War Deg Deg Ah Breaking News

War Deg Deg Ah Breaking News Warar Xaqiiqo Ah Oo Ku Saabsan Soomaaliya

14/01/2023

DEG DEG: Ciidamada deegaanka iyo kuwa dowladda oo saakay ka dhaqaaqay furimaha Koonfurta Gobolka Mudug ayaa kaabiga ku haya degmada Xarardheere.

Ciidamadan ayaa xooggooda ka baxay deegaanka Qararoow, wararka laga helaayo degmada Xarardheere ayaa sheegaya in ay iskaga baxeen kooxda khawaarijta ah ee AS.

War Deg Deg Ah Breaking News

Yaa Xarardheere ku hormari doono?.
14/01/2023

Yaa Xarardheere ku hormari doono?.

01/11/2021
10/08/2021

: Qaar ka mid madaxda Midowga Musharraxiinta iyo Raysal Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayuu hadda shir ay albaabada u xiran yihiin uga socdaa hoyga Madaxweynihii h**e ee dalka Shariif Sh Axmed.

INJINEERKA ROOBLE  iyo UHURU,R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble & Madaxweynaha kenya Uhuru Kenyata ...
10/08/2021

INJINEERKA ROOBLE iyo UHURU,

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble & Madaxweynaha kenya Uhuru Kenyata ayaa kulan uga bilowday magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Kulankaan ayaa looga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin xiriirka labada wadan, Socdaalka iyo Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga

13/02/2021

Gaariga ku qarxay isgoyska Sayidka ayaa xoog kusoo maray Contorolka Dabka sida ay xaqiijiyeen sariilkiil Booliiska ka tirsan, waxaana ka kala cararay dadkii ku sugnaa halka uu ku qarxay maadaama gaari ay ceersanayeen ciidanka Dowladda waxaana sidaas ku yaraaday khasaaraha uu gaystay qaraxa.

13/02/2021



Qarax ayaa ka dhacay isgoyska Sayidka ee Muqdisho, waxaana qarxay gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa welina lama helin khasaaraha ka dhashay qaraxa.

21/01/2021

: Cabdixakiin Dhagajuun guddoomiyihii degmadda Hodan ayaa hadda lagu dilay isgoyska Jid Marayxaanka ee Muqdisho.

14/01/2021

Maamulaha Twitter Jack Dorsey ayaa sheegay in mamnuucitaanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump bartiisa Twitter-ka ay ahayd wax sax ah.
wuxuu murugo ka muujiyay “cawaaqibta aan caadiga ahayn” ee ka dhalan karta in Mr Trump gebi ahaanba laga mamnuuco bartaas.

14/01/2021

Dalka Uganda waxaa ka bilaabatay cod bixinta Doorashada Madaxtinimo ee dalkaas.

Hogaamiyaha mucaaradka Uganda oo warbaahinta la hadlayna wuxuu sheegay in uu qaadici doono natiijada kasta oo kasoo baxda doorashada hadii aysan noqon mid oo daah furan.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta lagu billaabay tallaalka Corona Virus, dalka oo dhan dadka ku suga...
14/01/2021

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta lagu billaabay tallaalka Corona Virus, dalka oo dhan dadka ku sugan ayaa qaadan doona tallaalkaas si loo yareeyo tiradda dadka uusoo ridanayo.

06/01/2021

Allaha unaxariistee waxaa dalka ingiriiska ku geeriydooday Wariye Axmed Abdinur oo kamid ahaa wariyaashii ka shaqeen jiray BBC sidoo kale ahaa rug cadaa saxaafadeed oo in muddo ah kasoo shaqeeyay warbaahinta.

CODKIINA WAA MUHIIIM Fadlan sharegareey tartanka
28/12/2020

CODKIINA WAA MUHIIIM
Fadlan sharegareey tartanka

24/11/2020

Shirka Midowga Musharaxiinta oo lagu waday in gabagabeeyo gelinka danbe ee maanta ayaa maalin kale oo hor leh lagu daray, iyadoo maalinta berri ah War-Murtiyeedka shirkaas lasoo saari doonno.

Sidee u aragtaa?

Cali Khaliif Galayr Raisalwasarihii h**e Ee Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Jigjiga Allaha u naxriisto.
08/10/2020

Cali Khaliif Galayr Raisalwasarihii h**e Ee Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Jigjiga Allaha u naxriisto.

25/05/2020

Ma Sabti ayaad ciidday mise Axad?

02/03/2020

Waxaa goor dhawayd qarax gaari uu watay loogu xiray Guddoomiyihii Maxkamada Laascaanood Xasan Sh Maxamuud.

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab geystay Khasaaro hantiyadeed oo Maanta ka kacay goobo Ganacsi ah oo ku ya...
02/03/2020

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dab geystay Khasaaro hantiyadeed oo Maanta ka kacay goobo Ganacsi ah oo ku yaalla Isgoyska Blacksea ee Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.

