3- FARXAAN AADAN NUUR (MALEESHIY)

Waxeyna ku eedeysan yihiin dil ka dhacay taariikhdu markeey ahayd 10-april-2024, abbaaro 11:45pm, habeenkii ciidul fidriga la sugayey degmada deyniile gaar ahaan eeriya ceel-dacas oo u Dhow deegaanka g/baaley halkaas oo xabado lagula furay gaari borobakis ah oo soonahaas maraayay, waxaana falkaas arxan darada ah ku geeriyooday marxuum cabdullahi cabdi isxaaq oo 18 jir arday ahaa.

Ciidanka Booliiska G/Banaadir oo hawl- gallo kala duwan sameeyey ayaa waxaa u suurto gashay in ay gacanta ku soo dhigaan eedeysanayaashii falkaas ku eedeysnaa, waxaana saacadaha soo socda la horgeyndoo maxkamada si loo marsiiyo cadaalada .

02/05/2024

Ehelada marxuum Taliye Sayid Cali 'Madaxweyne Qabyo ninkeda Dhemestiro mawaxay Naqotay leynta Wiilasha Galmaax Yoonis '

02/05/2024

Banaanbaxayaal caraysan oo daljirka dahsoon xirtay.


02/05/2024

Taliye ku Xigeenka Ciidanka Police ka Soomaliyeed Taliye Kaniif Oo Kawarbixiye Booqashada Wasiir Kuxigeenka Cadalada Turkiga Uu Kutagay Xarunta Dambi Baarista Ee CID da Somaliya

Maalmo Kahor Waxaa Laqarxiye Shaqaalo Kamid Ah Shirkada Hormuud Manatana Waxaa Laqarxiye Shirkada Korontada BECO  Waxa S...
02/05/2024

Maalmo Kahor Waxaa Laqarxiye Shaqaalo Kamid Ah Shirkada Hormuud
Manatana Waxaa Laqarxiye Shirkada Korontada BECO Waxa Socdo Waa Beegsi Shirkad Gaar Ah. Iyada Oo Ay Jiraan Shirkado Kle Oo Badan.
Maxa Shirkada Hormuud Io Xarumaheda Ugaar Yeelay Dhibaateynta Hantidoda Iyo Badqabka Shaqalahoda

02/05/2024

Col Shuute 'Nabadu Waa ina Taageernaa '

01/05/2024

Reysulwasare xamse Abdi Barre 'Runtan Shegena Weyno Cadahay '

01/05/2024

Aragtida Dadweynaha 'Reysulwasaraha wxa Uu Awooda Sida Nalo ciyarsiyo'

Wixi Aragtidada Ah Qeybta Faalada Noogu Reeb

01/05/2024

Arigtida Dadweynaha 'Dowlada Waa Kutagerena inan Teendhada loo laaban '


01/05/2024

Gud Madaale 'Dhiiqo Marki la Arko Xaga Lafiira Waxa la Leeyahay Madaale Aaway '

Taliyaha Ciidanka Police ka Soomaliyeed Oo Hambalyo Udiray Dhaman Shaqalaha  weynaha Somaliyed
01/05/2024

Taliyaha Ciidanka Police ka Soomaliyeed Oo Hambalyo Udiray Dhaman Shaqalaha weynaha Somaliyed

Address

Mogadisho
252

Telephone

+2521257678

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Channel 6 News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share