Dabkaan ayaa markii h**e waxaa uu ka kacay kaalin lagu iibiyo shidaalka oo ku taalla Isgoyska Blacksea, waxaana markii dambe uu ku sii faafay Bakhaaro kale oo ku deganaa Xarunta uu dabka ka ka

War deg deg ahMadaxweyneyaasha Turkiga Iyo Ruushka Oo Xal U Raadinaya Xiisada Idlib
02/03/2020

War deg deg ah
Madaxweyneyaasha Turkiga Iyo Ruushka Oo Xal U Raadinaya Xiisada Idlib

02/03/2020

War deg deg ah
Hoggaamiyihii Ahlu Suna MACALIN Maxamuud Sheekh Waxa uu gaaray Magaalada Garowe.

02/03/2020

Senator Cabdi Qeybdiid "Dalka isbadal doorasho iyo mid amni ayuu u baahan-yahay, ciidankii loogu talagalayna in cadowga lagula dagaalamo maamuladii ayey Xukuumaddu ku weerartay"

02/03/2020

War deg deg ah-
Dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan Dowlada iyo kuwa ka amar qaata wasiir janan oo ka socda Baladxaawo.

War deg deg ah Xisbiyada WADDANI iyo UCID oo Hargeysa ku shiray ayaa madaxweynaha Somaliland ku tilmaamay keligii--taliy...
22/02/2020

War deg deg ah Xisbiyada WADDANI iyo UCID oo Hargeysa ku shiray ayaa madaxweynaha Somaliland ku tilmaamay keligii--taliye.

Waxaa kale oo ay sheegeen in doorashada Baarlamaanka la qabto sannadkan.

War deg deg ah Jidadka Muqdisho Ayaa saaka Xeran Kadib Ciidamada Asluubta oo u dabbaal degaya sannad guuradoodii 50-aad ...
22/02/2020

War deg deg ah
Jidadka Muqdisho Ayaa saaka Xeran
Kadib Ciidamada Asluubta oo u dabbaal degaya sannad guuradoodii 50-aad oo maanta ku beegan.

22/02/2020

War deg deg ah -Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo is badal ku sameeyay dhammaan talisyada Ciidamada Booliiska Galmudug.

War Deg Deg Ah   Raysal Wasaarihii H**e Ee Somalia Maxamed Cabdi Yuusuf Ayaa Sheegay In Somaliland Awood Iyo Xoog Millit...
22/02/2020

War Deg Deg Ah Raysal Wasaarihii H**e Ee Somalia Maxamed Cabdi Yuusuf Ayaa Sheegay In Somaliland Awood Iyo Xoog Milliteri Lagu Qaban Doono Hadii Aay Diido Midnimada .

Sidoo Kale Ex Raysal Wasaare Maxamed Cabdi Yuusuf Waxa Uu Sheegay In Duqayntii Iyo Xasuuqii Dawladii Siyaad Barre Uu Ahaa Arin Wanaagsan.

Fikerkaaga Ka Dhiibo .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasim...
01/11/2018

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo heshiiska nabadeed ee dalkaas oo Madaxda Urur Goboleedka IGAD ay garwadeen ka ahaayeen.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kamid ahaa Madaxweynayaashii markhaatiga ka ahaa heshiiskii nabadeed ee bishii September magaalada Addis Ababa ku dhexmaray dhinacyada Koonfurta Suudaan, kaas oo looga gol lahaa xal u helista khilaafka dalkaas.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo hadal ka jeediyey munaasabadda loogu dabbaal degayo heshiiskii nabadeed ee la gaaray ayaa xusay dhibaatada dagaalka sokeeye, isaga oo si faahfaahsan uga sheekeeyey burburka Soomaaliya ka soo gaaray iyo sida ay haatan shacabka Soomaaliyeed uga soo kabanayaan.

Madaxweynaha ayaa dul istaagay aragtida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku salaysan daris-wanaagga iyo in ay dadaal ku bixiso nabadeynta Gobolka Geeska Afrika, si loo xoojiyo iskaashiga, wax-wada-qabsiga iyo horumarka shucuubta walaalaha ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kula dardaarmay Madaxda dalka Koonfurta Suudaan in ay ilaashadan heshiiskan nabadeed, kana shaqeeyaan sidii ay uga miradhalin lahaayeen himilooyinka shacabkooda.

Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan munaasabaddan waxa ay u soo dirtay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, si loo xuso doorka dibloomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ku lahayd xal u helista colaadaha sokeeye ee dalkaas.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa shaqada ka joojiyey masuuliyiin uu ka mid yahay duqii maga...
01/11/2018

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa shaqada ka joojiyey masuuliyiin uu ka mid yahay duqii magaalada Belad-weyne.

Wareegto ka soo baxday Guddoomiye dabageed ayaa lagu sheegay talaabadan iney timid ka dib markii masuuliyintan lagu eedeeyey iney ku dhaqaaqeen musuq iyo wax isdaba marin.

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War Deg Deg Ah Breaking News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category


Other Media in Mogadisho

Show All

You may also like